en
Feedback
🌹Nasteex Media🌹

🌹Nasteex Media🌹

Open in Telegram

1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel 🌹Nasteex Media🌹

Channel 🌹Nasteex Media🌹 (@diinteenna_macaan) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 276 subscribers, ranking 5 128 in the Religion & Spirituality category and 491 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 276 subscribers.

According to the latest data from 09 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -226 over the last 30 days and by -9 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.96%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.77% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 807 views. Within the first day, a publication typically gains 125 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 10.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 10 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 276
Subscribers
-924 hours
-637 days
-22630 days
Posts Archive
Labadaa Nooc ee Dadka ka mid ah kee ayaad tahay Adigu? Midi waqti dheerraad ah oo ixtiyaadi ah ayuu samaystaa, oo Salaadda intaan la qiimin ka hor ayuu ka sii diyaar garoobayaa, haddii uu Ballan 9:00 Subaxnimo oo kale, 8:30 oo kale ayuu ku talagalayaa in uu Goobtii sii taggo. Midina waqti dheerraad ah ma laha, Salaadda markaa la qiimo ayuun buu gabgablaynayaa, Ballantii Sagaalka subaxnimo, Sagaalka markay isku taagto Goor-sheegtu ayuun buu gabgablaynayaa.

🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙 👉 Idaacada-halkan ━━━━━━━━━━━━ 1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo • 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan ━━━━━━━━━━ 2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 26k ➜ 💫 Taabo Halkan • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 42k ➜ 💫 Taabo Halkan • 16k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 19k ➜ 💫 Taabo Halkan ━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris • 76k ➜ 📌 Taabo Halkan • 160k ➜ 📌 Taabo Halkan ━━━━ 4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada • 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 18k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 19k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 17k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 26k ➜ 🌙 Taabo Halkan ━━ 📭 Powered by: 🛑 Dhegeyso Buug 🛑 Maktabada Buugta

Currigaasi (Bisadkaasi) Hadyad ayuu u keenay Xabiibidiisii, laakiin markuu arkay in ay Curri kale la joogto wuu ka xanaaqay, hadyaddiina wuu ka ceshaday!

Mid ka mid ah dardaarannada ugu mugga iyo miisaanka culus ee Nebi Muxammad CSW laga dawanay ayaa ahaa: "Ku dadaal wixii ku anfacaaya, Ilaahayna kaalmo waydiiso, hana daalin." —Saxiixul Muslim, 2664. Ka kac fadhi-ku-dirirka, muranka madhalayska ah iyo wixii aan ku anfacayn ha ku lumin saacado. Wax faa'ido adduum iyo mid aakhiro leh u hur wakhtigaaga. Ka midho-dhalintiisa Alle u talo saaro, garab iyo gaashaan ka dhigo, ogow dedeel aan Rabbi kugu garab siin ma guulaysto. Intaas ka dib ha daalin, ha daalin, ha daalin, haa ha daalin baa lagu yidhi. Daalku waa bilowga quusashada iyo isdhiibidda.

"Adduunyada tan laga guurey, ee geba-gebaa joogta Ee laga galbaday meesha iyo geeridii Muxammad (CSW) Gartaa u noqday Eeebboow ma jirto garangar waartaaye" —Cali Jaamac Haabiil Writing "لَوْ كَانَتِ الدُّنْيَا تَدُومُ لِأَهْلِهَا لَكَانَ رَسُولُ اللَّهِ حَيًّا وَبَاقيا" —علي ابن أبي طالب.

Ducada waalidku u duceeyo Ubadkiisa waa qaali, Nafcigeedu aad ayuu u badan yahay. Ubadka ha loo duceeyo, Habaarkana ha laga ilaaliyo.

Maashaa Allaah, Ilaahayoow Ubadka Diintaada ku barbaara ayaan ku weydiisannay, Kuna noolaada, kuna dhinta. اللهمّ آمين

Tarbiyada wanaagsan waa taa, Qur'aanka ayay ku tartamayaan, Qofka Jawaabta saxda ah lagaga horreeyaana wuu u ducaynayaa Qofka ka guulaystay, oo baarikayaa oo ku farxayaa.

🌙☪️Hambalyo🧕🌙 1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka ——🫡- 📭Powered by: https://dhegeysobuug.substack.com

Joojiyq Sawirka aad sawiraysaan Guryihiinna, Gawaadhidiinna, Xoolihiinna, iyo Ubadkiinna, waayo Indhaha Xaasidiinta ayaa aad uga badan Indhaha kuwa idiinku ducaynaya Barakada.

━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

📱Tuugga ugu Weyn uguna khatarta badan Casrigan!

(وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم)

Arsaaqda Ilaahay Xoolo oo kaliya maaha, ee way noocya badan tahay.

Xoolaha waxa aad jeceshihiin jacayl daran.

Dhowaan filo idamka Alle.
Dhowaan filo idamka Alle.

Ninkaasi waa Amitabh Bachchan (Cali Dheere) Actor caan ah oo Indian ah, waxa uu u sujuudayaa oo isku dullaynayaa Odaygaas. الحمد لله على نعمة الإسلام، وكفى بها نعمة.

🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

❓❓Most Respected SomaliChannels

Way ka ciideeyeen oo toos ah 😂