cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

๐ŸŒนWarbaahinta Tubta Toosan๐ŸŒน

Cilmi sharci ah, Aqoon-raadis, Xaqiiqo-ururin iyo Xog-baadhis. ุชู…ู‘ ุชุฃุณูŠุณ ุงู„ู‚ู†ุงุฉ 2020/12/20 ุจูˆุงุณุทุฉ https://t.me/jannadoone

Show more
Finland427The language is not specifiedFamily & Children922
Advertising posts
12 466Subscribers
+1924 hours
+667 days
+36430 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViewsSharesViews dynamics
01
Ka warran marka aad denbi ku dhacdo toobaddaaduba haddii ay noqon lahayd in qudha lagaa jaro? Qudha lagaa jaro oo qudha yaanan odhane, ummadda inta danbaabtey iyo inta aan danbaabin seefaha ha iswaydaarsadaan oo gamta ha isu joogsadaan haddii la odhan lahaa ka warran, toobadduna ay sidaas uun ku dhacayso? Waa ay kula adag tahay dabcan laakiin reer Banii-israa'iil ayaa habkan lagu sameeyey! Ibnu Kasiir marka uu fasiraayo aayadda 54aad ee suuratul-baqarah, waxa uu sheegay in kuwii danbaabey ee reer Banuu-israa'iil iyo kuwii aan danbaabin ay seefaha isla galeen, dabadeedna ay gamta isu joogsadeen jeer ay kala dileen 70,000 oo ruux in ka badan, dabadeedna ay ku sigteen in ay dabargo'aanba! Muuse iyo Haaruun ayaa dabadeedna Alle baryey oo yidhi: "Allahayoow reer Banuu-israa'iil way halaagsameen, Rabbiyoow baaqiga yar badbaadi, Rabbiyoow baaqiga yar badbaadi". Dabadeedna waa laga aqbalay. Habka uu Alle faray in ay u toobad keenaan ayaa ahaa in ay nafahooda laayaan oo badhkoodba badhka kale unuunka gooyo, labada dacalba kii dhintaana waa shahiid, raalli ahaanshaha Alle ayaana uu sidaas ku helay! Diinta Alle waa uu inoo fudaydiyey, waxana la ina faray toobad aan dil iyo dhaawac midna la isu gaysanayn ee Alle si dhab ah loogu noqonaayo, markaasaa weliba Alle uu yidhi: "Haddii aad ahaan lahaydeen kuwo aan danbaabayn, Alle waa uu idin tagsiin lahaa, waxana uu keensan lahaa qoom danbaabaaya oo dabadeedna toobad keenaaya, markaasuu ka toobad aqbali lahaa" -Bukhaari iyo Muslim baa soo wariyey xadiiska. In aynnu danbaabno la inaguma ceebsan, la inaguma caayin, oo la inagumana nacdalin, waxase ceeb laga dhigay qofku in uu danbaabo dabadeedna uu ka soo noqon waayo denbigii! Bes. In aynnu danbaabno dabadeedna aynnu ka soo noqonno danbigii iyana waxa ay noqtay mid aynnu ammaan iyo soo dhawayn Alle agtiisa kaga helnay. Qur'aanka ku arki maysid cid uu Alle ku cadaabay amaba cadaab ugu ballanqaaday keliya in ay danbi ku dhaceen, waxase aad ku arkaysaa oo cimidh ka ah dad lagu cadaabey ama loogu ballanqaaday cadaab in ay danbaabeen dabadeedna ay ka soo noqon waayeen danbigii. Naxariis badanaa Alle! Niyadda ayaa la inoo dhisay oo waxa la ina yidhi gefka iyo denbiga bashar baad u tahay, bashar dhammaantiina waa uu danbaabayaa oo gefayaa, waxana ugu khayr badan kuwa khaladka ka soo noqda. -Xadiis. Toobadkeena, Alle u noqda, dunuubta ka fuqa, rejo wanaagsan Alle ka rajaysta, niyaddana khayr u sheega, ha quusannina, hana is-odhan dunuubtaadu waa ay badatay oo Alle kaa dhaafi maayo, taasi iyada ayaaba denbi ah. @Siciid Cumar Qaaje
3352Loading...
02
โญ•๏ธ๐Ÿ”ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ++ โ—๏ธโ• โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ”Œ @Diinteenna_Macaan โ”œ @Al_xakiim โ”œ @Quruxdaislaamka โ”œ@Hidaayatu_Rabi โ”œ @hogaan_Dumar โ”” @Dhaqan_wanaag) โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @XikmadoSom โ”œ @Dhiiragaliye โ”œ @Mucaashaq_Jacayl โ”œ @AishaAhmed99 โ”œ @QalbiDhaye143 โ”œ @kalimakariim โ”œ @xaqiiqadanolosha โ”œ @Albaanichannel252 โ”” @Ruuxda โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท ๐—ท๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”œ @Dareen_side โ”œ @Hasancaashaq) โ”œ @daren_jaceyl โ”œ @Mohametahmed โ”œ @Noqoxiddig โ”œ@FAAIDOCHANEEL โ”” @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฒ โ”œ @๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ โ”œ @๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ1 โ”” @KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @somalibooks โ”œ @Somalilibrary โ”” @kobciyebooks โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’Ž๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฑ by @zomalibot โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
3760Loading...
03
Afartan sawir waa afar taangi oo afar reer oo kala duwani leeyihiin oo biyihii ku jiray aanu ku beernay Hargeisa Water Quality Control Laboratory. mid ka mida waa nadiif oo wax Bacteria ahi kama soo bixin, mid kale waxa kasoo baxay ilaa 10 xidhmo oo Bacteria ah, midkale waxa kasoo baxay ilaa 20 xidhmo oo Bacteria ah kan kalena waxa kasoo baxay xidhmooyin boqolaal kor udhaafaya oo aan latirin karayn oo Bacteria ah. afarta reer waxay deganyihiin xaafad isku mida, sidoo kale waxay helaan biyo isku mid ah oo ay kahelaan Wakaaladda Biyaha Hargeysa . laakiin waxa kala duwani waa sida ay taangiyadooda unadiifiyaan. qof waliba haku dedaalo sida koobka biyaha uu ku cabayo uu u nadiifiyo inuu taangigana unadiifiyo Waxa qoray Cabdiraxmaan Maxamuud Elmi, Madaxa Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa.
8481Loading...
04
Taariku-salaadoooooooow! War baa kuu yaalla Aakhiro๐Ÿ˜ข. Maxaad la hortagaysaa Ilaahay?
7693Loading...
05
โญ•๏ธ๐Ÿ”ป Community ++ โ—๏ธโ• โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ”Œ @Diinteenna_Macaan โ”œ @Al_xakiim โ”œ @Quruxdaislaamka โ”œ @Hidaayatu_Rabi โ”œ @hogaan_Dumar โ”” @Dhaqan_wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @XikmadoSom โ”œ @Dhiiragaliye โ”œ @Mucaashaq_Jacayl โ”œ @AishaAhmed99 โ”œ @QalbiDhaye143 โ”œ @kalimakariim โ”œ @xaqiiqadanolosha โ”œ @Albaanichannel252 โ”” @Ruuxda โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”œ @Dareen_side โ”œ @Hasancaashaq) โ”œ @daren_jaceyl โ”œ @Mohametahmed โ”œ @Noqoxiddig โ”œ @FAAIDOCHANEEL โ”” @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @maanhage โ”œ @farsamada โ”œ @haqabtire1 โ”” @KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @somalibooks โ”œ @Somalilibrary โ”” @kobciyebooks โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’ŽPresented by @zomalibot โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
1 0340Loading...
06
Carruurtii yarayd ee Gaza, sida ay uga sasayaan Hurdada๐Ÿ˜ข Ilaahayoow! Yahuudda Argagax Qalbiyadooda ku rid.
8552Loading...
07
Ma soontay 6-dii Cisho ee Shawaalka? Mise maad bilaabinba? Mise waad bilowday ee maad dhammaystirin?
8210Loading...
08
Ma soontay 6-dii Cisho ee Shawaalka? Mise maad bilaabinba? Mise waad bilowday ee maad dhammaystirin?
10Loading...
09
Asc Dhalinyaro Waxaan wadnay Tijaabo Yar adeega Somali-Comminitiy 2 minit Waa Delet..
1690Loading...
10
Media files
1 2922Loading...
11
Media files
10Loading...
12
Taabicigii Weynaa ee Maymuun ibnu Mihraan waxa la weydiiyay: "Xadka la odhanayo Qofka Buka Fadhi ayuu ku tukanayaa waa intee?" Markaas ayuu yidhi: "Xadkiisu waxa weeye: Haddii Adduun loo soo bandhiggo in aanu u kici lahayn, oo Awood uu ugu kaco aanu lahayn!" Dadka qaarkood oo Salaadda Fadhi ku tukada, ayaad arkaysaa marka ay Adduun noqoto sida ay ugu cararayaan! Bal'e, Qaar ayaa If iyo Aakhiro wax aan anfacayn Maantaba Maqaaxi u taaggan, marka ay Salaaddii noqoto-na Kursi raadsanaya!.
1 7720Loading...
13
ููŠ ุนุงู… 1947ู… ุงุนุชู„ู‰ ุงู„ุดูŠุฎ ู…ุญู…ุฏ ุงู„ุจุดูŠุฑ ุงู„ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ูŠ ุงู„ู…ู†ุจุฑ ู„ูŠุฎุทุจ ุจุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู† ุฎุทุจุฉ ุตู„ุงุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ูุทุฑ ูู‚ุงู„: ุฃูŠู‘ูู‡ุง ุงู„ู…ุณู„ู…ูˆู†: "ุนูŠุฏููƒู… ู…ุจุงุฑูƒูŒ ุฅุฐุง ุฃุฑุฏุชู…! ุณุนูŠุฏูŒ ุฅุฐุง ุงุณุชุนุฏุฏุชู…! ูˆู„ุง ุชุธู†ูˆุง ุฃู† ุงู„ุฏุนุงุก ูˆุญุฏู‡ ูŠุฑุฏ ุงู„ุฃุนุฏุงุก! ุฅู† ู…ุงุฏุฉ ุฏุนุง ูŠุฏุนูˆ ู„ุง ุชู†ุณุฎ ู…ุงุฏุฉ ุนุฏุง ูŠุนุฏูˆ! ูˆุฅู†ู…ุง ูŠู†ุณุฎู‡ุง ุฃุนุฏู‘ูŽุŒ ูŠุนุฏู‘ูุŒ ูˆุงุณุชุนุฏู‘ูŽุŒ ูŠุณุชุนุฏู‘ู! ูุฃุนุฏูˆุง ูˆุงุณุชุนุฏูˆุงุŒ ุชุฒุฏู‡ุฑ ุฃุนูŠุงุฏูƒู… ูˆุชุธู‡ุฑ ุฃู…ุฌุงุฏูƒู…!" ุขุซุงุฑ ุงู„ุฅู…ุงู… ู…ุญู…ุฏ ุงู„ุจุดูŠุฑ ุงู„ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ูŠ (ูคูงู /ูฃ).
1 4970Loading...
14
Ciidda Reer Gaza๐Ÿ˜ข
1 4520Loading...
15
Media files
1 4180Loading...
16
Habeennadaa, Kee ayay ugu dhoweyd Laylatu qadri? ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ุชู‚ุจู‘ู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ู‘ุง ูˆู…ู†ูƒู….
1 2561Loading...
17
Wiilkan yar Aabbihii ayuu dhunkanayaa Isaga oo Salaadda ku jira.
1 3030Loading...
18
"Anigu wali waan yarahay!"๐Ÿ˜ข Inan yar oo Filasdiiniyad ah ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ oo ku qasbanaatay in ay uga ciyaarto Booskii Hooyannimo Wiilkooda yar, ka dib markay Arxan-laawayaashu dileen Hooyadood.๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜ข
1 1550Loading...
19
Habeen ayaa la inoogu daray Bisheennii Barakaysnayd, oo Bishu 29 Cishana way noqotaa, 30 Cishana way noqotaa. Habeenkani waa Habeen faydaya Sheegashada Jacaylka Alle iyo ka faa'iidaysiga Deeqiisa Waaweyn. Albaabbadii Jannada ee Siddeedda ahaa wali way furan oo lama xidhin, Albaabbadii Naarta ee Toddobada ahaana wali way xidhan yihiin oo lama furin, Madaxya-weyntii Shayaadiinna wali way katiinaysan tahay oo lama soo dayn, Kii baaqayay ee Lahaa "Kii Khayrka doonayoow soo qaabil, kii Sharka doonayowna sii jeeso" wali waa baaqayaa.
1 0871Loading...
20
Media files
1 0340Loading...
21
ุงู„ู„ู‡ู…ู‘ ุขู…ูŠู† ูŠุง ุฑุจู‘ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†. Ilaahayoow u gargaar Mujaahidiinta Filasdiin.
1 1991Loading...
22
Media files
1 3782Loading...
23
Media files
1 3442Loading...
24
Media files
10Loading...
25
๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ™†โ€โ™‚๏ธ ยงรฐmรฅlรฏ + Community ๐Ÿ™†โ€โ™‚๏ธ๐Ÿ˜ฑ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ Diinteena Suuban โ”œ Nolosheena โ”œ Quruxda Islamka โ”œ Hidaayatu rabi โ”œ Hogaan Dumar โ”” Dhaqan wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ ๐—๐ข๐ค๐ฆ๐š๐๐จ โ”œ ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž โ”œ Jeestoole โ”œ ๐’๐จ๐ฆ ๐Œ๐จ๐ญ๐ข๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง โ”œ Qalbi Jileec โ”œ Qalbi dhaye โ”œ Kalimat Kariim โ”œ Arimaha Jacaylka โ”œ Albaani Channel โ”œ Nuxur side โ”” ๐‘๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐š ๐ƒ๐š๐ ๐š๐ง โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ qalbiyadeena โ”œ Dareen Side โ”œ Hassan Caashaq โ”œ Jacayl side โ”œ Kaydka qormooyinka โ”œ Fikradaheena โ”œ Faido Channel โ”” Hoyga sugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ MaanHage Academy โ”œ Free Udemy Courses โ”œ Haqabtire College โ”” Aqoon Kobciye โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ โ”œ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‹๐ข๐›๐ซ๐š๐ซ๐ฒ โ”” Kobciye Books โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ Vip Channelโžก๏ธ Join now โœ… โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channel
1 2221Loading...
26
Ilaahayoow u gargaar Reer Gaza๐Ÿ˜ฑ
1 2141Loading...
27
Media files
1 3290Loading...
28
Intaad Tahajud Sunna ah ku soo jeedday, Salaaddii Subax ee Faralka ahaydna ha ka seexan. Allaah (Sw) waxa uu ku yidhi Xadiis Qudsiga: [ูˆู…ุง ุชู‚ุฑู‘ุจ ุฅู„ูŠู‘ ุนุจุฏูŠ ุจุดูŠุกู ุฃู‹ุญูŽุจู‘ูŽ ุฅู„ูŠู‘ ู…ู…ู‘ุง ุงูู’ุชูŽุฑูŽุถู’ุชูู‡ ุนู„ูŠู‡] [Addoonkaygu iiguma soo dhowaado Shay aan ka jecelahay Wixii aan ku faral-yeellay] Culamadu waxa ay yidhaahdaan: [ู…ู† ุดูŽุบูŽู„ูŽู‡ ุงู„ูุฑุถู ุนู† ุงู„ู†ู‘ูู„ ูู‡ูˆ ู…ุนุฐูˆุฑุŒ ูˆู…ู† ุดูŽุบูŽู„ูŽู‡ ุงู„ู†ู‘ูู„ ุนู† ุงู„ูุฑุถ ูู‡ูˆ ู…ุบุฑูˆุฑ]. [Qofka uu Faralku ka mashquuliyo Sunnaha waa Mid Cudurdaar leh, hase yeeshee Qofka uu Sunnuhu ka mashquuliyo Faralka waa Mid dagsoon oo waa la dagayยน] ยน Shaydaan ayaa dagay oo u xashaa-shaqay.
1 5050Loading...
29
Imaamkii Weynaa ee Ibnul Jawsi (AHUN) waxa uu yidhi: "Waxa Habboon Banii-aadanku in uu aqoonsado Sharafta Waqtigiisa iyo Qadarkiisa, oo aanay kaga lumin Il-bidhiqsi ka mid ah wax aan u dhoweynayn Rabbigii, uuna Odhaahba Odhaahda iyo Camalba Camalkuu ka mudan yahay uu hormariyo".
1 4091Loading...
Ka warran marka aad denbi ku dhacdo toobaddaaduba haddii ay noqon lahayd in qudha lagaa jaro? Qudha lagaa jaro oo qudha yaanan odhane, ummadda inta danbaabtey iyo inta aan danbaabin seefaha ha iswaydaarsadaan oo gamta ha isu joogsadaan haddii la odhan lahaa ka warran, toobadduna ay sidaas uun ku dhacayso? Waa ay kula adag tahay dabcan laakiin reer Banii-israa'iil ayaa habkan lagu sameeyey! Ibnu Kasiir marka uu fasiraayo aayadda 54aad ee suuratul-baqarah, waxa uu sheegay in kuwii danbaabey ee reer Banuu-israa'iil iyo kuwii aan danbaabin ay seefaha isla galeen, dabadeedna ay gamta isu joogsadeen jeer ay kala dileen 70,000 oo ruux in ka badan, dabadeedna ay ku sigteen in ay dabargo'aanba! Muuse iyo Haaruun ayaa dabadeedna Alle baryey oo yidhi: "Allahayoow reer Banuu-israa'iil way halaagsameen, Rabbiyoow baaqiga yar badbaadi, Rabbiyoow baaqiga yar badbaadi". Dabadeedna waa laga aqbalay. Habka uu Alle faray in ay u toobad keenaan ayaa ahaa in ay nafahooda laayaan oo badhkoodba badhka kale unuunka gooyo, labada dacalba kii dhintaana waa shahiid, raalli ahaanshaha Alle ayaana uu sidaas ku helay! Diinta Alle waa uu inoo fudaydiyey, waxana la ina faray toobad aan dil iyo dhaawac midna la isu gaysanayn ee Alle si dhab ah loogu noqonaayo, markaasaa weliba Alle uu yidhi: "Haddii aad ahaan lahaydeen kuwo aan danbaabayn, Alle waa uu idin tagsiin lahaa, waxana uu keensan lahaa qoom danbaabaaya oo dabadeedna toobad keenaaya, markaasuu ka toobad aqbali lahaa" -Bukhaari iyo Muslim baa soo wariyey xadiiska. In aynnu danbaabno la inaguma ceebsan, la inaguma caayin, oo la inagumana nacdalin, waxase ceeb laga dhigay qofku in uu danbaabo dabadeedna uu ka soo noqon waayo denbigii! Bes. In aynnu danbaabno dabadeedna aynnu ka soo noqonno danbigii iyana waxa ay noqtay mid aynnu ammaan iyo soo dhawayn Alle agtiisa kaga helnay. Qur'aanka ku arki maysid cid uu Alle ku cadaabay amaba cadaab ugu ballanqaaday keliya in ay danbi ku dhaceen, waxase aad ku arkaysaa oo cimidh ka ah dad lagu cadaabey ama loogu ballanqaaday cadaab in ay danbaabeen dabadeedna ay ka soo noqon waayeen danbigii. Naxariis badanaa Alle! Niyadda ayaa la inoo dhisay oo waxa la ina yidhi gefka iyo denbiga bashar baad u tahay, bashar dhammaantiina waa uu danbaabayaa oo gefayaa, waxana ugu khayr badan kuwa khaladka ka soo noqda. -Xadiis. Toobadkeena, Alle u noqda, dunuubta ka fuqa, rejo wanaagsan Alle ka rajaysta, niyaddana khayr u sheega, ha quusannina, hana is-odhan dunuubtaadu waa ay badatay oo Alle kaa dhaafi maayo, taasi iyada ayaaba denbi ah. @Siciid Cumar Qaaje
Show all...
โค 10
โญ•๏ธ๐Ÿ”ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ++ โ—๏ธโ• โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ”Œ @Diinteenna_Macaan โ”œ @Al_xakiim โ”œ @Quruxdaislaamka โ”œ@Hidaayatu_Rabi โ”œ @hogaan_Dumar โ”” @Dhaqan_wanaag) โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @XikmadoSom โ”œ @Dhiiragaliye โ”œ @Mucaashaq_Jacayl โ”œ @AishaAhmed99 โ”œ @QalbiDhaye143 โ”œ @kalimakariim โ”œ @xaqiiqadanolosha โ”œ @Albaanichannel252 โ”” @Ruuxda โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท ๐—ท๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”œ @Dareen_side โ”œ @Hasancaashaq) โ”œ @daren_jaceyl โ”œ @Mohametahmed โ”œ @Noqoxiddig โ”œ@FAAIDOCHANEEL โ”” @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฒ โ”œ @๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ โ”œ @๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ1 โ”” @KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @somalibooks โ”œ @Somalilibrary โ”” @kobciyebooks โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’Ž๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฑ by @zomalibot โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
Show all...
โค 2๐Ÿ‘ 1
Afartan sawir waa afar taangi oo afar reer oo kala duwani leeyihiin oo biyihii ku jiray aanu ku beernay Hargeisa Water Quality Control Laboratory. mid ka mida waa nadiif oo wax Bacteria ahi kama soo bixin, mid kale waxa kasoo baxay ilaa 10 xidhmo oo Bacteria ah, midkale waxa kasoo baxay ilaa 20 xidhmo oo Bacteria ah kan kalena waxa kasoo baxay xidhmooyin boqolaal kor udhaafaya oo aan latirin karayn oo Bacteria ah. afarta reer waxay deganyihiin xaafad isku mida, sidoo kale waxay helaan biyo isku mid ah oo ay kahelaan Wakaaladda Biyaha Hargeysa . laakiin waxa kala duwani waa sida ay taangiyadooda unadiifiyaan. qof waliba haku dedaalo sida koobka biyaha uu ku cabayo uu u nadiifiyo inuu taangigana unadiifiyo Waxa qoray Cabdiraxmaan Maxamuud Elmi, Madaxa Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa.
Show all...
๐Ÿ‘ 9๐Ÿ˜ฑ 3
Taariku-salaadoooooooow! War baa kuu yaalla Aakhiro๐Ÿ˜ข. Maxaad la hortagaysaa Ilaahay?
Show all...
๐Ÿ‘ 7
โญ•๏ธ๐Ÿ”ป Community ++ โ—๏ธโ• โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ”Œ @Diinteenna_Macaan โ”œ @Al_xakiim โ”œ @Quruxdaislaamka โ”œ @Hidaayatu_Rabi โ”œ @hogaan_Dumar โ”” @Dhaqan_wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @XikmadoSom โ”œ @Dhiiragaliye โ”œ @Mucaashaq_Jacayl โ”œ @AishaAhmed99 โ”œ @QalbiDhaye143 โ”œ @kalimakariim โ”œ @xaqiiqadanolosha โ”œ @Albaanichannel252 โ”” @Ruuxda โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”œ @Dareen_side โ”œ @Hasancaashaq) โ”œ @daren_jaceyl โ”œ @Mohametahmed โ”œ @Noqoxiddig โ”œ @FAAIDOCHANEEL โ”” @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @maanhage โ”œ @farsamada โ”œ @haqabtire1 โ”” @KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @somalibooks โ”œ @Somalilibrary โ”” @kobciyebooks โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’ŽPresented by @zomalibot โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
Show all...
๐Ÿ‘ 2
Carruurtii yarayd ee Gaza, sida ay uga sasayaan Hurdada๐Ÿ˜ข Ilaahayoow! Yahuudda Argagax Qalbiyadooda ku rid.
Show all...
๐Ÿ˜ข 9
Ma soontay 6-dii Cisho ee Shawaalka? Mise maad bilaabinba? Mise waad bilowday ee maad dhammaystirin?
Show all...
๐Ÿ‘ 5โค 3
Ma soontay 6-dii Cisho ee Shawaalka? Mise maad bilaabinba? Mise waad bilowday ee maad dhammaystirin?
Show all...
Asc Dhalinyaro Waxaan wadnay Tijaabo Yar adeega Somali-Comminitiy 2 minit Waa Delet..
Show all...
๐Ÿค” 4
โค 7๐Ÿ‘ 4