en
Feedback
Hadalada jacaylka🥰

Hadalada jacaylka🥰

Open in Telegram

ᴍᴀʀɴᴀ ᴀᴅɪɢᴀ ᴇʀᴀʏᴀᴅᴀ ᴋᴜ ᴅʜᴇx ɴᴏᴏʟ ᴍᴀʀɴᴀ ɪʏᴀɢᴀ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴇx ɴᴏᴏʟ ᴅʜᴀᴍᴀɴ ᴅᴀʀᴇɴɴᴋᴀs ɪʏᴏ ǫᴀʀ ʟᴀᴍɪᴅᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴋᴜɢula wadagaya

Show more
7 827
Subscribers
+224 hours
+47 days
+3230 days
Posts Archive
Qofwalba page kas haso like gareyo waxbadan ba soosocda oad kaheli kartan Mahadsanidin idinman ilawin qoraladeenii way sosocdan iyago kuwi hore ka xiiso badan 👍👍👍👍.

"Qofna uma qalmo qof soo noq noqda dhamaan waxaan u qalanaa qof joogto ah"😍 @ibrahimqalib
"Qofna uma qalmo qof soo noq noqda dhamaan waxaan u qalanaa qof joogto ah"😍 @ibrahimqalib

Waxan la qabsaday in Aan ku seexdo kuna so tooso marwalba Codkaaga naxariista leh Halka habeen Aad iga seexa to wan dareema i
Waxan la qabsaday in Aan ku seexdo kuna so tooso marwalba Codkaaga naxariista leh Halka habeen Aad iga seexa to wan dareema in anan ficnen waxan kugu ag dareema caafimaad iyo Farxad ❤️🥹😍 @ibrahimqalib

Marnaba lagama yaabo in Aan dafiro sida quruxda padan Aad iigu so badhigto dareenka jaceyl Aad ii hayso sido kle ma dafiraayo
Marnaba lagama yaabo in Aan dafiro sida quruxda padan Aad iigu so badhigto dareenka jaceyl Aad ii hayso sido kle ma dafiraayo sida Aad iila taliso marka Aan talo ku weydisto wxn hupa In Aan dhameystirnen la' Antada❤️ @ibrahimqalib

marba hadi an aniga ku rabo haka warwarin kuwa aniga iraba 🥰❤️ @ibrahimqalib
marba hadi an aniga ku rabo haka warwarin kuwa aniga iraba 🥰❤️ @ibrahimqalib

Waxa aan aad ugu xiiso qabaa laKulan kaaga wayo qalbigayga wuu sugi La,yahy run ahantii xilige noqotoba Malinkas waxa u li no
Waxa aan aad ugu xiiso qabaa laKulan kaaga wayo qalbigayga wuu sugi La,yahy run ahantii xilige noqotoba Malinkas waxa u li noqon donaa malin Igu qali ah oo aan ilawi donin happti 🥰😍 @ibrahimqalib

Xanun keyga dawadiisu waa adiga wayo Dawaoyinka qaar lagama helo Hospital ka sida Farxadada Dhola cadentada Nariistada Nafteydane waxaa u farxad ah. Farxada naftaada alpih @ibrahimqalib

ma doonayo inaad agteyda ku darento darxumo iyo Cil ama murug iyo qalbi-jab waxan Donaya inad agteyda ku darento niyad wanaag
ma doonayo inaad agteyda ku darento darxumo iyo Cil ama murug iyo qalbi-jab waxan Donaya inad agteyda ku darento niyad wanaag Degenaan iyo kalsooni kulama rabo Dabadey inaad murugooto waayo waxan ahay qofka aduunka Ugu neceb murugtaada Ee Mcn qabso gacantayda 🥰 @ibrahimqalib

Xijaab Waa Quruxda Dumarka, Raggana Waa Jeceyl Yihiin Dumarka Kuwoodda Hijaaban Sidda Saxda Ah. 🥰 @ibrahimqalib
Xijaab Waa Quruxda Dumarka, Raggana Waa Jeceyl Yihiin Dumarka Kuwoodda Hijaaban Sidda Saxda Ah. 🥰 @ibrahimqalib

Iyaddoo Xanaaqsan Ayey Ku Tiri:: Ma Taqaan Farqiga u Dhaxeeyo Hooyadda Iyo Hooyadday ? -Intuu u Dhoola Cadeeyey Ayuu Ku Yiri:
Iyaddoo Xanaaqsan Ayey Ku Tiri:: Ma Taqaan Farqiga u Dhaxeeyo Hooyadda Iyo Hooyadday ? -Intuu u Dhoola Cadeeyey Ayuu Ku Yiri::Haa!! -Waxeey Tiri:: Haddaba Ii Sheeg. Wuxuu Yiri:: Hooyadday Aniga Ayey Dunida I Keentay, Laakiin Adiga Hooyadda Duniddii oo Dhan Ayey Aniga Ii Keentay.. Intay Farxad Is Celin Weeday, Ayey Tiri :: Gacaliye Hoo!! 3kune Doller Waxaa Rabto Ku Sameyso Waa Ayuutaddii Sanaadkan Ee Haddiyad Aahan u Qaado.. @ibrahimqalib

Jaceylkeeygiiyeyy mataqana sababtan ku cafiyo hadaad qalad iga gasho kuna raaligaliyo xitaa hadaad adigu qaldanthy sababtoo a
Jaceylkeeygiiyeyy mataqana sababtan ku cafiyo hadaad qalad iga gasho kuna raaligaliyo xitaa hadaad adigu qaldanthy sababtoo ah waxa thy ilmaheyga mustagplka hooyadood mana rabo hal habeen xita inaad iga sexato adigo murugsan🥰🥹 @ibrahimqalib

Mid maku dhaha sulthaamadeydiyeyy Sikastood iiga qaldanthy xataa waxaa diyaar u ahey inaan kuraaligaliyo Sababtoo ah inaan ku
Mid maku dhaha sulthaamadeydiyeyy Sikastood iiga qaldanthy xataa waxaa diyaar u ahey inaan kuraaligaliyo Sababtoo ah inaan kuhelo waa nasiip lkn inaan ku ilashado waa raganimadeyda waxaana sir ku,ahaan doonta qalpigeyga.🥹🥰 @ibrahimqalib

waxaan kugu jeclahay dareenkaaga kaftanka leh, qalbigaaga deeqsinimada leh, iyo awoodda aad u leedahay inaad xaalad kasta iig
waxaan kugu jeclahay dareenkaaga kaftanka leh, qalbigaaga deeqsinimada leh, iyo awoodda aad u leedahay inaad xaalad kasta iiga dhigto mid xiise leh. Waan ku jeclahay hada waxaanan balanqaadayaa inaan jeclaado qofka aad noqon doontid iyo sidaad isu badasho oo aad u koreyso sanadaha soo socda🥰 @ibrahimqalib

Inaad noqoto suldaamadayda iyo inaad noqoto awooda aan ku tashto waa mid ay kadanbaysay doorashada quruxda BaDaN een anigu sa
Inaad noqoto suldaamadayda iyo inaad noqoto awooda aan ku tashto waa mid ay kadanbaysay doorashada quruxda BaDaN een anigu sameeyay Haa waa doorashadayda inaad noqoto jacaylkayga mustaqbalkayga iyo UDgooNkaygba Ogow macaan doorashada an adi kugu soo doortay inay tahay mida kaliya ee AaNa ku • khasaarin sidoo kalana ay tahay mida kaliya ee AaNa ka qoomanoonin waayo adiga adiga ayaan kugu helay adigoo ah halka qof ee qalbigayga lajaanqaadi karta naftaydana fahmi karta🥰🥹 @ibrahimqalib

Aniga iyo Adiga 0 Waa adduun gaar ah oo aniga iyo adiga nagu xeeran,Waa dhallaan adduunyo, oo aniga iyo adiga keliya aan arki karno. Adduunyada jacayl uun baa jira oo nacayb ma jiro, Waa anaga 0o keliya oo si buuxda u jecel qayb kasta oo ka mid ah nolosheena.Waa aniga iyo adiga oo hareeraha ka dheelaya oo isu heesaya,Aniga iyo adiga ayaa ballan ah in aan mar walba wada jirno. Jacaylkayagu wuu dhaafaa dhammaan •caqabadaha isgaadhsiinta,Way ka baxsan tahay fikirka qof kale. Sababtoo ah waad i fahantay anna waan ku fahmay, Intee in le'eg ayaan is jecelnahay qofna ma hayo wax raad ah. waan ku jeclahay amiradeyda....🥹🥰 @ibrahimqalib

Majiro Dareen ka Qurux Badan Amaba Ka Wanagsn in Nasipku ku siiyo Qof dhibta Ku Didaya Farxada kula Donaayo Xumaha kula Naceb
Majiro Dareen ka Qurux Badan Amaba Ka Wanagsn in Nasipku ku siiyo Qof dhibta Ku Didaya Farxada kula Donaayo Xumaha kula Naceb Murugana ka ilaaliya Wajigaga kuguna Fanaayo kuna ilashanaayo waiga dardaraane hadad haysto ilaasho kuna dhe Run ahaanti inta yo in Kapadan Adiga Ayan ka hela waxa tahay qofka i Qaaska Ah oo aan Qarsado mar Walba....;🥹🥰❤️ @ibrahimqalib