en
Feedback
RajoAcademy

RajoAcademy

Open in Telegram

Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy๐ŸŒŸ Waa madal aqooneed oo idin soo gudbisa warar,cilmiga iyo macluumaad waxtar leh hal meel Soo booqo Rajoacademy.net Si aad culuumta digital money uga baratid.Dhowaan inshalah Courses carabi ah baan diyaarinayaa

Show more

๐Ÿ“ˆ Analytical overview of Telegram channel RajoAcademy

Channel RajoAcademy (@somalicryptofolio) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 14 192 subscribers, ranking 7 946 in the Cryptocurrencies category and 572 in the Somalia region.

๐Ÿ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 14 192 subscribers.

According to the latest data from 11 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -165 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 3.41%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.34% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 484 views. Within the first day, a publication typically gains 190 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 3.

๐Ÿ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
โ€œKu soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy๐ŸŒŸ Waa madal aqooneed oo idin soo gudbisa warar,cilmiga iyo macluumaad waxtar leh hal meel Soo booqo Rajoacademy.net Si aad culuumta digital money uga baratid.Dhowaan inshalah Courses carabi ah baan diyaarinayaaโ€

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 12 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Cryptocurrencies category.

14 192
Subscribers
-724 hours
-497 days
-16530 days
Posts Archive
Wararka dhaqaalaha ugu muhiimsan ee maanta: Go'aanka dulsaarka ee Bangiga Dhexe ee Yurub (ECB) โ€“ 3:15 Tusmada Qiimaha Soo-saareyaasha Mareykanka (PPI) โ€“ 3:30 Tirada codsiyada cusub ee dadka shaqo la'aanta ah ee Mareykanka (Initial Jobless Claims) โ€“ 3:30 Wararkan waa kuwa saameyn weyn ku yeelan kara suuqyada lacagaha (Forex), saamiyada, dahabka, iyo cryptocurrencies.

photo content

ARDAYDA KU CUSUB KOOSRADA RAJO ACADEMY. VIDOEGAN WAA MUHIIM. USERNAME, PASSWORD & LOG IN LOG OUT https://youtu.be/KzYVXdEDJak

IGA JAAHIL BIXIYA ARINTAN. LACAGTANI MA RUN BAA? COIN KU IIBSO 10 USD OO FAAIIDO 10,000 USD QAADO. https://youtu.be/zNuyEV-MJ5s

Wararka ugu muhiimsan ee dhaqaalaha maanta: ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ 3:30 โ€“ Tusmada Qiimaha Macaamiisha Mareykanka (CPI), oo ah cabbirka ugu muhiimsan ee sicir-bararka. Warbixintani waxay saameyn weyn ku yeelan kartaa suuqyada lacagaha, saamiyada, iyo crypto-ga. ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ 4:45 โ€“ Go'aanka dulsaarka ee Bangiga Dhexe ee Kanada (Bank of Canada). Suuqyadu waxay si dhow ula socdaan haddii dulsaarka la beddelo ama siduu yahay loo daayo. ๐Ÿ›ข๏ธ 5:30 โ€“ Warbixinta kaydka shidaalka ceeriin ee Mareykanka (U.S. Crude Oil Inventories), taas oo saameyn ku yeelan karta qiimaha shidaalka iyo suuqyada tamarta. ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ 9:00 โ€“ Miisaaniyadda guud ee Khasnadda Federaalka Mareykanka (U.S. Federal Budget Statement), oo muujisa dakhliga iyo kharashaadka dowladda federaalka. waqtiga Sacuudiga

photo content

Wararka ugu muhiimsan ee dhaqaalaha maanta: 1. Isbeddelka Heerka Shaqaalaynta Mareykanka โ€“ 3:15 Warbixintani waxay muujisaa inta ay le'eg tahay isbeddelka ku yimid tirada shaqaalaha, waana xog si weyn u saameyn karta doolarka iyo suuqyada maaliyadda. 2. Miisaanka Ganacsiga Mareykanka (Trade Balance) โ€“ 3:30 Warbixintani waxay muujisaa farqiga u dhexeeya dhoofinta iyo soo dejinta badeecadaha iyo adeegyada Mareykanka. 3. Iibka Guryaha Hore ee Mareykanka (Existing Home Sales) โ€“ 5:00 Xogtan waxay cabbirtaa tirada guryaha hore loo lahaa ee la iibiyey, waana tilmaame muhiim u ah xaaladda suuqa guryaha iyo dhaqaalaha guud. Haddii aad ka ganacsato crypto, forex ama gold, xogahan gaar ahaan kuwa shaqaalaynta iyo miisaanka ganacsiga waxay sababi karaan dhaqdhaqaaq xooggan oo suuqa ah.

photo content

HADII UU SHAKI KAAGA JIRO LACAGAHA DIGITALKA(CRYPTOCURRENCY)DAAWO MUUQAALKAN FROM A--Z. RajoAcademy https://youtu.be/p9wfU7Fn6cM

Repost from RajoAcademy

Arrimaha course ka naxwaha halkan igala soo xidhiidh WhatsApp 00447473963426 Ama telegram kayga @ahmed1492