fa
Feedback
RajoAcademy

RajoAcademy

رفتن به کانال در Telegram

Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy🌟 Waa madal aqooneed oo idin soo gudbisa warar,cilmiga iyo macluumaad waxtar leh hal meel Soo booqo Rajoacademy.net Si aad culuumta digital money uga baratid.Dhowaan inshalah Courses carabi ah baan diyaarinayaa

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام RajoAcademy

کانال RajoAcademy (@somalicryptofolio) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 14 194 مشترک است و جایگاه 7 964 را در دسته رمزارزها و رتبه 573 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 14 194 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 10 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -164 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -14 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 3.30% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.33% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 469 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 189 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 3 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy🌟 Waa madal aqooneed oo idin soo gudbisa warar,cilmiga iyo macluumaad waxtar leh hal meel Soo booqo Rajoacademy.net Si aad culuumta digital money uga baratid.Dhowaan inshalah Courses carabi ah baan diyaarinayaa

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 11 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته رمزارزها تبدیل کرده‌اند.

14 194
مشترکین
-1424 ساعت
-497 روز
-16430 روز
آرشیو پست ها
Wararka dhaqaalaha ugu muhiimsan ee maanta: Go'aanka dulsaarka ee Bangiga Dhexe ee Yurub (ECB)3:15 Tusmada Qiimaha Soo-saareyaasha Mareykanka (PPI)3:30 Tirada codsiyada cusub ee dadka shaqo la'aanta ah ee Mareykanka (Initial Jobless Claims)3:30 Wararkan waa kuwa saameyn weyn ku yeelan kara suuqyada lacagaha (Forex), saamiyada, dahabka, iyo cryptocurrencies.

photo content

ARDAYDA KU CUSUB KOOSRADA RAJO ACADEMY. VIDOEGAN WAA MUHIIM. USERNAME, PASSWORD & LOG IN LOG OUT https://youtu.be/KzYVXdEDJak

IGA JAAHIL BIXIYA ARINTAN. LACAGTANI MA RUN BAA? COIN KU IIBSO 10 USD OO FAAIIDO 10,000 USD QAADO. https://youtu.be/zNuyEV-MJ5s

Wararka ugu muhiimsan ee dhaqaalaha maanta: 🇺🇸 3:30Tusmada Qiimaha Macaamiisha Mareykanka (CPI), oo ah cabbirka ugu muhiimsan ee sicir-bararka. Warbixintani waxay saameyn weyn ku yeelan kartaa suuqyada lacagaha, saamiyada, iyo crypto-ga. 🇨🇦 4:45Go'aanka dulsaarka ee Bangiga Dhexe ee Kanada (Bank of Canada). Suuqyadu waxay si dhow ula socdaan haddii dulsaarka la beddelo ama siduu yahay loo daayo. 🛢️ 5:30Warbixinta kaydka shidaalka ceeriin ee Mareykanka (U.S. Crude Oil Inventories), taas oo saameyn ku yeelan karta qiimaha shidaalka iyo suuqyada tamarta. 🇺🇸 9:00Miisaaniyadda guud ee Khasnadda Federaalka Mareykanka (U.S. Federal Budget Statement), oo muujisa dakhliga iyo kharashaadka dowladda federaalka. waqtiga Sacuudiga

photo content

Wararka ugu muhiimsan ee dhaqaalaha maanta: 1. Isbeddelka Heerka Shaqaalaynta Mareykanka – 3:15 Warbixintani waxay muujisaa inta ay le'eg tahay isbeddelka ku yimid tirada shaqaalaha, waana xog si weyn u saameyn karta doolarka iyo suuqyada maaliyadda. 2. Miisaanka Ganacsiga Mareykanka (Trade Balance) – 3:30 Warbixintani waxay muujisaa farqiga u dhexeeya dhoofinta iyo soo dejinta badeecadaha iyo adeegyada Mareykanka. 3. Iibka Guryaha Hore ee Mareykanka (Existing Home Sales) – 5:00 Xogtan waxay cabbirtaa tirada guryaha hore loo lahaa ee la iibiyey, waana tilmaame muhiim u ah xaaladda suuqa guryaha iyo dhaqaalaha guud. Haddii aad ka ganacsato crypto, forex ama gold, xogahan gaar ahaan kuwa shaqaalaynta iyo miisaanka ganacsiga waxay sababi karaan dhaqdhaqaaq xooggan oo suuqa ah.

photo content

HADII UU SHAKI KAAGA JIRO LACAGAHA DIGITALKA(CRYPTOCURRENCY)DAAWO MUUQAALKAN FROM A--Z. RajoAcademy https://youtu.be/p9wfU7Fn6cM

Repost from RajoAcademy

Arrimaha course ka naxwaha halkan igala soo xidhiidh WhatsApp 00447473963426 Ama telegram kayga @ahmed1492