Abdallah Journalist
Open in Telegram
Hel xogaha dunida daafeheeda ka dhacaya adigoo isticmaalaya aaladan Telegram.
Show more3 079
Subscribers
No data24 hours
-97 days
-3530 days
Posts Archive
3 079
Noloshaada inay dhaqaaq yeelataa waa mid muhiim ah,maxaa yeelay noloshaada hadii ay san lahayn wax dhaqaaq ah dhab ahaantii way kugu adkaaneysaa Nolosha caadiga ah.
3 079
#Jacaylka dhabta ah ma ahan mid si fudud oo sahlan uga zuula qofka Bini Aadamka ah qalbigiisa ,sidaa darteed hadii uu yahay xiriirka mid dhab ah waa hubaal in uu noqonayo mid mira dhala layskuna waara.
3 079
World News waa wargeys ku hadla Luuqadaada Hooyo islamarkaana kuu soo gudbinayo dhacdooyinka cusub ee ka dhaca dunida dacaladeeda isla marka ay dhacaan kamid noqo asaxaabta ku xiran bartan Mahadsanid 👍
3 079
#WorldNews Hindiya ayaa cuna qabateen dhan waliba ah kala kulmeysa dowladaha Muslimiinta,arinkaas oo loogu aar gudayo sharafka Nabigeena Muxamed صلي االه عليه وسلم
3 079
#DEGDEG Gaari nuuca looyaqaano Cabdi bilaha oo ay wateen Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa dusha ka maray Mooto Bajaaj ay saarnaayeen dad rayad ah taas oo kusocotay wadada xiriirisa warshada caanaha iyo Aargada Dayniile ,dadkii saarnaa Mootada ayaa dhaawacyo halis ku noqdeen goobta.
3 079
#WorldNews Fahad Yaasiin Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Taliyaha Cusub Ee NISA Mahad Salaad.
3 079
#WorldNews Ciidamada Booliska Gobolka Saraar Ayaa Hawlgalo Lagu Adkaynayo Nabadgelyada Ka Bilaabay Deegaanada Gobolka Saraar, kadib markii ay usoo Guureen Dad Reer Guuraa ah ee Xoolo Dhaqato Ah Oo Ka Kala Yimi Deegaano Kala Duwan ee Somaliland.
3 079
#WorldNews Hindiya waxaa sii xoogeysanaya dibad baxyada lugu difaacayo sharafka Nabigeena Muxamed صلي اللة عليه وسلم
3 079
#DEGDEG Saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Muqdisho oo amar la siiyay .
