en
Feedback
Hogaan Dumar

Hogaan Dumar

Open in Telegram

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Hogaan Dumar

Channel Hogaan Dumar (@hogaan_dumar) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 252 subscribers, ranking 5 140 in the Religion & Spirituality category and 492 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 252 subscribers.

According to the latest data from 09 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -225 over the last 30 days and by -5 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.92%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.71% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 125 views. Within the first day, a publication typically gains 115 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 6.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as دُعَاء, صَلَاة, قِرَاءَة, لَيلَة, قِيَام.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 10 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 252
Subscribers
-524 hours
-547 days
-22530 days
Posts Archive
Repost from Hogaan Bulsho
Haddal Dhaxal Gala Xasan Al-Basri ayaa yidhi: ( ما رأيت شيئا من العبادة أشد من الصلاة في جوف الليل، وإنها لمن أفعال المُتقين)
Haddal Dhaxal Gala Xasan Al-Basri ayaa yidhi: ( ما رأيت شيئا من العبادة أشد من الصلاة في جوف الليل، وإنها لمن أفعال المُتقين) ( Ma arag cibaado ka adag salaaada habeenka dhexdiisa " qiyaamu laylka", waana ficilada dadka mutaqiinta ah ee Ilaahay ka cabsada. )

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Bulsho
photo content

Repost from Hogaan Bulsho
❤️🌸
❤️🌸

Repost from Hogaan Dumar
‏سبحان الله ‏والحمدلله ‏ولا إله إلا الله ‏والله أكبر ‏سبحان الله ‏والحمدلله ‏ولا إله إلا الله ‏والله أكبر ‏سبحان الله ‏والحمدلله ‏ولا إله إلا الله ‏والله أكبر

Repost from Hogaan Dumar
ليس بعاقل من له حاجة عند ربه ونام وقت السحر. -ابن رجب. Caaqil Ma aha Ruuxa Xaajo Uga Xiran Tahay Xagga Rabbigii Ee Haddana Se
ليس بعاقل من له حاجة عند ربه ونام وقت السحر. -ابن رجب. Caaqil Ma aha Ruuxa Xaajo Uga Xiran Tahay Xagga Rabbigii Ee Haddana Seexda Waqtiga Saxarka. -Ibnu Rajab. قيام الليل🍃 ❤️

Repost from Hogaan Dumar
قال صلى الله عليه وسلم: ‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ. ‏حديث صحيح Nebiga scw wuxu dhahay: Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa. ‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️ @hogaan_Dumar 🦋

Repost from Hogaan Dumar
كلمتان خفيفتان على اللسان .. ثقيلتان في الميزان .. حبيبتان إلى الـرحـمـٰن : سـبـحـان الـلـه وبـحـمـده سـبـحـان الـلـه الـعـظـيـم. Laba Kalmadod Oo Ku Fudud Carabka Miizaankana Ku Culus Lagana Jecelyahay Allaha Naxarista Badan Xaggiisa.🌷🍃 سـبـحـان الـلـه وبـحـمـده سـبـحـان الـلـه الـعـظـيـم.

Berri waa *isniin*  ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi *Muxamad ﷺ* Rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman soon hadii aad awoodo hadii kalana dadka xasuusi si aad ajirka wax oga hesho 💕💜 الدال على خير فله مثل أجر فاعله  الرسول صل الله عليه وسلم 💖💖💖 Aan ka faa' iideeysano Inshaa Allaah.

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Maqrib qamis ah ilaa maqrib jimcaa afkaga haka qoynaado saliga nebiga.❤️ اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد.

Ads⤵️1️⃣ Aqoon Iyo Xikmado 🚺🅰️ • 18k 👉 @Hasancaashaq • 20k 👉 @dareen_side • 26k 👉 @KobciAqoontaada2 • 18k 👉 @QalbiDhaye143 • 42k 👉 @XikmadoSom • 16k 👉 @Noqoxiddig 2️⃣ Diinta iyo Duunyada ☪️🌍  • 15k 👉 @kalimakariim • 20k 👉 @Al_xakiim • 16k 👉 @Albaanichannel252 • 18k 👉 @hogaan_Dumar • 20k 👉 @dareen_side • 19k 👉 @Diinteenna_Macaan • 17k 👉 @Etminnan7 3️⃣ Buugaag iyo Akhris 📚✨  • 76k 👉 @Somalilibrary • 160k 👉 @Somalibooks • 42k 👉 @kobciyebooks 4️⃣ Aqoon IYO Fasalo 🎓📖  • 13k 👉 @maanhage • 27k 👉 @Farsamada • 15k 👉 @Somalienglish1 • 28k 👉 @Somalienglish3 • 11k 👉 @Somaliarabic --------❗️ ❗️ ❗️ ⭕️ Ads: 150k ⤵️⤵️ @ALFAGHISTUDIO1

Repost from Hogaan Dumar
ليس بعاقل من له حاجة عند ربه ونام وقت السحر. -ابن رجب. Caaqil Ma aha Ruuxa Xaajo Uga Xiran Tahay Xagga Rabbigii Ee Haddana Se
ليس بعاقل من له حاجة عند ربه ونام وقت السحر. -ابن رجب. Caaqil Ma aha Ruuxa Xaajo Uga Xiran Tahay Xagga Rabbigii Ee Haddana Seexda Waqtiga Saxarka. -Ibnu Rajab. قيام الليل🍃 ❤️

𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 ❤️ 💛Jibriil CS Qur'aanka aya lagu soo dajiyey oo nabiga صلى الله عليه وسلم ayuu ukeeni jiray wuxuu noqday sayyidka malaa'igta waxaana lagu magacaabay ruuxul amiin. 💙Muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka aya dushiisa lagu soo dajiyey wuxuu noqday kan ugu fadliga badan nabiyada iyo rususha. 💛Ummada nebi muxamed صلى الله عليه وسلم Qur'aanka ayaa lagu soodajiyey waxey noqodeen ummada ugu kheyrka badan. 💙Leylatul qadri Habenkas dhexdiisa waxaa lasoo dajiyey Qur'aanka waxuu noqoday habeenka ugu kheyrka badan habeenada. 💛Bisha Ramadaan dhexdeeda Qur'aanka ayaa lasoo dajiyey waxey noqotay bisha ugu fadliga badan bilaha.😍 🌸Alle ayan ku dhaartee Qur'aanku haduu dago Qof qalbigiisa qofkaasi wuxuu noqdaa kan ugu fadliga badan dadka. 🌸Nabiga صلى الله عليه وسلم Wuxuu dhahay waxaa idiin kugu kheyr badan kan barta ur'aanka dadkana sii bara. 🌸Hadii Qur'aanka uu dago noloshaada oo aad aqriso kuna camal fasho ama maalintaada waxey noqoneysaa maalinta kugu fadliga badan. 🌸Maalmahaada waxaa ugu kheyr badan midii aad ahaato qur'aanka lajirkiisa Qur'aanka aad aqrido ku camal fasho dadkana sii barto. أللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا وغمومنا 🤲♥️ #Nimca_cabdirashiid https://t.me/hogaan_Dumar

"لا يزال لسانك رطبًا من ذكر الله" "Carabkaaga Yuu San Ka suulin inuu ka Qoyan yahay Digriga Alle"🍃 ‏• سُبحَان الله. ‏• الحَمدُ لله. ‏• لَا إله إلَّا الله. ‏• اللهُ أكبر. ‏• سُبحَان الله و بِحَمده • سُبحَان الله العَظيم. ‏• أستَغفِرُ الله العَظِيم و أتوبُ إليه. • حسبُنا الله ونِعم الوَكيل والمُعِين. ‏• لا حَول و لا قُوَّة إلَّا بِالله العَلِيِّ العَظِيم. ‏• اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد.

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

*Aan kafaaideysano fursadan dahabiga ah ,* *Ayaamul biyd ama maalmaha cadadana waxey bilaabanee Jimco waxeyna ku egtahay axad
*Aan kafaaideysano fursadan dahabiga ah ,* *Ayaamul biyd ama maalmaha cadadana waxey bilaabanee Jimco waxeyna ku egtahay axad* nabiga صلى الله عليه وسلم *waxuu dhahay qofkii kasooma bil walba 3malmood Waxuu lamid yahay asagoo Sanadka oo dhan soomay*🤍 *Hadaad awoodana soon hadaadan awoodin xasuusi walaalaha jecel iney sooman* الدال على الخير كفاعله🥰🕊️