en
Feedback
Hogaan Dumar

Hogaan Dumar

Open in Telegram

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Hogaan Dumar

Channel Hogaan Dumar (@hogaan_dumar) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 16 252 subscribers, ranking 5 140 in the Religion & Spirituality category and 492 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 16 252 subscribers.

According to the latest data from 09 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -225 over the last 30 days and by -5 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.92%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.71% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 125 views. Within the first day, a publication typically gains 115 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 6.
  • Thematic interests: Content is focused on key topics such as دُعَاء, صَلَاة, قِرَاءَة, لَيلَة, قِيَام.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 10 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Religion & Spirituality category.

16 252
Subscribers
-524 hours
-547 days
-22530 days
Posts Archive
القرآن دواء القلوب. ابدأ يومك بالقرآن تجد الطمأنينة و الراحة و السعادة. Qur'aanka Wuxuu Daawo U yahay Quluubta Maalintaada Ku Bilaaw Qur'aanka Waxaad Heleysaa Xasilooni,Raaxo Iyo Farxad.🍃

"لا يزال لسانك رطبًا من ذكر الله" "Carabkaaga Yuu San Ka suulin inuu ka Qoyan yahay Digriga Alle"🍃 ‏• سُبحَان الله. ‏• الحَمدُ لله. ‏• لَا إله إلَّا الله. ‏• اللهُ أكبر. ‏• سُبحَان الله و بِحَمده • سُبحَان الله العَظيم. ‏• أستَغفِرُ الله العَظِيم و أتوبُ إليه. • حسبُنا الله ونِعم الوَكيل والمُعِين. ‏• لا حَول و لا قُوَّة إلَّا بِالله العَلِيِّ العَظِيم. ‏• اللهُمَّ صلِّ وَسلِّم وبارِك على نَبيِّنا محمّد. Ku Celceli🍃

AnimatedSticker.tgs0.10 KB

AnimatedSticker.tgs0.10 KB

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Qofka Caqliga Badan Waa Midka Ka Fakiro Sida Uu Ugu Guuleysan Lahaa Aaqiro,Wuxuu U Dagsadaa qiddado Wuxuuna Ihtimaamkisa Ku Bixiyaa Si Uu Ooga Badbaado Qasaara Mid Ugu Weyn Oo Ah Inuu Ka Mid Noqdo Ahlu Naarka. لبيكَ إنَّ العيش عيش الآخرة!.

كلمتان خفيفتان على اللسان .. ثقيلتان في الميزان .. حبيبتان إلى الـرحـمـٰن : سـبـحـان الـلـه وبـحـمـده سـبـحـان الـلـه الـعـظـيـم. Laba Kalmadod Oo Ku Fudud Carabka Miizaankana Ku Culus Lagana Jecelyahay Allaha Naxarista Badan Xaggiisa.🌷🍃 سـبـحـان الـلـه وبـحـمـده سـبـحـان الـلـه الـعـظـيـم.

Islaamka Dumarka wuu unaxariistay ——biilka ayuu ka dhaafay oo ilmaheeda iyo waalidkeeda midna laguma waajibinin inay biisho xitaa nafsadeeda inay biisho waajib kuma aha zowjkeeda, aabaheed ama walalakeed ayaa biilinaya💕 _ Meher dhammaystiran ayuu uwajaib yeelay hadii uu utago ninkeeda halmar xitaa hadii uusan utagin Nus meherkeeda ah ayuu uwaajibiyay xitaa hadii aan meher loo magacaabin Mutcah ayaa lasiiyaa🤍 ———- Hooyo ayaa 3 mar lagu calceliyay kadib ayaa aabbe la sheegay waynayn iyo jacayl loo qabo darteed🥹 ——- Waajibka xajka ayaa laga dajiyay hadii aanay maxram heysan ilaaliya oo u khidmeeya😘 ——Walaalkeed, ninkeeda, ilmaheeda iyo waalidkeedba way dhaxlaysa ayada oo aan biil laga rabin xitaa 100 bilyan oo dhaxal ah haday hesho ninkeeda waa inuu biiliya😭 —- guurkeeda bilaa wali iyo bilaa markhaati ma ansaxayo si loo ilaaliyo nasabka ilmaheeda iyo inaan la inkirin💞 —- Qofka cirdigeeda ama sharafkeeda ku xadgudba oo zino ku sheega 80 jeedal ayaa lagu dhufanaya xukun ahaan markhaati dambana magalo qofkaas. —- qofka maxaarimtiisa xaaskiisa walaashi ama hooyadii inuu difaaco oi qofki soo weerara dilo waa loo baneeyay❤️‍🔥🥹 Islaamka dumarka wuu sharfay ee dhaqan dad wax magarata ah dajiyeen baa ku dheelay iyo dumarkii oo aan diintooda aqoon 🥺

﴿وَأَمّا مَن خافَ مَقامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفسَ عَنِ الهَوى ۝ فَإِنَّ الجَنَّةَ هِيَ المَأوى﴾ Qofki Ka Cabsada Hor Istaaga Rabbigiisa Naftana Ka Reeba Waxa Ay Jeceshahay Jannada Ayaa Hoygiisa Ah.

مِن خبايَا اﻷعمال الصالحة التي بإمكانك إخفائها عن الناس هي تلاوة القرآن وختمه في زمن تحدّده أنت، وتستمر علىٰ ذلك حتىٰ تلقى اللّٰه🍃 Waxaa Ka mid Ah Acmaasha Wanaagsan Ee qarsoon Taasoo Aad Awoodo Inaad Dadka ka Qariso Waa Qur'aan Aqriska iyo inaad ku dhameeso Waqti Aad Adiga Xadidatay Aadna Joogteyso ilaa Aad ALLAH kala Kulanto.🍃

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد

`Sheeikh MustaFa💜`

`Dadku WacDiga Kama MarmaN`🩷

Repost from Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛

Repost from Hogaan Dumar
قال صلى الله عليه وسلم: ‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ. ‏حديث صحيح Nebiga scw wuxu dhahay: Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa. ‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد🥰❤️ @hogaan_Dumar 🦋

Waa maalma yar un dhibta iyo adduunkaba balankeenana waa jannada❤️🥰❤️
Waa maalma yar un dhibta iyo adduunkaba balankeenana waa jannada❤️🥰❤️