en
Feedback
𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠

𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠

Open in Telegram

Sʏʟ ᴛᴇᴀᴍ 📌

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
221
Subscribers
+124 hours
+77 days
+1430 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
Sep '26
September '26
+142
in 53 channels
August '260
in 55 channels
Get PRO
July '260
in 0 channels
Get PRO
June '260
in 0 channels
Get PRO
May '260
in 0 channels
Get PRO
April '260
in 0 channels
Get PRO
March '260
in 0 channels
Get PRO
February '260
in 0 channels
Get PRO
January '260
in 0 channels
Get PRO
December '250
in 0 channels
Get PRO
November '250
in 0 channels
Get PRO
October '250
in 0 channels
Get PRO
September '25
+21
in 22 channels
Get PRO
August '250
in 0 channels
Get PRO
July '25
+46
in 23 channels
Get PRO
June '250
in 23 channels
Get PRO
May '25
+31
in 23 channels
Get PRO
April '250
in 103 channels
Get PRO
March '25
+1
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
28 September+2
27 September0
26 September0
25 September+2
24 September+2
23 September+1
22 September+2
21 September+2
20 September+1
19 September0
18 September+1
17 September+3
Channel Posts
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo. ✅ Habab xifdin oo kala duwan 🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin 📖 Hifdh Method oo nidaamsan 🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo 📊 La soco horumarkaaga 💯 100% Bilaash 📖 Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app

2
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
23 893
3
UPDATE 𝗦𝗛𝗔𝗥𝗖𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 💵 Kharashka Ku-biirista: Qof kasta oo ku soo biiraya 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 waa inuu bixiyo $1 Fee oo ah kharashka ku-biirista kooxda. 🚫 Waxa ku jira kanaalka: Kanaalkaaga lagama oggola in lagu faafiyo wax ka hor imaanaya Diinteena Suuban (Islaamka). Sidoo kale lama oggola kanaallada qabyaaladda ka hadla ama faafiya. 📅 Habenka Share-ta: Habeen walba oo Talaado ah ayaa la samaynayaa Share-ta. ⏰ Waqtiga Share-ta: Share-ta waxay soconaysaa 8:00 PM fiidnimo ilaa 6:00 AM subaxnimo. Inta u dhexeysa waqtigaas, wax post ah kama daba keeni kartid Share-ta. 👥 Tirada Subscribers-ka: Channel-ka ku soo biiraya SYL TEAM waa inuu haystaa ugu yaraan +2,000 subscribers. Kanaal ka yar 2K lama aqbalayo inuu ku biiro kooxda. 📢 Sponsorka: Qofka doonaya in Channel-kiisa Sponsorka lagu cazuumo waa inuu bixiyaa $1.5 qofka kooxda kamidka ahna $1 🔗 Link-ga: Link-ga Share-ta ma delete-gareyn kartid muddo 2 maalmood (48 saacadood) ah. ⚠️ Digniino: Waxaad haysataa 2 digniin haddii aad jebiso mid ka mid ah shuruucda kooxda. 👤 Admin: Waa inaad User-kan @SomaliAd ka dhigtaa Admin si uu Share-ta u sameeyo. 📌 NB: Haddii aadan awoodin inaad ilaaliso oo aad raacdo shuruucda kooxda, waad iskaga bixi kartaa. 𝗚𝗮𝗰𝗺𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗯𝗮𝘆, 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝘂 𝗴𝗼𝗼𝘆𝗮𝗻 𝘄𝗹𝗹 🤝❤️ Mudo kooban ku hel Dad Badan 👥👋
382