𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠
الذهاب إلى القناة على Telegram
Sʏʟ ᴛᴇᴀᴍ 📌
إظهار المزيدلم يتم تحديد البلدالفئة غير محددة
221
المشتركون
+124 ساعات
+77 أيام
+1430 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
سبتمبر '26سبتمبر '26
سبتمبر '26
+142
في 53 قنوات
أغسطس '260
في 55 قنوات
Get PRO
يوليو '260
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '260
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '260
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '260
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '260
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '260
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '260
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+21
في 22 قنوات
Get PRO
أغسطس '250
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+46
في 23 قنوات
Get PRO
يونيو '250
في 23 قنوات
Get PRO
مايو '25
+31
في 23 قنوات
Get PRO
أبريل '250
في 103 قنوات
Get PRO
مارس '25
+1
في 0 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 28 سبتمبر | +2 | |||
| 27 سبتمبر | 0 | |||
| 26 سبتمبر | 0 | |||
| 25 سبتمبر | +2 | |||
| 24 سبتمبر | +2 | |||
| 23 سبتمبر | +1 | |||
| 22 سبتمبر | +2 | |||
| 21 سبتمبر | +2 | |||
| 20 سبتمبر | +1 | |||
| 19 سبتمبر | 0 | |||
| 18 سبتمبر | +1 | |||
| 17 سبتمبر | +3 |
منشورات القناة
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App
Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.
✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo
📊 La soco horumarkaaga
💯 100% Bilaash
📖 Habka Subac
Google Play:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
| 2 | Kooxda @SYLTEAM10
Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!
🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗
@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan
Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd | 23 893 |
| 3 | UPDATE
𝗦𝗛𝗔𝗥𝗖𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠
💵 Kharashka Ku-biirista:
Qof kasta oo ku soo biiraya 𝗦𝗬𝗟 𝗧𝗘𝗔𝗠 waa inuu bixiyo $1 Fee oo ah kharashka ku-biirista kooxda.
🚫 Waxa ku jira kanaalka:
Kanaalkaaga lagama oggola in lagu faafiyo wax ka hor imaanaya Diinteena Suuban (Islaamka). Sidoo kale lama oggola kanaallada qabyaaladda ka hadla ama faafiya.
📅 Habenka Share-ta:
Habeen walba oo Talaado ah ayaa la samaynayaa Share-ta.
⏰ Waqtiga Share-ta:
Share-ta waxay soconaysaa 8:00 PM fiidnimo ilaa 6:00 AM subaxnimo. Inta u dhexeysa waqtigaas, wax post ah kama daba keeni kartid Share-ta.
👥 Tirada Subscribers-ka:
Channel-ka ku soo biiraya SYL TEAM waa inuu haystaa ugu yaraan +2,000 subscribers. Kanaal ka yar 2K lama aqbalayo inuu ku biiro kooxda.
📢 Sponsorka:
Qofka doonaya in Channel-kiisa Sponsorka lagu cazuumo waa inuu bixiyaa $1.5 qofka kooxda kamidka ahna $1
🔗 Link-ga:
Link-ga Share-ta ma delete-gareyn kartid muddo 2 maalmood (48 saacadood) ah.
⚠️ Digniino:
Waxaad haysataa 2 digniin haddii aad jebiso mid ka mid ah shuruucda kooxda.
👤 Admin:
Waa inaad User-kan @SomaliAd ka dhigtaa Admin si uu Share-ta u sameeyo.
📌 NB:
Haddii aadan awoodin inaad ilaaliso oo aad raacdo shuruucda kooxda, waad iskaga bixi kartaa.
𝗚𝗮𝗰𝗺𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗯𝗮𝘆, 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝘂 𝗴𝗼𝗼𝘆𝗮𝗻 𝘄𝗹𝗹 🤝❤️
Mudo kooban ku hel Dad Badan 👥👋 | 382 |
