ar
Feedback
Amal caseyr

Amal caseyr

الذهاب إلى القناة على Telegram

نطمح إلى تربية قلبٍ سليم، وإحياء نفسٍ مطمئنة، من خلال دروس، لقاءات، ونشاطات دعوية مؤثرة شعارنا: زَكِّ نَفْسَكَ، وَبَلِّغْ أُمَّتَكَ، وَكُن نُورًا. .

إظهار المزيد
5 678
المشتركون
-224 ساعات
+767 أيام
+31030 أيام

جاري تحميل البيانات...

القنوات المماثلة
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
يوليو '26
يوليو '260
في 0 قنوات
يونيو '26
+374
في 2 قنوات
Get PRO
مايو '26
+406
في 1 قنوات
Get PRO
أبريل '26
+267
في 3 قنوات
Get PRO
مارس '26
+256
في 4 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+302
في 5 قنوات
Get PRO
يناير '26
+1 728
في 6 قنوات
Get PRO
ديسمبر '25
+114
في 1 قنوات
Get PRO
نوفمبر '25
+36
في 1 قنوات
Get PRO
أكتوبر '25
+461
في 5 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+210
في 3 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+210
في 3 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+218
في 3 قنوات
Get PRO
يونيو '25
+66
في 1 قنوات
Get PRO
مايو '25
+306
في 3 قنوات
Get PRO
أبريل '25
+1 444
في 5 قنوات
التاريخ
نمو المشتركين
الإشارات
القنوات
01 يوليو0
منشورات القناة
📢 ICLAAN MUHIIM AH Waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Barnaamijka Barashada Culuumta Shareecada Islaamka – Heerka Koowaad. Waxa
📢 ICLAAN MUHIIM AH Waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Barnaamijka Barashada Culuumta Shareecada Islaamka – Heerka Koowaad. Waxaa lagu baran doonaa kutubta aasaasiga ah ee soo socota: 📚 زاد المسلم الصغير 📚 سفينة النجاة 📚 خذ عقيدتك 👩🏿‍🏫 Waxaa akhrinaysa: Ustaadada Daaciyad Amal Ibraahim 🏛️ Machadka Al-Nahj Al-Mustaqiim Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay gabadh kasta oo doonaysa inay si nidaamsan u barato culuumta Shareecada Islaamka, iyadoo ka bilaabaysa aasaaska. 📅 Bilaabashada: Dhawaan (In shaa Allah). 📞 Faahfaahin iyo isdiiwaangelin: 619315014 "Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee barashada cilmiga shareecada." ﴿ وَقُل رَّبِّ زِدْنِي عِلْمًا ﴾ "Rabbiyow, ii kordhi cilmi." (Suuradda Daahaa: 114) Kusoo biir https://chat.whatsapp.com/Dwu3GyGfbVvDlVhG0byFTY

2
Waxaan sharaf weyn u arkay inaan maanta ku matalo معهد النهج المستقيم للعلوم الشرعية والقرآنية Madasha 4-aad ee Horumarinta M+1
Waxaan sharaf weyn u arkay inaan maanta ku matalo معهد النهج المستقيم للعلوم الشرعية والقرآنية Madasha 4-aad ee Horumarinta Machadyada Culuumta Shareecada, oo ay soo qabanqaabisay الجامعة العربية بالصومال Al Arabia University - Somalia Waxay ahayd maalin ay ka buuxeen cilmi, waayo-aragnimo iyo is-dhaafsi fikrado oo qiimo badan. Waxaan ka faa'iideystay muxaadarooyinka iyo tababarradii la soo bandhigay, kuwaas oo igu dhiirrigeliyay inaan si qoto dheer uga fikiro horumarinta waxbarashada iyo tayeynta habka waxbarid. Waxaan uga mahadcelinayaa Jaamacadda Carabiya ee Soomaaliya qabanqaabada wanaagsan, iyo dhammaan borofisoorada iyo macallimiintii aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda nala wadaagay. Ilaahay ha ka abaalmariyo khayr badan, hana ka dhigo cilmigooda mid ummadda anfaca. Waxaan Alle ka baryayaa inuu nagu guuleeyo inaan wixii aan ka barannay madashan u beddelno camal iyo horumar muuqda oo anfaca ardaydeenna iyo machadyadeenna.
397
3
رسالة صوتية
572
4
رسالة صوتية
562
5
لا يوجد نص...
428
6
record.ogg
874
7
Muxaadrada caawa maxaa ka faaiday???
889
8
Codka see waaye
944
9
Callka ma shaqeynaayo miyaa xabiibaat
954
10
Video Chat in @amalcaseyr has started!
952
11
Video Chat in @amalcaseyr has started!
2
12
20 daqiiqo kadib iyo muxadaradeena..
865
13
لا يوجد نص...
971
14
26june isbuuca xuriyada.m4a
940
15
Gabdhaha dabaaldagaayo oo raga dhaxdiisa boodaayo oo xijaabadooda wax lagu qorqoraayo wax u dooda ma waayeen waata la jiirjiiraayo jirkooda is gaaraayo ragee!!!!
996
16
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Machadka Nahjul Mustaqiim iyo kanaalka Amal Caseyr waxay idinku martiqaadayaan muxaadaradii billaha aha
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Machadka Nahjul Mustaqiim iyo kanaalka Amal Caseyr waxay idinku martiqaadayaan muxaadaradii billaha ahayd ee diiniga ahayd. 🎙 Cinwaanka Muxaadarada: قيمةُ الفتاةِ في المجتمع (Qiimaha Gabadha ee Bulshada) 🎤 Soo Jeedin: Ustaadah Amal Ibraahim Abuubakar 📅 Taariikhda: 26/6/2026 🕗 Waqtiga: 8:00 fiidnimo (Saacadda Makka) 📍 Goobta: Telegram 🔹 Kanaalka: AMAL CASEYR ✨ Waa muxaadaradii billaha ahayd ee aan si joogto ah u qabanno, waxaana lagu falanqeyn doonaa qiimaha, doorka, iyo sharafta gabadha ee bulshada Islaamka. Ku soo biira khayrka, kana faa'iidaysta cilmiga. الدعوة عامة للجميع
1 171
17
رسالة صوتية
848
18
لا يوجد نص...
886
19
Sh axmed yare.m4a
940
20
لا يوجد نص...
922