SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 539 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 539 名订阅者。
根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 539
订阅者
-1824 小时
-1177 天
-48030 天
帖子存档
18 544
Saraakiisha ciidamada deegaanka iyo Maamulka Baxdo ayaa sheegay in ay dileen Horjoogayaashii Argagixisada ee Mudug.
18 544
Howlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan Khawaarijta ayay Culimadda degaanka Baxdo kasameeyeen Camaara Sheekh Cabdulcasiis Qoobeey ayaa kahadlaya.
18 544
Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ee Puntland oo helay xubnaha maydka ka mid ah Ajaaniibta Argagixisada Daacish oo ay ku qaraxday miino uu aasayey.
18 544
Deg deg Ciidanka deegaanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa caawa fiidkii weerar ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsanaa khawaarija.
Howlgalka oo u dhacay sidii loogu tala galay ayey saraakiisha waxeey warbaahinta ciidamadda u sheegeen in howlgalka lagu qaaday guri uu Camaara ka deganaa horjooge Ismaaciil Beerdile, oo Khawaarijta ugu magacaawnaa Maxkamad beenaadka Galgaduud.
Howlgalka inta uu socday ayaa lagu dilay afar dhagarqabe oo kamid ah maleeshiyaadkii Khawaarijta ee guriga ku sugnaa. Sidoo kale afar qori iyo rasaastii ay wateen ayaa laga soo furtay waxaana jira khasaaro kale oo soo gaaray maleeshiyaadkii guriga ku sugnaa.
18 544
+1
helay xubnaha maydka mid ka mid ah Ajaaniibta Argagixisada Daacish oo ay ku qaraxday miino uu aasayey.
18 544
Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ee Puntland ayaa burburiyey oo gubay ugu yaraan 5-talis oo ay laheyd Argagixisada Daacish, hawlgalka ayaa ka dhacay Toga Il-cameyro ee buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Ciidanka ayaa gudaha u galay toga, waxayna gubeen 5-ta talis oo ay dhexyaalleen Saad iyo agab kale oo ay naflacaarigii ka carareen Argagixisadu markay arkeen Ciidanka kusoo ruqaansaday.
18 544
Maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish oo lagu laayay degaano katirsan gobolka Bari ee Putland
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Khawaarijta qasaare lagu gaarsiiyay ka sameeyay degaano hoos yimaado degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Degaanada ay howlgalka ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah Daar,macalin, Cabdi Afeey,
Raydab,
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kawada degaano hoosyimaada degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose.
Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa ku guuleeystay inay Miinooyin kasoo saaraan wadada xiriirisa Badhaadhe iyo Kismaayo kuwaasi oo Khawaarijta doonayeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ee wadadaasi isticmaala.
Geesiyaasha XDS ayaa ku guuleeystay soo saarista iyo fashilinta miinooyinkaasi.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
