ch
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

前往频道在 Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

显示更多

📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览

频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 539 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 539 名订阅者。

根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

18 539
订阅者
-1824 小时
-1177
-48030
帖子存档
SNA RADIO
18 539

SNA RADIO
18 539
Waxaa maanta lagu Guuleystey Mid Kamid dhagar-qabayaasha Cadowga Khawaarijta Ah oo miino Aase ahaa in Badana miinooyin ku Aasey Gobolka Shabeelaha hoose Gaar ahaan Wadooyinka Xariiriya Buufow bacaad kmtr 50 Bariire illaa iyo Awdheegle Ciidamada Amniga oo Ninkaan Xogtiisa Si toos ah ula Socodey ayaa Ku Guuleystay in khaarijiyaan halka Mid Kalana Gacanta lagu dhigey isagoo Nool Sidoo kale waxaa lala wareegey Miino Nooca dhulka lagu Aaso Ee uu wadey dhagar qabahaan la

SNA RADIO
18 539
photo content
+1

SNA RADIO
18 539
9/11/2024 Gobolka Shabeelaha hoose Waxaa maanta lagu Guuleystey Mid Kamid dhagar-qabayaasha Cadowga Khawaarijta Ah oo miino Aase ahaa in Badana miinooyin ku Aasey Gobolka Shabeelaha hoose Gaar ahaan Wadooyinka Xariiriya Buufow bacaad kmtr 50 Bariire illaa iyo Awdheegle Ciidamada Amniga oo Ninkaan Xogtiisa Si toos ah ula Socodey ayaa Ku Guuleystay in khaarijiyaan halka Mid Kalana Gacanta lagu dhigey isagoo Nool Sidoo kale waxaa lala wareegey Miino Nooca dhulka lagu Aaso Ee uu wadey dhagar qabahaan la khaarijiyey

SNA RADIO
18 539
photo content
+2

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
Faah faahinta halkaan kala Soco

SNA RADIO
18 539
Gobolka Jubbada Hoose,Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa howlgallo sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ee u dhaxeeyo deegaanka Cag Libaax iyo Orgiyoow oo ka Tirsan Gobolka jubada Hoose. Ciidanka ayaa dilay maleeshiyaad Khawaarijta katirsan iyagoona kasoo furtay Mooto nooca Sadax lugooleeyda ah iyo saanad kale

SNA RADIO
18 539

SNA RADIO
18 539
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban labo xubnood oo khawaarijta u qaabilsanaa qeybta sahanka. Sirdoonka dalka oo hayay xogta dhagar qabeyaashan isla markaana in muddo ah ku daba jiray ayaa ugu dambeyn ku guulaystay in la qabto iyaga oo ku jira sahminta goobo ay rabeen in ay Khawaarijtu ku dhibaateyso shacabka. Labada dhagar qabe ee la qabtay ayaa kala ah dhagar-qabe Sakariye oo uu dhalay Saciid Cabdullahi Sulsul oo Khawaarijta u qaabilsan qaybta sahanka goobaha ay damacsan yihiin in ay shacabka ku dhibaateeyaan ee Gobalka Banaadir iyo Cabdullaahi Axmed Xasan oo ah Sargaal ka tirsanaa dowladda kaas oo qiyaanay dowladdiisa iyo shacabkiisa. Xubnaha la qabtay ayaa qirtay fal dambiyeedka lagu soo qabtay iyo dhagaro kale oo ka horreeyay oo Khawaarijtu ay ku waxyeeleeyeen dad shacab ah.

SNA RADIO
18 539
photo content
+3

SNA RADIO
18 539
Deegaan u dhow deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose waxaa lagu khaarijiyay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta laguna magacaabi jiray Warsame Barre Sugow Geesiyaasha Xooga dalka iyo Kuwa Jubbaland ayaa Cashiro lama ilaawaan ah u dhigaya khawaarijta ku dhuumaaleysaneyso dhulka Howdka ee Jubada Hoose.

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed Danab iyo Gorgor iyo Ciidamadda degaanka ayaa howlgal lagu naafeeyay Khawaarijta kasameeyay koonfurta gobolka. Degaanka Qayacad ayay geesiyaasha XDS iyo kuwo degaanka jab xoogan ku gaarsiiyeen kadib howlgal aroornimadii hore saaka Ciidamadda kasameeyeen degaanka Qayacad. Wariyaha Warbaahinta Ciidamadda Cali Cilmi Salaad oo kusugan Koonfurta gobolka ayaa sheegay in howlgalka Khawaarijta looga dilay 15 dhagar qabe. Faah faahin dheerad halkaan kala soco.

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
Faah faahin dheerad ah halka kala soco

SNA RADIO
18 539
Ciidanka booliska Gaarka ah Koonfur Galbeed  ee Degmada Buur-Hakaba Oo kaashanaya Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed  ayaa iska caabiyey  weerar fulaynimo ah Oo khawaarijta kusoo qaaday fariisin Ciidanka ay ku leeyhiin duleedka Magaalada. Khawaarijta ayaa Dagaalka lagu gaarsiyey khasaaro  waxaana goobta kaga carareen meydad fara badan. Ciidanka ayaa wali bacsanaya firxadkii Khawaarijta wareerka soo qaaday.

SNA RADIO
18 539
photo content
+1

SNA RADIO
18 539
Khawaarijta Bariga gobolka Gal-guduud ayaa lagu cibaadaystay Geesiyaasha Xoogga Dalka iyo Ciidamadda degaanka.

SNA RADIO
18 539
photo content
+3