fa
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

رفتن به کانال در Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SNA RADIO

کانال SNA RADIO (@codkacqs) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 539 مشترک است و جایگاه 12 159 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 467 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 539 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 28 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -480 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -18 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 9.95% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 846 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 24 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 29 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

18 539
مشترکین
-1824 ساعت
-1177 روز
-48030 روز
آرشیو پست ها
SNA RADIO
18 544
Saraakiisha ciidamada deegaanka iyo Maamulka Baxdo ayaa sheegay in ay dileen Horjoogayaashii Argagixisada ee Mudug.

SNA RADIO
18 544
Naxariista Askariga Waa mid kaliya aan ku koobneen Aadunuhu.

SNA RADIO
18 544
Howlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan Khawaarijta ayay Culimadda degaanka Baxdo kasameeyeen Camaara Sheekh Cabdulcasiis Qoobeey ayaa kahadlaya.

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ee Puntland oo helay xubnaha maydka ka mid ah Ajaaniibta Argagixisada Daacish oo ay ku qaraxday miino uu aasayey.

SNA RADIO
18 544
photo content
+1

SNA RADIO
18 544
Deg deg Ciidanka deegaanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa caawa fiidkii weerar ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsanaa khawaarija. Howlgalka oo u dhacay sidii loogu tala galay ayey saraakiisha waxeey warbaahinta ciidamadda u sheegeen in howlgalka lagu qaaday guri uu Camaara ka deganaa horjooge Ismaaciil Beerdile, oo Khawaarijta ugu magacaawnaa Maxkamad beenaadka Galgaduud. Howlgalka inta uu socday ayaa lagu dilay afar dhagarqabe oo kamid ah maleeshiyaadkii Khawaarijta ee guriga ku sugnaa. Sidoo kale afar qori iyo rasaastii ay wateen ayaa laga soo furtay waxaana jira khasaaro kale oo soo gaaray maleeshiyaadkii guriga ku sugnaa.

SNA RADIO
18 544
helay xubnaha maydka mid ka mid ah Ajaaniibta Argagixisada Daacish oo ay ku qaraxday miino uu aasayey.
+1
helay xubnaha maydka mid ka mid ah Ajaaniibta Argagixisada Daacish oo ay ku qaraxday miino uu aasayey.

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ee Puntland ayaa burburiyey oo gubay ugu yaraan 5-talis oo ay laheyd Argagixisada Daacish, hawlgalka ayaa ka dhacay Toga Il-cameyro ee buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Ciidanka ayaa gudaha u galay toga, waxayna gubeen 5-ta talis oo ay dhexyaalleen Saad iyo agab kale oo ay naflacaarigii ka carareen Argagixisadu markay arkeen Ciidanka kusoo ruqaansaday.

SNA RADIO
18 544
Sawiradda Khawaarijta Daacish ee lagu laayay Putland

SNA RADIO
18 544
photo content
+3

SNA RADIO
18 544
photo content
+3

SNA RADIO
18 544
+1

SNA RADIO
18 544
Maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish oo lagu laayay degaano katirsan gobolka Bari ee Putland

SNA RADIO
18 544
photo content
+5

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Khawaarijta qasaare lagu gaarsiiyay ka sameeyay degaano hoos yimaado degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Degaanada ay howlgalka ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah Daar,macalin, Cabdi Afeey, Raydab,

SNA RADIO
18 544
+1

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kawada degaano hoosyimaada degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose. Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa ku guuleeystay inay Miinooyin kasoo saaraan wadada xiriirisa Badhaadhe iyo Kismaayo kuwaasi oo Khawaarijta doonayeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ee wadadaasi isticmaala. Geesiyaasha XDS ayaa ku guuleeystay soo saarista iyo fashilinta miinooyinkaasi.

SNA RADIO
18 544
photo content
+5

SNA RADIO
18 544
Jubbada hoose shalay Khawaarijta cashar ayaa loogu dhigay