SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 492 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 492 名订阅者。
根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 492
订阅者
-2924 小时
-1097 天
-48830 天
帖子存档
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Degaanka ayaa howlgal qorsheeysan waxeey kasameeyeen Cali-Qaboobe oo qiyaastii 50 km dhanka koonfureed kaga beegan degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug.
Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Odawa Yusuf Rage ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in ciidanka Xds ay ka warheleen qorshaha khawaarijta islamarkaasna howlgalka qorsheeysan looga dilay 40 dhagarqabe iyadoona laga gubay gaari BG ah oo ay kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa.
Taliyaha ayaa sidookale sheegay in khawaarijta nolosha looga qabtay maleeshiyaad nool iyo gaari Faah faahin dheeraad ah kala soco snaradio
18 492
Howlgal gaar ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deegaanka ka sameeyeen deegaanada Ceel Qansax & Ceel Huyun ayaa lagu qaarajiyay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaariijta ah
Cartan ileey oo ahaa Gacan-yaraha Kobakudukade ayaa lagu dilay howlgalka sidoo kale Ciidanku waxaa ay burburiyeen Saldhigyadii Kooxda
Daahir Calasoow oo dhibaato xoogan ka geeystay Gobada Galgaduud iyo Sh/dhexe ayaa sidoo kale lagu dhaawacay Dagaalka oo lagu jebiyay Khawaariijta
18 492
Ku dhawaad 10 maleeshiyaad katirsan khawaarijta Al-shabaab ayay Ciidanka Xds li dileen inta u dhexeeysa Janaale iyo buffoon bacaad
18 492
Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka toogtay 14 Dhagarqabe oo ka tirsan khawaarijta, kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka ee deegaanka Makuude oo qiyaasti 7 KM dhanka koonfurta ka xiga Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.
18 492
Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabadsugida jubaland ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay degaano ay kamid yihiin Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani, Qudus, oo katirsan gobolka Jubada hoose.
Ciidanka ayaa howlgalka kudilay 5 dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab iyadoona nolosha lagu qabtay dhagarqabekale iyo 5 Ak47sida uu warbaahinta Ciidmadda Qalabka Sida uu sheegay Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab Carab Dheeg Axmed.
Ciidanka Xds ayaa gobolada dalka kawada howlgalo lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta Al-shabaab.
18 492
Ciidanka Kumandoska Danab XDS ayaa howlgal ka sameeyey Dhulka Duurka Ama Hawdka oo Hoos taga Deegaanka Ceel Cali Axmed ee Gobolka Shabeelaha dhexe,kuwaas oo ay ku dhuumaaleysanyeen maleeshiyaad katirsan khawaarijta alshabaab,Waxana ay gabi ahaanba isaga careereen Gobahaasi.
18 492
Inkabadan 30 Khawaarij ah oo Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal iskugu jira ayaa looga dilay dagaal saaka ka dhacay tuulada Daaru-naciim
Sidoo kale waxaa looga furtay hubka nuucyadiisa kala duwan waxaana ilaa hada yaala maydkooda oo ay ka carareen
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
