SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 498 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 498 名订阅者。
根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 498
订阅者
-2924 小时
-1097 天
-48830 天
帖子存档
18 496
ururka 162’aad Guutada 16’aad kumaandooska danab iyo Ciidanka Nabadsugida Guutada gurmad qaran
ayaa wali sii bacsanyo firxadka khawarijtu
dhimashadu 19 iyo Dhawacu tiramaleh iyo kuwo nolosha lagu qabtay
Holgaalka wali wu socda Wixii fahfahiin ah Kala socdo halkan
18 496
Degaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeeladda hoose oo ay howlgal ka fuliyeen Ciidamadda Qalabka Sida
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,Police,Nisa, oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa burburiyay gabaadkii khawaarijta ee degaanka Jilib marka iyadoo duqeeyn lagu dilay trio maleeshiyaad ah khawaarij.
18 496
Ciidamadda fuliya Howlgallada gaarka ah Ee cirka ayaa Goor dhaw Howlgal lagu guulaystay ka fuliyay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan.
Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay geerish ay deganaayeen maleeshiyada Argagixisada ah lagana soo maleegi jiray shirqoollada iyo Qaraxyada dadka Soomaalieed ay ku dhibaateeyaan cadawga naf la caariga ah.
Xogta Howlgalkaan waxaa si wadajir ah uga Howlgalay Ciidamadda geesiyaasha Xoogga Soomaaliyeed iyo dadka Deegaanka, waxaana dhulka lala simay gaadiid iyo xubna badan oo maleeshiyada ka mid ah.
18 496
Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka Sh/dhaxe iyo Galgaduud.
Gaari ay la socdeen maleeshiyada argagixisada ah ayaa lagu burburiyay howlgal maqribnimadii caawa ka dhacay Deegaanka Cali Hayle ee Galgaduud, waxaana gaariga saarnaa Hor-joogayaal ka tirsan nabadiidka.
Saacadihii la soo dhaafay waxaa la kordhiyay Howlgallada dhanka cirka ah Ee lagu beegsanayo kooxaha naf la caariga ah ee caadeystay gumaadka Shacabka Soomaaliyeed, waxaana la qaarijiyay maleeshiyaad badan.
18 496
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa toogtay mid kamid ah Argagixisada naf la caariga ah oo doonayay in uu dhibaato u geesto bulshada Beledweyne.
Howlgalkaan oo ka dhacay xaafadda Buundo-weyn ayaa waxaa fuliyay Askar ka tirsan guutada 5aad qeybta 27-aad oo ku howlgalay xogta Bulshada Xaafadda Buundo-weyne.
Meydka dhagarqabaha kamid ka ahaa xubnaha u xuubsiibtay dhibaatada Bulshada ayaa ku baxay gacanta Ciidamada geesiyaasha ah, waxuuna watay hub kala duwan sida Bam-gacmeed iyo Bastoolad.
Taliyaha guutada 5aad Qeybta 27-aad korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay ayaa ku bogaadiyay howsha Qaran ee CXD ka qabteen Argagaxisada, waxuuna carabka ku dhuftay in ay dhammaatay waqtiga dadka bulshada indhaha u ah inta la dilo la oran jiray wuu baxsaday iyo lama yaqaan.
Bulshada Gobalka Hiiraan ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si loogu guuleysto amniga Gobalka iyo Magaalada Beledweyne intaba.
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka oo gobolka Mudug ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarijta katirsan
18 496
Deegaanka Baraag Cali Gaduud oo degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug 31 Km dhanka koonfureed kaga beegan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen howlgalo qorsheeysan oo khasaare lagu gaarsiiyay Khawaarijta.
Howlgalka oo ay iska kaashadeen Ciidanka Xds iyo saaxiibada Caalamka ayaa ahaa duqeeyn dhinaca cirka ah waxaana lagu bartilmaameedsaday gaadiid iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta
Saraakiil katirsan Ciidanka Xds ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in howlgalka lagu gubay laba gaari islamarkaasna lagu lagu qaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan.
Degaanka Baraag Cali Gududuud ayaa mudooyinkaan wuxuu talis u ahaa Nabaddiidka.
18 496
Madaxa Maaliyada Gobalada Baay Bakool iyo Gedo ayaa Saaka lagu Qaarijiyey Hoowl Gal Qorsheeysan oo ay fuliyeen Halyeyo Ka tirsan Ururka 47aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
