SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 492 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 492 名订阅者。
根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 492
订阅者
-2924 小时
-1097 天
-48830 天
帖子存档
18 496
Ciidamada daraawiista dawlad goboleedka jubbalaan gaar ahaan guutada( 2) ee fadhigeedu yahay janaa cabdale ayaa fa shiliyay miino dhagar qabayaasha As ay ladamacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan. Shacabka somaaliyeed
Taliyaha guutada labaad ciidamadda daraawiishta dawlada jubbalaan col aar sh. Cali ayaa dadaal badan kubixinaya Bad qabka shacabka somaaliyeed ee isticmaala wadada isku xirta kismaayo iyo janaaca
18 496
DEG DEG: Ciidamo kuwa degaanka ah oo gacan ka helaya Ciidanka Xds ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka howdka ah ee ku yaal nawaaxiga degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud halkaas oo ay ku dhuumaaleeysanayeen xubno kartirsan khawaarijta.
Howlgalka waxaaHoggaaminayay Hagar Barre waxaana la soo afjaray maleeshiyaadkii khawaarijta ee dhuumaaleeysanayay sidoo kale waxaa laga soo furtay hub iyo saanadkale
Faah -Faahin dheeraad ah halkaan kala soco.
18 496
Labo ka mid ah Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka ay ka sameeyeen caawa degaanka Garilow hoos taga degmada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay laba qori, Bambaanooyin iyo Mooto ay wateen maleeshiyaadka la dilay.
Taliye kuxigeenka Guutada 14-ka Octoober G/le Cabdiraxiin Maxamed Muunye ayaa warbaahinta Ciidamadda u sheegay in howlgalkaan uu u dhacay sidii loo qorsheeyay.
18 496
DEG DEG :Horjoogayaasha Sare ee Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa waxaa soo kala dhex-galey Qilaaf xoogan kaasoo markii dambe isku bedeley gacan ka hadal.
Saaka 6-dii Aroornimo ayaa laba garab oo ka tirsan Argagaxisada oo ay kala hogaaminayaan Mahad Karatee iyo Axmed Diriye Dagaal Qaraar ku dhexmarey Degmada Jilib ee gobolka jubada hoose.
Waxaa jiro Qasaaro xoogan oo iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyaadka Khawaarijta dhexdooda ah .
Qilaafka Argagaxisada ayaa ka bilaabtay 3 kamid ah horjoogayaasha khawaarijta oo ku heyb ah Mahad Karatee kuwaas oo xabsiga la dhigey.
Waxaana hadda labada horjooge ee mahad karatee iyo axmad diiriye kala fadhiyaan degmada Jilib iyo Tuulada Hargeysa-yareey.
Sidoo kale Horjooge Cabdiraxmaan fiiloow ayaa isna garab sadaxaad hoogaminayo kaas oo taageeraya mahad karatee oo ah mid ka gadoodsan xarigga horjoogayaasha ku haybta ah .
18 496
Maxamed Cumar Maxamed oo katirsanaa maleeshiyaadka khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose.
Maxamed Cumar ayaa katirsanaa maleeshiyaadka kooxda khawaarijta ee degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda
Guutada 11-aad Qeybta 43-aad Xds ayaa Maxamed oo ay eryanayaan maleeshiyaad katirsan khawaarijta ka dhiciyay islamarkaasna ka bad baadiyay soona dhoweeyay.
Maxamed Cumar Maxamed ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in khawaarijta ay ka xaysteen isagoo 8-jir haatan dadiisu ay tahay 21-sano jir
Wuxuuna intaasi ku daray kadib markii uu arkay dhagarta iyo dhibta joogtada ah ee khawaarijta iyo howlgalada ciidanka Xds kawadaan dalka uu go'aansaday inuu kasoo baxsado khawaarijta isuna soo dhiibo Ciidanka Xds
18 496
Bu’aale ilaa sedax goob oo ay Cadowga Khawaarijta lahaayeen ayaa laga maqlay Jug xagga sare looga soo karoosay.
Inkastoo Hawada ay ka saareen Is-gaarsiinta Argagixisada, hadana fariimihii ugu horeeyay ee la helay waxa ay tilmaamayaan Khasaaro xoog leh oo Cadowga gaaray.
Saldhiga, warbiya ah dhinaceeda iyo Isbartiibada ayaa la sheegay in lagu dhuftay Dhowr jug, Xarumahan waxaa ka socday dhaq-dhaqaaqya u badan ka arrinsashada xaalada ku cakiran Kooxda.
Argagixisada ayaa sidoo kale bilaabay in Gawaarida safarka ah ay kala dagaan dhalinyarada, waxaa sidoo kale Reeraha degan Jubbooyinka ay ku qasbeen Boqol Dagaalame juffa hoosaad kasta.
18 496
Ciidanka Kumaandooska Xds Danab garahan Ururka 5.aad ee guutada 16-aad ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay labo dhagarqabe oo kamid ah maleshiyada khawaarijta alshabab kuwasoo u qabilsana maaliyada degaanada wayaanta iyo degaanada ku dhow magalada , beerxaani ee gobolka Jubadda hoose.
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed waxa ay siilaba jibaareen howlagalada kasoconaya degaanada iyo dhulka howdka oo ay ku dhuumaaleey sanayaan firxadka maleeshiyaadka aragagixisada.
18 496
ciidanka kumaandooska XDS ee Danab Uruurkiisa 5-aad iyo Ciidamada kale duwan ee Jubbaland ayaa hawlgal wada jir ah oo balaaran ka fuliyey deegaanada dhaca galbeedka Kismaayo sida Barjala, Dharkayn urur, Sariiraha, Orgiyow, Yaaq caleen iyo Aboodin kuwaa oo dhamaantood ay ku sameeysteen talisyo ay u diyaarsadeen godod dhulka hoostiisa ah waxaa todobaadyadii lasoo dhaafay ku aruuriyeen gododka dhulka hoostiisa ay u qoteen kooxo katirsan Khawaarijta iyo Qaraxyo oo ay doonayeen in ay ku weeraraan xerooyinka Ciidamada kuna dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee isticmaalaya wadooyinka halbowlaha u ah deegaanadaa oo ah kala bare Degmada Afmadow iyo Degmada Kismaayo.
Deegaanka Barjala waa markii labaad oo ciidamada ay ku xasuuqayaan Kooxaha Khawaarijta ah ee halkaa isku aruursanayey, iyadoo gododka idin muuqda lagu xasuuqay horjoogayaal waweyn iyo ajaaniib ka barbar dagaalanta Khawaarijta.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
