uz
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Kanalga Telegram’da o‘tish

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali SNA RADIO analitikasi

SNA RADIO (@codkacqs) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 18 498 obunachidan iborat bo'lib, Yangiliklar & Media toifasida 12 179-o'rinni va Somali mintaqasida 470-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 18 498 obunachiga ega bo‘ldi.

01 Iyul, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -488 ga, so‘nggi 24 soatda esa -29 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 10.61% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining N/A% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 1 963 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 0 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 25 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 02 Iyul, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Yangiliklar & Media toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

18 498
Obunachilar
-2924 soatlar
-1097 kunlar
-48830 kunlar
Postlar arxiv
SNA RADIO
18 496
ururka 162’aad Guutada 16’aad kumaandooska danab iyo Ciidanka Nabadsugida Guutada gurmad qaran ayaa wali sii bacsanyo firxadka khawarijtu dhimashadu 19 iyo Dhawacu tiramaleh iyo kuwo nolosha lagu qabtay Holgaalka wali wu socda Wixii fahfahiin ah Kala socdo halkan

SNA RADIO
18 496
Degaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeeladda hoose oo ay howlgal ka fuliyeen Ciidamadda Qalabka Sida

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
photo content
+3

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,Police,Nisa, oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa burburiyay gabaadkii khawaarijta ee degaanka Jilib marka iyadoo duqeeyn lagu dilay trio maleeshiyaad ah khawaarij.

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
Ciidamadda fuliya Howlgallada gaarka ah Ee cirka ayaa Goor dhaw Howlgal lagu guulaystay ka fuliyay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay geerish ay deganaayeen maleeshiyada Argagixisada ah lagana soo maleegi jiray shirqoollada iyo Qaraxyada dadka Soomaalieed ay ku dhibaateeyaan cadawga naf la caariga ah. Xogta Howlgalkaan waxaa si wadajir ah uga Howlgalay Ciidamadda geesiyaasha Xoogga Soomaaliyeed iyo dadka Deegaanka, waxaana dhulka lala simay gaadiid iyo xubna badan oo maleeshiyada ka mid ah.

SNA RADIO
18 496
Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka Sh/dhaxe iyo Galgaduud. Gaari ay la socdeen maleeshiyada argagixisada ah ayaa lagu burburiyay howlgal maqribnimadii caawa ka dhacay Deegaanka Cali Hayle ee Galgaduud, waxaana gaariga saarnaa Hor-joogayaal ka tirsan nabadiidka. Saacadihii la soo dhaafay waxaa la kordhiyay Howlgallada dhanka cirka ah Ee lagu beegsanayo kooxaha naf la caariga ah ee caadeystay gumaadka Shacabka Soomaaliyeed, waxaana la qaarijiyay maleeshiyaad badan.

SNA RADIO
18 496
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa toogtay mid kamid ah Argagixisada naf la caariga ah oo doonayay in uu dhibaato u geesto bulshada Beledweyne. Howlgalkaan oo ka dhacay xaafadda Buundo-weyn ayaa waxaa fuliyay Askar ka tirsan guutada 5aad qeybta 27-aad oo ku howlgalay xogta Bulshada Xaafadda Buundo-weyne. Meydka dhagarqabaha kamid ka ahaa xubnaha u xuubsiibtay dhibaatada Bulshada ayaa ku baxay gacanta Ciidamada geesiyaasha ah, waxuuna watay hub kala duwan sida Bam-gacmeed iyo Bastoolad. Taliyaha guutada 5aad Qeybta 27-aad korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay ayaa ku bogaadiyay howsha Qaran ee CXD ka qabteen Argagaxisada, waxuuna carabka ku dhuftay in ay dhammaatay waqtiga dadka bulshada indhaha u ah inta la dilo la oran jiray wuu baxsaday iyo lama yaqaan. Bulshada Gobalka Hiiraan ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si loogu guuleysto amniga Gobalka iyo Magaalada Beledweyne intaba.

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Magaalada Caad ee gobolka Mudug waxeey noqotay meel lagu ciqaabay Khawaarijta

SNA RADIO
18 496
Geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa cashar u dhigay Khawaarijta

SNA RADIO
18 496
photo content

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Faah faahin dheeraad halkaan kala soco

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka oo gobolka Mudug ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad Khawaarijta katirsan

SNA RADIO
18 496
photo content
+1

SNA RADIO
18 496
Deegaanka Baraag Cali Gaduud oo degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug 31 Km dhanka koonfureed kaga beegan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen howlgalo qorsheeysan oo khasaare lagu gaarsiiyay Khawaarijta. Howlgalka oo ay iska kaashadeen Ciidanka Xds iyo saaxiibada Caalamka ayaa ahaa duqeeyn dhinaca cirka ah waxaana lagu bartilmaameedsaday gaadiid iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Saraakiil katirsan Ciidanka Xds ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in howlgalka lagu gubay laba gaari islamarkaasna lagu lagu qaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan. Degaanka Baraag Cali Gududuud ayaa mudooyinkaan wuxuu talis u ahaa Nabaddiidka.

SNA RADIO
18 496
Madaxa Maaliyada Gobalada Baay Bakool iyo Gedo ayaa Saaka lagu Qaarijiyey Hoowl Gal Qorsheeysan oo ay fuliyeen Halyeyo Ka tirsan Ururka 47aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS