SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 551 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 551 名订阅者。
根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 551
订阅者
-1824 小时
-1177 天
-48030 天
帖子存档
18 544
#UPDATE Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari, ay ka qabsadeen argagixisada Daacish Talisyo iyo saldhigyo muhiim ah, kuwaas oo ku yaal deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar,
Sidoo kale, Ciidamada ayaa qarxiyay miinooyin oo ay argagixisadu doonaysay in ay ku dhibaateeyaan shacabka.
"Ciidanku waxay lawaragan talisyo ay ka carareen Argagixisada Daacish gaar ahaan deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar,
18 544
#UPDATE Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari, ay ka qabsadeen argagixisada Daacish Talisyo iyo saldhigyo muhiim ah, kuwaas oo ku yaal deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar,
Sidoo kale, Ciidamada ayaa qarxiyay miinooyin oo ay argagixisadu doonaysay in ay ku dhibaateeyaan shacabka.
"Ciidanku waxay lawaragan talisyo ay ka carareen Argagixisada Daacish gaar ahaan deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar,
18 544
Gen. Maxamuud Faadhigo " Cir iyo dhulba waan ka duqeynay argagixisada Ciidamaduna Waxa ay gaareen guulo waaweyn
18 544
#DEGDEG. Buur- kujire waa goob kale oo ay tababarada ku bixin jiren daacish o laga qabsaday. #
18 544
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qaybta Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga sargaal loo heysto la shaqeynta Kooxda Khawaarijta.
18 544
Miiska waxaa kor ka saaran tusbaxyo aw dadka ka iibinayay hoosna waxaa uga buuxay qaraxyo iyo bambooyin
18 544
+9
Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo isugu jira sifeyn iyo burburin ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose.
Howlgalladu waxay ka dhaceen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose sida Miidoo, Harboole, Qumbi, iyo Malkaa Dhajo.
Sidoo kale, ciidamadu waxay howlgalo kale ka sameeyeen deegaanada Beer-xaani iyo Barja, halkaas oo ay ku lahaayeen Maleeshiyaadka Khawaarijta godad waaweyn oo ay ku dhuumaaleysanayeen, isla markaana ay bulshada Soomaaliyeed uga soo maleegi jireen dhagarta.
Wixii faahfaahin ah, kala soco halkan
18 544
Ciidamadda Xasalinta Magaalada Gaalkacyo ayaa caawa sameeyay howgal roondo ah Kaas oo ay ka sameeyeen gudaha xaafadaha magaalada.
Howlgalkaan ayaa lagu sugayay amniga Guud ee magaalada waxana ciidamaddu ay shacabka fareen inay kala shaqeeyaan amniga & ka hortaga ficilada amniga lidka ku ah.
18 544
+9
Ciidamo isku dhaf ah oo ka tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa loo xilsaaray sugidda amniga magalada Gaalkacyo oo laba habeen ka hor ay ka dhacday shaqaaqo u dhaxeysa dadka degan magalada.
Masuuliyiinta ayaa ciidamada farey inay tilaabo sharci ah ka qaadaan cid walba oo isku dayda khal khal Galinta amaanka Gaalkacyo.
18 544
Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa shaaciyay in ciidamadu ay soo rideen 6 diyaaradood Drone ah, 24 saac ee u dambeysay, kuwaas oo argagixisadu u adeegsanayeen.
"24-kii saac ee u danbeysay, Ciidanku waxay soo rideen oo burburiyeen 6-Drone oo Argagixisadu isku dayday in ay adeegsato.
#Cilmiskaad."
Howlgalka ciribtirka argagixisada ayaa maraya meel wanaagsan, ciidamada geesiyaasha ah ayaa gaaray guulo ay ku diirsadeen shacabka Puntland.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
