ar
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

الذهاب إلى القناة على Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SNA RADIO

تُعد قناة SNA RADIO (@codkacqs) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 18 551 مشتركاً، محتلاً المرتبة 12 159 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 467 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 18 551 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 28 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -480، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -18، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 9.95‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 1 846 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 24.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 29 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

18 551
المشتركون
-1824 ساعات
-1177 أيام
-48030 أيام
أرشيف المشاركات
SNA RADIO
18 544
#UPDATE Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari, ay ka qabsadeen argagixisada Daacish Talisyo iyo saldhigyo muhiim ah, kuwaas oo ku yaal deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar, Sidoo kale, Ciidamada ayaa qarxiyay miinooyin oo ay argagixisadu doonaysay in ay ku dhibaateeyaan shacabka. "Ciidanku waxay lawaragan talisyo ay ka carareen Argagixisada Daacish gaar ahaan deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar,

SNA RADIO
18 544
#UPDATE Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari, ay ka qabs
#UPDATE Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari, ay ka qabsadeen argagixisada Daacish Talisyo iyo saldhigyo muhiim ah, kuwaas oo ku yaal deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar, Sidoo kale, Ciidamada ayaa qarxiyay miinooyin oo ay argagixisadu doonaysay in ay ku dhibaateeyaan shacabka. "Ciidanku waxay lawaragan talisyo ay ka carareen Argagixisada Daacish gaar ahaan deegaannada Canjeel, Xarago iyo aaga Dhaadaar,

SNA RADIO
18 544
Gen. Maxamuud Faadhigo " Cir iyo dhulba waan ka duqeynay argagixisada Ciidamaduna Waxa ay gaareen guulo waaweyn

SNA RADIO
18 544
Firxadka Argagaxisada Daacish.

SNA RADIO
18 544
#DEGDEG. Buur- kujire waa goob kale oo ay tababarada ku bixin jiren daacish o laga qabsaday. #

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qaybta Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga sargaal loo heysto la shaqeynta Kooxda Khawaarijta.

SNA RADIO
18 544
Miiska waxaa kor ka saaran tusbaxyo aw dadka ka iibinayay hoosna waxaa uga buuxay qaraxyo iyo bambooyin

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
photo content
+2

SNA RADIO
18 544
Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed oo dadaal ugu jira ciribtirka khawaarijta

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo isugu jira sifeyn iyo burburin ka sameeyay d
+9
Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo isugu jira sifeyn iyo burburin ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose. Howlgalladu waxay ka dhaceen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose sida Miidoo, Harboole, Qumbi, iyo Malkaa Dhajo. Sidoo kale, ciidamadu waxay howlgalo kale ka sameeyeen deegaanada Beer-xaani iyo Barja, halkaas oo ay ku lahaayeen Maleeshiyaadka Khawaarijta godad waaweyn oo ay ku dhuumaaleysanayeen, isla markaana ay bulshada Soomaaliyeed uga soo maleegi jireen dhagarta. Wixii faahfaahin ah, kala soco halkan

SNA RADIO
18 544
photo content

SNA RADIO
18 544
photo content
+4

SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
Ciidamadda Xasalinta Magaalada Gaalkacyo ayaa caawa sameeyay howgal roondo ah Kaas oo ay ka sameeyeen gudaha xaafadaha magaalada. Howlgalkaan ayaa lagu sugayay amniga Guud ee magaalada waxana ciidamaddu ay shacabka fareen inay kala shaqeeyaan amniga & ka hortaga ficilada amniga lidka ku ah.

SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
Ciidamo isku dhaf ah oo ka tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa loo xilsaaray sugidda amniga magalada Gaalkacyo oo lab
+9
Ciidamo isku dhaf ah oo ka tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa loo xilsaaray sugidda amniga magalada Gaalkacyo oo laba habeen ka hor ay ka dhacday shaqaaqo u dhaxeysa dadka degan magalada. Masuuliyiinta ayaa ciidamada farey inay tilaabo sharci ah ka qaadaan cid walba oo isku dayda khal khal Galinta amaanka Gaalkacyo.

SNA RADIO
18 544
Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa shaaciyay in ciidamadu ay soo rideen 6 diyaaradood Drone ah, 24 sa
Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa shaaciyay in ciidamadu ay soo rideen 6 diyaaradood Drone ah, 24 saac ee u dambeysay, kuwaas oo argagixisadu u adeegsanayeen. "24-kii saac ee u danbeysay, Ciidanku waxay soo rideen oo burburiyeen 6-Drone oo Argagixisadu isku dayday in ay adeegsato. #Cilmiskaad." Howlgalka ciribtirka argagixisada ayaa maraya meel wanaagsan, ciidamada geesiyaasha ah ayaa gaaray guulo ay ku diirsadeen shacabka Puntland.

SNA RADIO
18 544
photo content
+2