ch
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

前往频道在 Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

显示更多

📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览

频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 551 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 551 名订阅者。

根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

18 551
订阅者
-1824 小时
-1177
-48030
帖子存档
SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa maanta Argagixisada Daacish ka qabsaday 4-Talis oo waaweyn, Kaydad Saad, Geerashyada gawaarida iyo kuwa lagu farsameeyo qaraxyada, kuwaasi oo ka dhigaya tirade guud ee Talisyada iyo Saldhigyada ay Ciidamada DPL ka qabsadeen Daacish intii hawlgalku socdey 48-goobod oo muhiim u ahaa. Talisyada waaweyn ee ay Ciidamadu ka qabsadeen Argagixisada Daacish waxaa ka mid ah Taliska Al-Barako, Taliska Digaale iyo dhammaan saldhigyada hoostaga Hadi-dharin iyo Hadi-xanaan ee buuralayda Calmiskaad ee G. Bari.

SNA RADIO
18 544
Aqoonsiyada xubno Ajaaniib ah oo katirsan argagixisada Daacish, ayna ku jiraan Rag u dhashay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa laga helay qaar kamid ah Talisyada iyo goobaha kale ee lagala wareegay argagixisada. Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa daah qaaday duullaanka argagixisada caalamiga ah ee ay ku doonayeen dhibaateynta shacabka Puntland ee wadajirka, nabadda iyo horumarka jecel.

SNA RADIO
18 544
photo content
+1

SNA RADIO
18 544
Argagixisada Daacish oo ka cararaysa talisyadoodii, Ciidanku kor ayuu kala socda. #Calmiskaad.

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
Ciidanka difaaca Puntland Ee ee ku jira howlgalka hilaac oo gobolka bari ee looga ciribtirayo kooxda argagixisada daacish ayaa maanta gudaha u galay saldhigyo waawayn oo kooxdu lahayd kuwaas oo ilaa shalay dagaal koox leh ay ka socdeen. Ciidanka ayaa godadkii waawaynaa waxay ugu tageen maydad argagixisadu ka carartay,diyaaraha dronta oo dhowr xabo ah,raashin & Agab kale oo ciidan. Ciidanka oo malmahaan saldhigyo hor leh gacanta ku dhigayay ayaa hormar sameeyay dhowr jiho oo dagaalku ka socdo buuralayda calmiskaad ee gobolka bari Saldhigyada ay ciidanku maanta la wareegeen waxaa kamid ahaa mid kooxda khawaarijtu u bixiyeen All-Dacwa kaasi oo ku lahaayeen maxkamad beenaad & xafiisyo ay dadka shacankaa uga soo hanjabi jireen kuna dhibi jireen

SNA RADIO
18 544
Geesiyaasha har iyo Habeen u taagan la’dagaalanka Argigixisada, waxay naga mudan yihiin garab istaag iyo dhiiragelin.

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Darawishta Puntland ayaa Gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca looyaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa & kuwo ay qaraxyo ku rakiban yihiin una diyaaraan inay is qarxiyaan. Qabashada Diyaaradahaan ayaa suurta gashay kadib dagaal kooxda Khawaraajita ee daacish & ciidanka howlgalka Hilaac Dhex marey waxaana sidoo kale ciidanku la wareegeen goobo ay kooxdaha cadowgaa kasoo duuli jireen. Gobolka bari waxaa si xowli ah uga socda howlgalka hilaac ee ciribtirka kooxda argagixisada ee daacish oo kuu dhuumalaysta buuralayda fog ee calmiskaad.

SNA RADIO
18 544
Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo isugu jira sifeyn iyo burburin ka sameeyay degaanka Hoos yimado lagta Caanoole oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose.

SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
Ciidanka difaaca puntland ee wada howlgalka ciribrirka argagaixisada puntland ee hilaac oo ka socda buuralayda calmismaad ee gobolka bari ayaa maanta diley xubno kamida kooxda daacish waxaana sidoo kald ciidanku ay ka wareegeen fariisimo ay argagixisadu halayd. Ciidankan ciribrirka argagixisada puntland ayaa cagta mariyay sidoo kale fariismo kooxahaad ay ku lahaayeen buuralayda calmismaad ee gobolka bari