ch
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

前往频道在 Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

显示更多

📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览

频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 492 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 492 名订阅者。

根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

18 492
订阅者
-2924 小时
-1097
-48830
帖子存档
SNA RADIO
18 492
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Ee ka imaanaya xadka ay ku kala qeyb-samaan Goballada Galgaduud iyo Sh/dhaxe ayaa sheegaya in saaka salaadii Subax ka dib diyaaradaha dagaalka ay duqeyma culus ay fuliyeen Duqeymaha ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Hareeri Culusoow iyo Raydab boore oo ah dhul hood ah sida ay warbaahinta Ciidamadda u sheegeen saraakiisha ciidanka Xds Goobaha la duqeeyay ayaa waxaa isku uruursanayay khawaarijta waa inta u dhaxaysa Ruunirgood iyo Galcad

SNA RADIO
18 492
Waa sawiro aan ka helnay howlgal Ciidanka Xds ay kasameeyeen nawaaxiga degaanka Goof-guduud maalintii Arbacada

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
photo content

SNA RADIO
18 492
Howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen deegaano dhaca galbeedka degmada waajid ee gobolka Bakool waxay ku dileen 25 ka mid ahayd khawaarijta kuwaas oo isku diyaarinayey dhagarta shacabka Soomaaliyeed. Khawaarijta la dilay 5 ka mid ah ayaa ahaa ajaanib qayb ka ahayd Maleeshiyaadka loo xilsaaray dhibaataynta Bulshada ku nool Gobolka Bakool, Gudoomiyaha degmada waajib Maxamed Macalin yuusuf oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijyey dhimashada Maleeshiyaadka khawaarijta oo ay ku jiraan ajaanibta,intaas ayuu raaciyey inay jiraan dhaawacyo dagaalka ku gaaray khawaarijta ciidanka ay weerarka ku qaadeen kuwaas oo ay goobta ka qaadeen. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sii baacsanaya farxadka maleeshiyaadkii ku jabay dagaalka.

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xds ayaa degmada Waajid ee Gobolka Bakool kudilay 12 dhagarqabe oo katirsan khawaarijta kadib markii ay isku dayeen inay soo weeraraan garoonka diyaaradaha degamadaasi.

SNA RADIO
18 492
photo content
+3

SNA RADIO
18 492
Abaanduulaha Qeybta 43-aad G/sare Cismaan Xaaji iyo Taliyaha Guutada 10-aad, Qeybta 43aad XDS Gaashaanle sare Cismaan Sheekh Cabdi, ayaa Safar shaqo ku tagay degmadda Doolow ee gobolka Gedo, si loo Dardar geliyo howlgalada lagula dagaalamayo Khawaarijta, waxaana halkaasi si Diiran ugu Soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan XDS.

SNA RADIO
18 492
photo content
+1

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano Hoostaga Gobolka Shabeelada Hoose Hawlgalkaan oo u jeedkiisu ahaa Burburinta goobaha ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka Nabadiidka ayaa waxaa fuliyey ciidanka ururka 64 aad guutada 7 aad ee qeybta 12 April ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Intii lagu gudo jiray baritaanka, Saraakiisha Ciidanku waxaa ay ku gulaysteen in ay burburiyaan goobo ay Nabadiidka ku farsamayn jireen walxaha qarxa iyo barahii lagu baadi jiray dadka shacabka ah ciidanka ayaa howlgalka ka fuliyey degaanada kala ah Kir koriyow,Doxa goled,Doxa goled,balad amin,Sharyale,Halimow,dukod,Liblay ,xalimow lugod,Caday bonad, Taliyaha Daraawiishta degmada walaweyn Cali juu ayaa Shacabka u sheegay in ay soo sheegay hadii ay arkaan Maleyshiyaadka Nabadiidka Taliyaha Ururka 64 aad guutada 7 aad ee qeybta 12 April Cali Cabdullahi Halac oo Howlgalka hogaaminayey ayaa sheegay in dhamaan goobihii nabadiidka ku dhibaateen jireen dadka shacabka la bur buriyey Cali Cabdullahi Halac ayaa Xusay in ay sii wadi doonaan Howlgalada dalka looga saarayo Nabadiidka

SNA RADIO
18 492
photo content
+3

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku Burburiyay Jidgooyo iyo xarun Khawaarijtu ku la hayd deegaanka Jameeco ee Gobalka Baay halkaas oo ah goob ay doonayeen in ay ku Cuna qabateeyaan Shacabka ku nool Gobalkaas. Hawlgalkaan oo dhacay maqribnimadii Caawa ayaa lagu dilay Maleeshiyaad gaaraya 15 qof kuwaas oo ay ku jiraan sadex Horjooge. Waxaa gabi ahaan la burburiyay jidgooyadii Khawaarijta waxaana goobta laga fasaxay gaadiidkii dadwaynaha ee ay halkaas ku xanibeen. Waa hawlgalkii labaad oo muddo 24 saac ah ka dhaca wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo gaar ahaan inta u dhaxaysa leego iyo Buurhakaba halkaas oo Khawaarijtu ay isku dayaysay in ay xanibaan gaadiidka dadwaynaha si ay u dhibaateeeyaan Shacabka. Ciidanka Xoogga oo ka jawaabaya isku dayga Khawaarijta ayaa bilaabay hawlgalo lagu beegsanayo jidgooyooyinka xaaraanta ah ee Khawaarijta

SNA RADIO
18 492
Ciidamadda degaanka Ee degmada qoryooleey ayaa weerareeray bar control oo ay khawaarijta lacago baad ah uga qaadi jireen shacabka weerarka ayaa lagu dilay labo dhagarqabe iyadoona laga furtay laba qori

SNA RADIO
18 492
photo content
+8

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay kasameeyeen degaanada oo Gal-libaax, Al-furaat iyo dhulka howdka ah ee u dhexeeyo gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galguduud iyo degaanada ku xeeran ayay ku dileen 150 dhagarqabe & lix Amiir oo uu kujiro horjooge Daahir Calasoow sida uu warbaahinta Ciidamadda Qalabka sida u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Generaal Axmed Aadan Cali. Howlgalka oo saaka aroornimadii bilaawday ayay ciidanka Xds jab xoog leh ku gaarsiiyee n argagexisada waxayna kuburburiyeen meelihii gabaadka ay ka dhiganayeen khawaarijta.

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+9