SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 322 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 198,并在 索马里 地区排名第 477 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 322 名订阅者。
根据 12 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -486,过去 24 小时变化为 -19,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 4.31% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 0 次浏览,首日通常累积 790 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 13 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 322
订阅者
-1924 小时
-1297 天
-48630 天
帖子存档
18 314
Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa Jubalnd oo Jabkii ugu cuslaa gaarsiyaya Khawaarijta As dagaalkii saaka ka dhacay Baarsanguuni
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Jubaland ayaa faahfaahin ka bixiyey jabka maanta Khawaarijta la gaarsiisay.
18 314
Waa mid kamid ah khawaarijta oo Ciidanka Xds iyo kuwa Jubbaland nolosha ku qabteen isagoo daroogeeysan
18 314
DEG DEG. Ciidanka XDS qaybta 43aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen Kooxda Khawaarijta ah iney kusoo qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubada Hoose.
Ciidamada ayaa kahor tagay Khaawarijta oo xogtooda la hayey waxaana mesha looga dilay naftood haligayaal badan kuwaas oo meedadkooda ay goobta oga carareen.
18 314
Ciidanka Xogga Dalka Somaliyeed Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Ayaa Cawa soo riday diyarad doroon oo ay khawaarij u isticmaalayeen basaasnimo
18 314
DEG DEG: Degaanka #Baraag-gur-guurte oo qiyaastii 20 KM u jirta degmada Xarardheere ee Koonfurta Gobolka mudug diyaaradaha dagaalka ayaa goordhow duqeymo culus kula eegtay maleeshiyaad badan oo ku sugnaa.
Khawaarijta ayaa maalmahan degaankaasi kusoo gurayay gaadiid dagaal, iyo maleeshiyaad fara badan waxaana xiliga duqeeymaaha la la beegsaday halkaa ku sugnaa gadiid dagaal iyo xubno ka tirsan Argagixisada.
Jab xooggan ayaa lasoo warinayaa inuu gaaray khawaarijta faahfaahin dheeri ah hel oo nala joog.
18 314
Ururka 161’aad Guutada 16’aad Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgal ka faliyeen deegaanka Caliyow baariyow ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Howlgalkan oo ahaa mid Qorsheysan ayaa lagu so qabtey Horjooge lagu magacaabo Xuseen Cali Caliyow oo ahaa madaxa waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka oo ah baada xoolaha shacabka soomaaliyeed.
Danab ayaa Gacan kula Dagalama Haraadiga arxanka Daran khawaariijta Gacana ku caawiya shacabka Soomaaliyeed.
18 314
Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidamada XDS, dadka Deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah Ee taageera Soomaaliya ayaa ka dhacay Deegaanka Reydab Boorre oo ka tirsan Sh/dhaxe.
Howlgalkaan ayaa dhacay xalay waxaana si gaar ah loo beegsaday saldhig maleeshiyada maafiyada ah ay ku lahaayeen inta u dhaxeysa Ceelbacad iyo Ruunirgood, waxaana lagu laayay maleeshiya badan oo Argagixisada ka tirsan.
In ka badan 11 gantaal ayaa Diyaaradaha Dagaalka si gaar ah ula beegsadeen gaadiid dagaal iyo xubna Horjoogayaal ah, waxaana la gubay gaadiid dagaal oo ay ku jiraan Booyada biyaha u qaada Argagixisada, gaari uu saarnaa qorayga suuga loo yaqaano.
18 314
Cabdirisaaq Aadan Booloow oo khawaarijta katirsan ayay Geesiyaasha Xds nolosha ku qabteen howlgalada ay kawadaan nawaaxiga Basro.
