ch
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

前往频道在 Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

显示更多

📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览

频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 498 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 498 名订阅者。

根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

18 498
订阅者
-2924 小时
-1097
-48830
帖子存档
SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyin Khawaarijta ku aastay wadada xiriirisa Kismaayo iyo Jamaame

SNA RADIO
18 496
photo content

SNA RADIO
18 496

SNA RADIO
18 496
photo content
+1

SNA RADIO
18 496
+9

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal ay afar maalin kawadaan degaano katirsan gobolka Jubaddanhoose ku guuleeystay inay soo saaraan islamarkaasna fashiliyaan miino khawaarijta ku aaseen wadooyinka si ay ugu dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed. Howlgalada ayaa ka socdo nawaaxiga Baar-sanguuni iyo dhinaca kale ee wabiga gaar ahaan tuulooyin hoostaga degmada Jamaame.

SNA RADIO
18 496
photo content
+3

SNA RADIO
18 496
Deg Deg. 7 kamid ah Khawaarijta ayaa hada lagu qabyay tuulada Soomarey oo hoos tagtay Degmada Jamaame, sidoo kale dhimasho Khawarijta ah ayaa jira. Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Kuwa Nabadsugida gaar ahaan Gurmad Qaran ayaa howlgalkan iska kaashanaya.

SNA RADIO
18 496
photo content

SNA RADIO
18 496
[04/03, 11:24 am] Abdiasiis Isxaq Daruuri Waajid: Ciidanka Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Iyo Kuwa Degaanka Ayaa Ka Hortagay Dagaal Culus Oo Xalay Sakhdi dhaxe Ay Ku Soo Qadeen Xero Ay Ku Leeyihiin Ciidanka Gesiyaasha Ururka 260aad. [04/03, 11:28 am] Abdiasiis Isxaq Daruuri Waajid: Ciidanka Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Iyo Kuwa Degaanka Ayaa Ka Hortagay Dagaal Culus Oo Xalay Sakhdi dhaxe Ay Ku Soo Qadeen Xero Ay Ku Leeyihiin Ciidanka Gesiyaasha Ururka 260aad. Inkabadan 30Ayaa Meesha Lagaga Dilay Guddomiyaha Degmada Wajid Ahna Duqa Magalada Mudane Mohamed Moallim Yusuf Ayaa Saka Kormeer Ku Tagay Goobta Dagaalka Ka Dhacay Isagoona dhiira galin U Sameyey Ciidanka Gesiyaasha Ururka 260aad Iyo Kuwa Degaanka.

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Iyo Kuwa Degaanka Ayaa Ka Hortagay Dagaal Culus Oo Xalay Sakhdi dhaxe Ay Ku Soo Qadeen Xero Ay Ku Leeyihiin Ciidanka Gesiyaasha Ururka 260aad.

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal ay shalay ka sameeyeen nawaaxiga degmada Jamaame gaar ahaan tuulooyinka Muuse Xaaji, Turnhouse, Malaayleey ku dilay maleeshiyaad khawaarijta katirsan iyagoona nolosha ku qabtay 7 kale faah faahin dheeraad ah halkaan kala soco

SNA RADIO
18 496
photo content
+4

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal ay shalay ka sameeyeen nawaaxiga degmada Jamaame gaar ahaan tuulooyinka Muuse Xaaji, Turnhouse, Malaayleey ku dilay maleeshiyaad khawaarijta katirsan iyagoona nolosha ku qabtay 7 kale faah faahin dheeraad ah halkaan kala soco

SNA RADIO
18 496
photo content
+5

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa nolosha ku qabtay 6 Khawaarij ah kadib howlgalo ka dhacay degaano katirsan gobolka Jubadda hoose

SNA RADIO
18 496

SNA RADIO
18 496
photo content
+3

SNA RADIO
18 496
photo content
+5