fa
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

رفتن به کانال در Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SNA RADIO

کانال SNA RADIO (@codkacqs) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 498 مشترک است و جایگاه 12 179 را در دسته اخبار و رسانه‌ها و رتبه 470 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 498 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 01 ژوئیه, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -488 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -29 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 10.61% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 963 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 25 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 02 ژوئیه, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانه‌ها تبدیل کرده‌اند.

18 498
مشترکین
-2924 ساعت
-1097 روز
-48830 روز
آرشیو پست ها
SNA RADIO
18 498
photo content
+9

SNA RADIO
18 498
photo content
+9

SNA RADIO
18 498
Waa mid kamid ah khawaarijta oo Ciidanka Xds iyo kuwa Jubbaland nolosha ku qabteen isagoo daroogeeysan

SNA RADIO
18 498

SNA RADIO
18 498
DEG DEG. Ciidanka XDS qaybta 43aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen Kooxda Khawaarijta ah iney kusoo qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubada Hoose. Ciidamada ayaa kahor tagay Khaawarijta oo xogtooda la hayey waxaana mesha looga dilay naftood haligayaal badan kuwaas oo meedadkooda ay goobta oga carareen.

SNA RADIO
18 498
+9

SNA RADIO
18 498
+9

SNA RADIO
18 498
Ciidanka Xogga Dalka Somaliyeed Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS Ayaa Cawa soo riday diyarad doroon oo ay khawaarij u isticmaalayeen basaasnimo

SNA RADIO
18 498
+3

SNA RADIO
18 498
DEG DEG: Degaanka #Baraag-gur-guurte oo qiyaastii 20 KM u jirta degmada Xarardheere ee Koonfurta Gobolka mudug diyaaradaha dagaalka ayaa goordhow duqeymo culus kula eegtay maleeshiyaad badan oo ku sugnaa. Khawaarijta ayaa maalmahan degaankaasi kusoo gurayay gaadiid dagaal, iyo maleeshiyaad fara badan waxaana xiliga duqeeymaaha la la beegsaday halkaa ku sugnaa gadiid dagaal iyo xubno ka tirsan Argagixisada. Jab xooggan ayaa lasoo warinayaa inuu gaaray khawaarijta faahfaahin dheeri ah hel oo nala joog.

SNA RADIO
18 498
photo content

SNA RADIO
18 498
Ururka 161’aad Guutada 16’aad Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgal ka faliyeen deegaanka Caliyow baariyow ee Gobolka Shabeelada Hoose. Howlgalkan oo ahaa mid Qorsheysan ayaa lagu so qabtey Horjooge lagu magacaabo Xuseen Cali Caliyow oo ahaa madaxa waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka oo ah baada xoolaha shacabka soomaaliyeed. Danab ayaa Gacan kula Dagalama Haraadiga arxanka Daran khawaariijta Gacana ku caawiya shacabka Soomaaliyeed.

SNA RADIO
18 498
Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidamada XDS, dadka Deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah Ee taageera Soomaaliya ayaa ka dhacay Deegaanka Reydab Boorre oo ka tirsan Sh/dhaxe. Howlgalkaan ayaa dhacay xalay waxaana si gaar ah loo beegsaday saldhig maleeshiyada maafiyada ah ay ku lahaayeen inta u dhaxeysa Ceelbacad iyo Ruunirgood, waxaana lagu laayay maleeshiya badan oo Argagixisada ka tirsan. In ka badan 11 gantaal ayaa Diyaaradaha Dagaalka si gaar ah ula beegsadeen gaadiid dagaal iyo xubna Horjoogayaal ah, waxaana la gubay gaadiid dagaal oo ay ku jiraan Booyada biyaha u qaada Argagixisada, gaari uu saarnaa qorayga suuga loo yaqaano.

SNA RADIO
18 498

SNA RADIO
18 498
Cabdirisaaq Aadan Booloow oo khawaarijta katirsan ayay Geesiyaasha Xds nolosha ku qabteen howlgalada ay kawadaan nawaaxiga Basro.

SNA RADIO
18 498
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad katursan khawaarijta ayaa lagu laayay duleedka deegaanka Jowle ee Gobolka Mudug,” Gudoomiyaha Degmada Xarar-dheere. Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamadda degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay horjoogayal iyo maleeshiyaad khawaarijta katirsan kuwaasi oo wadada loo galay.

SNA RADIO
18 498
photo content
+2

SNA RADIO
18 498
photo content
+4

SNA RADIO
18 498
Ururka 161’aad Guutada 16’aad kumaandooska Danab ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyeen Deegaanada kala ah beeley iyo buur-haybe oo ka tirsan degmada buur-hakaba ee Gobolka Baay. Geesiyaasha kumaandooska Danab XDS ayaa waxa ay burburiyeen fariisamo ay halkaas ku lahayeen khawaariijta Sidokale waxaa la burburiyeey meel khawaariijta dadka shacabka ah ay kaga qaadi jireen baada ay ugu yeeraan sakaawaadka. Ciidanka kumaandooska Danab XDS ayaa ah awooda sida tooska ah ugu hortagta baacsiga firxadka haraadiga khawaariijta.