malikat maria🥰✨❤️
前往频道在 Telegram
"🍁qiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....😇🥰🦋🥀 💝🦋💙
显示更多1 854
订阅者
无数据24 小时
-87 天
-3330 天
数据加载中...
吸引订阅者
十一月 '2511月 '25
十一月 '250
在0个频道中
十月 '25
+8
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+5
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+2
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+6
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+6
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+4
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+4
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+8
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+22
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+26
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+16
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+29
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+44
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+59
在1个频道中
Get PRO
三月 '24
+78
在50个频道中
Get PRO
二月 '24
+59
在29个频道中
Get PRO
一月 '24
+148
在31个频道中
Get PRO
十二月 '23
+44
在61个频道中
Get PRO
十一月 '23
+47
在85个频道中
Get PRO
十月 '23
+70
在87个频道中
Get PRO
九月 '23
+132
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+190
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+288
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+73
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+62
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+74
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+94
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+151
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+126
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+126
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+222
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+143
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+194
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+380
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+688
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 19 十一月 | 0 | |||
| 18 十一月 | 0 | |||
| 17 十一月 | 0 | |||
| 16 十一月 | 0 | |||
| 15 十一月 | 0 | |||
| 14 十一月 | 0 | |||
| 13 十一月 | 0 | |||
| 12 十一月 | 0 | |||
| 11 十一月 | 0 | |||
| 10 十一月 | 0 | |||
| 09 十一月 | 0 | |||
| 08 十一月 | 0 | |||
| 07 十一月 | 0 | |||
| 06 十一月 | 0 | |||
| 05 十一月 | 0 | |||
| 04 十一月 | 0 | |||
| 03 十一月 | 0 | |||
| 02 十一月 | 0 | |||
| 01 十一月 | 0 |
频道帖子
☘qalbiyadeenu ma daxaleystaan illa inan inagu noqono kuwo nafahooda hil mamay mahane..!
القرآن ❤️😊
| 2 | " Haddii jannadu tahay meesha qofka loogu nimceeyo, cadaabtuna tahay meesha qofka lagu ciqaabo, ogoow adduunyaduna waa meesha qudha ee bani'aadamka lagu imtixaano."
~Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil. | 122 |
| 3 | @Malikataa
Ciwaankaas | 123 |
| 4 | Hadii uu jiro qof chanalka saaxib nagula ah oo doonaya inuu halkaan wax soo dhigo. Ha
Inoogu soo sheego admin baa laga dhigayaa | 119 |
| 5 | Abu hureyra Rc wuxu ka weriyay Nabiga ﷺ inu yiri: "Ruuxii xaadira janaazada si uu ugu dukado waxa u sugnaaday qiiraad aya u sugnaday ruuxii janaazada raaca ilaa iyo laga aaso waxa usugnaaday labo qiiraadhaan u sugnaday
Qiiraadhaan wa maxay rasuulka Allow wuxu yiri:
"Waa Labo buur oo ajir oo waaweyn."
Bukhari & Muslim
عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: (من شهد الجنازة حتي يصلي عليها فله قيراط، ومن شهدها حتي تد فن فله قيراطان)، قيل :وماالقيراطان قال : (مثل الجبلين العطيمين) متفق عليه | 152 |
| 6 | 🌸qofka sharfan ee dadka ufiicann ee laandheeraha ihi waa ka Alle af yaqaan.
Macnaha: tafsiirka hadalka Alle yaqaan
Qof walba waxaa ku waajiba inuu barto tafsiirka faatixa maadama salaad kasta lagu dukanayo axkaam ahaana qofkasta qaybta cibaadada waa ku waajib qofka inuu barto❤️ qofkii quraankoo dhan bartana yaaba heli kara camalna ku darsada Allahuma barik❤️ | 131 |
| 7 | - صِيامُ يوم الخميس 🌿-
قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ،
باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا.
- رواه مسلَّم .
إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا
Berri waa qamiis kamid noqo kuwa sooma oo nooleya Sunada nebigaﷺ ♥️ | 1 |
| 8 | Ilaahow adigoo ah midka wax kasta fududeeya, ii fududee arrintayda, albaabada naxariistaada ii fur, riyadaydana ii rumee adigoo ah kan ugu naxariista badan kuwa naxariista leh. | 90 |
| 9 | Abu hureyra wuxu ka weriyay Nabiga ﷺ inu yiri:
addoonka wuxu ku hadlaa erayo oo aan laga fiirsanin taso u sababeso naar oo ka fogasho badan qorax ka so bax iyo qorax udhac.
Bukhari & Muslim
عن أبي هريرة رضي الله، ان رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:(ان العبد ليتكلم بالكلمة مايتبين فيها، يزل بهافي النار ابعد ما بين المشرق والمغرب )متفق عليه
📚 | 104 |
| 10 | Sacad bin bilaal ayaa yiri baa la yiri:
Addoonku hadduu dambaabo ilaahey subxaanahu wt wuxuu ku galladaystaa afar xaladood:
- Arsaaqdiisa kama jaro.
- Caafimaadkiisa kama qaato.
- Dembigiisa korkiisa kama muujiyo.
- Ciqaabtiisana kuma soo dedejiyo.
❤ | 129 |
| 11 | Dadkii wanaagsanaa mid kamida ayaa yiri
“Marka aanu salaada xageeda soo aadno kabaha markaan bixinayno ayaan adduunyadana kabaha la bixin jirnay”
Macnaha sida aan kabaha u siibmay ayaan adduunka oo dhan sida kabaha uga tagi jirnay oo salaada ayaan khushuuc ku tukan jirnay❤️ | 115 |
| 12 | Akhaaqda waa dabeecad ku jirta qalbiga qof kasta oo tarbiyadisa wanagsanayd.💯 | 150 |
| 13 | Dhammaantiin waxaan idin kugu hambalyaynayaa Curashada Sannadka Cusub 1447 Hijr
Mid Khayreysan Allaha nooga dhigo.🤲 | 175 |
| 14 | Nasashada ugu sareysa noloshaada😍🔝
waxaad dareemaysaa markii aad Alleﷻ
dartiis wajigaaga dhulka u dhigto♥️🧎🏻♂️ | 174 |
| 15 | Nabigaﷺ ayaa la waydiiyay:
"maxaa ugu badan oo ay dadku Janada ku galaan?"
Wuxuu yiri: "Cabsida Illaahay iyo Akhlaaqda Wanaagsan♥️" | 182 |
| 16 | Taabicigii la oran jiray Mucaawiya Binu Qurrah ayaa yiri:
"Waxaan la kulmay toddobaatan (70) ka mid ah asxaabta Nebi Muxammad (SCW), kuwaasoo haddii ay maanta idin dhex yimaadaan, aan waxba ka garan lahayn waxa aad ku sugan tihiin – marka laga reebo aadaanka."
Hadalkaas Mucaawiya Binu Qurrah wuxuu si qoto dheer u muujinayaa sida ay ummadda Nebi Muxammad (SCW) isu beddeshay, oo ay uga fogaadeen dhaqankii suubanaa ee ay ka dhaxleen Nebigooda. | 197 |
| 17 | Xishoodka iyo Qiimaha uu Islaamku Siiyay
Xishoodka waa akhlaaqda diinta Islaamku oo ay si weyn u ammaantay, waana dareen qofka ka celinaya inuu ku kaco wax xun ama ceeb ah.
قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا، وَخُلُقُ الإِسْلَامِ الْحَيَاءُ"
"Diin kasta waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka."
[Mu’jam Al-Tabaraani Al-Kabiir]
قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِذَا لَمْ تَسْتَحْيِ فَاصْنَعْ مَا شِئْتَ"
"Haddii aadan xishoonayn, samee waxaad doonto."
[Saxiix Bukhaari]
Xishoodku waa mid ka mid ah astaamaha ugu muhiimsan ee qofka Muslimka ah. Waa inaan ku dadaalnaa ilaalinta xishoodka iyo akhlaaqda wanaagsan si aan u dhowrno xiriirka aan la leenahay Alle iyo bulshada. | 196 |
| 18 | "𝗜𝗻 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗴𝗶𝗶 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹𝗴𝘂𝗱, 𝗶𝗻 𝘅𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗹𝗮𝗮𝗾 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝘄𝗮𝘆𝗻"
𝗖𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗶𝗯𝗻𝘂 𝗸𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗯(𝗥𝗖) | 99 |
| 19 | Jaceylka xad-dhaafka ah ee aduunka waa xabsi qalbiga ku dhaca wuxuuna keena 3 Arimood
1) Walwal joogto ah .
2) Daal aan dhamaad laheyn .
3) Murugo joogto ah .
Wadada keliya ee looga badbaadi karo waa in addunyada loo arko wadadii aaqiro loo mari lahaa oo aysan addunyada noqon hadafka loo noolyahay .
Maxaa yeelay addunyada lagama dhergo
Nabi Muxamed (NNHK) wuxuu dhahay
ma buuxiso caloosha Aadamaha - Nafta Aadamaha wax aan ahayn ciidda .
waxaa wariyay Bukhaari (6436) Muslim (1049) | 139 |
| 20 | Koofiyada ay xidhaan ardayda jaamacadaha ka baxa waxaa hindisey ama alifey Muslimiintii Andalus, sababta ay u alifeen ayaa waxay ahayd in ay ardayga madaxa u saaraan Kitaabka Qur'aanka ah oo ay ku jirto ayaada odhanaysa.
"وَفَوْقَ كُلِّ ذِي عِلْمٍ عَلِيمٌ"
"Mid kasta oo cilmi leh waxaa ka sareeya mid cilmi badan" waa Ilaahay "swt".😍😍😍 | 124 |
