cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

malikat maria๐Ÿฅฐโœจโค๏ธ

"๐Ÿqiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....๐Ÿ˜‡๐Ÿฅฐ๐Ÿฆ‹๐Ÿฅ€ ๐Ÿ’๐Ÿฆ‹๐Ÿ’™

Mostrar mรกs
Finlandia2 074El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad37 241
Publicaciones publicitarias
2 364
Suscriptores
Sin datos24 horas
-37 dรญas
-1330 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Aqriska ๐Ÿฆ‹ 1. Aqrisku wuxuu xajiyaa gacan ku haynta aqoonta. 2.Aqrisku wuxuu layliyaa maskaxda. 3.Aqrisku wuxuu dhisaa garaadka wuxuu kordhiyaa hal-abuurka, wuxuu balaariyaa khayaalka iyo mala-awaalka 4.Aqrisku wuxuu ku siiyaa waaya-araggnimo, waqtiguu qiimuu u yeelaa. Waa sababta aayadii ugu horraysay ee Quraanka ay inoo fartay Aqriska Habeen wanaagsan:โค๏ธโœจ๐Ÿ˜Š
Mostrar todo...
โค 1
Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa Page:76 pages Size:406 KB ๐Ÿ˜Šโค๏ธ
Mostrar todo...
NAFTAYDAAY IMAQAL (1).PDF4.07 KB
๐Ÿฅฐ 3
Photo unavailableShow in Telegram
Buugayga๐Ÿฅฐ๐Ÿฅน ฤฐmam bukhaariโค๏ธโ€๐Ÿฉน ๐Ÿฉถnaftaydaay imaqal๐Ÿฉถ
Mostrar todo...
๐Ÿ”ฅ 5
ุนูŽู†ู ุงู„ู…ูŽุฑุกู ู„ุง ุชูŽุณุฃูŽู„ ูˆูŽุณูŽู„ ุนูŽู† ู‚ูŽุฑูŠู†ูŽู‡ูโ˜†ููŽูƒูู„ูู‘ ู‚ูŽุฑูŠู†ู ุจูุงู„ู…ูู‚ุงุฑูู†ู ูŠูŽู‚ุชูŽุฏูŠย  โœจ๐Ÿฆ‹๐ŸŒธ Qofka waxba ha weydiin ee waxaad Eegtaa saaxiibadii ,mid kastoo Saaxib leh ,Saaxiibkii buu ku Deydaaโœจ๐Ÿฆ‹๐ŸŒธ
Mostrar todo...
โค 5
Photo unavailableShow in Telegram
Sanad cusub oo wnaagsanย  happy Hijri new yearย ย  ๐Ÿฅฐโค๏ธ
Mostrar todo...
โค 4
Photo unavailableShow in Telegram
5 Oraah oo caan ah oo dhiirigelin ah:๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ’• "Naftaada ha barbar dhigin dadka kale, waxaad barbar dhigtaa naftaada shalay. " ๐Ÿ”ธ "Waligaa ha is dhiibin, xitaa haddii aad la kulanto dhibaatooyin waaweyn. " - Thomas Edison ๐Ÿ’• "Maskaxdu waa qalabka ugu awooda badan ee aad haysato, u isticmaal si xikmadaysan. " - Dale Carnegie ๐Ÿ”ธโ€œWeligaa ha joojin inaad waxbarato, xitaa haddii aad weynaato. " - Benjamin Franklin ๐Ÿ’• "Noqo mid wanaagsan, xitaa waqtiyada ugu adag. " - Dalai Lama oo
Mostrar todo...
โค 6
Photo unavailableShow in Telegram
Qofkaan naftiisa ka adkaan waxba maaha. Ka adkaw naftaadaโœจ
Mostrar todo...
๐Ÿฅฐ 6
Markasta oo noloshaadu kala firdhisanto naftaada ... Ku diyaari Quraankaโค๏ธ ูƒูู„ู…ุง ุจุนุซุฑุช ุงู„ุญูŠุงุฉ ุฑูˆุญูƒย  ุงุนุฏ ุชุฑุชูŠุจู‡ุง ุจุงู„ู‚ุฑุขู†โค๏ธ
Mostrar todo...
โค 3
Photo unavailableShow in Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ โโ”โ”โ” ๐Ÿ“โœฆ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— โœฆ๐Ÿ“ โ”โ”โ”โ     โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @XIKMADAHA_NOLOSHAA โ†ช๏ธ @xikmadosomali โ†ช๏ธ @same_wade_team โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @kaahanolosha โ†ช๏ธ @ARMAAN_FILMIS โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง @PROFESSOR_ARMAAN
Mostrar todo...
๐Ÿ“๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ฎ๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐Ÿ“

๐Ÿ“๐—›๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก ๐—™๐—จ๐—ฅ ๐—”๐—ค๐—ฅ๐—œ๐—ฆ๐—ง๐—˜๐Ÿ“
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sรณlo permite el anรกlisis de 5 canales. Para obtener mรกs, elige otro plan.