cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

malikat maria🥰✨❤️

"🍁qiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....😇🥰🦋🥀 💝🦋💙

Больше
Рекламные посты
2 376
Подписчики
-324 часа
-77 дней
-330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Hadii aan Damco inaan Qof qiimeeyo Waxa aan ku Hal_beegaa imisa buug ayaad Aqrisay Maxaadna aqrisay ? "Suqraad"
Показать все...
2
Waxa jiray shimbir yar oo Alle u tasbiixsan jiray malin walba. Malin malmaha kamid ah ayuu u tasbixsan sidii caadada aheyd kadib malaikta ayaa Alle weyne weydisey sababta uu utasbixsan wayey shimbirki yaraa Alle waxa uu yiri: wuu Iman donaa shaki la'aan sababtoo ah maheysto cidkale uu u Ashtakoodo malin ayuu shimbirki soo istagey geed korkii kadib mala'iktii ayaa jaceleystay inu hadlo balse wax hadal ah mu oran Alle weyne ya yiri: hadal oo sheeg waxa qalbigaaga ciriiriyay Wuxu yiri: waxan lahaa buul yar kaas oo ahaa gurigeyga Lakin wad iga qadatay Allow oo dabeysha aad so dirtay ya iga qaday kadib waxa daadatay ilintii shimbirka mala'iktii oo idilna wey amustey Alle wuxu yiri: waxa jirtay Abeeso taas oo ku so socatey buulkaga si ay kuu cunto kadib waxa amray dabeesha si ay u rogto buulkaga oo ad hurdada ka kacdid oo ad badbaadid Mar labaad ayuu ooyey oo samada dhan laga wada maqley isago oranayo maxa ka naxariis badan Allow Ha u murugoonin Arin aad Heli weysey hadad ogaan laheyn sidu ALLE weyne arimaheena ukala dabarayo qulubteena ayaa rogman laheyd xiiso aan uqabno keliya✨😍😭
Показать все...
😢 5 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Xikmadihi laga Qoray Qubuuraha : 1.Qofku wuxuu heystaa diinta saaxiibkiis ee qofku ha iska eego qofka uu la saaxiibayo. 2.Qofkii adeeca dumar wuu shalaayaa 3.Qofka quudiya ee shukriya wuxuu ka wanaagsan yahay qof sooman ee samra. 4. Ka saahidida aduunyada waxaa weye in aad kaga kalsoonaato waxa alle agtiisa kuu jira waxaa aad gacanta ku heysato. 4. Deg degsiinyada waxay ridaa heybada qofka. 5. Salaantu way ka horeysaa su'aasha, qofkii idin su'aala salaan ka hor ha u jawaabina. 6. Qaraabada oo la xiriiriyo, dabeecadda wanaagsan, iyo derisnimo wanaagsan, guriga way camiraan cimrigana way dheereeyaan 7. Aamusnaanta waa sayidka akhlaaqda, qofkii dood badan waa la fududeystaa.
Показать все...
5
00:17
Видео недоступноПоказать в Telegram
Talo Dumar❤️
Показать все...
5.27 MB
6
Фото недоступноПоказать в Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
Показать все...
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
"qiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin... 💝🦋💙
Показать все...
3
Фото недоступноПоказать в Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
Показать все...
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
00:24
Видео недоступноПоказать в Telegram
Dadka Danbigooda hala qeysan🚫
Показать все...
7.76 MB
👍 3
00:26
Видео недоступноПоказать в Telegram
Wakanaa Hogaamiyaha saxda ah ❤ صلي الله عليه وسلم
Показать все...
3.04 MB
7👍 1🥰 1
عَنِ المَرءِ لا تَسأَل وَسَل عَن قَرينَهُ☆فَكُلُّ قَرينٍ بِالمُقارِنِ يَقتَدي  ✨🦋🌸 Qofka waxba ha weydiin ee waxaad Eegtaa saaxiibadii ,mid kastoo Saaxib leh ,Saaxiibkii buu ku Deydaa✨🦋🌸
Показать все...
🥰 3🔥 1