ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
3 821
订阅者
-324 小时
-237
-7230
帖子存档
Maah-maah Soomaali " Lax Dhukan Col Iyo Abaarbo Moog" Lax Dhukan Waxaa La Mid Ah #Qofka Gaalka U Maleeyo In Uu Wanaag U Socdo Dantiisana Uu Ka Shaqaynaayo Isaga Oon Arkaynin Hagardaamada Gaalada Diinta Iyo Muslimiintaba Ay Ku Hayso. Waa Nin Hurdo.

Mooganaanta : Waa Hurdada Qalbiga , Saas Darteed Waxaad Arkeysaa In Badan Oo Dareen Ahaan Soo Jeedo Waaqicase Hurdo Aan Warba Haynin , Waxaad U Malaysaa Kuwa Soo Jeedo Iyaga Oo Hurdo. Ibnu qayim

Maah-maah Soomaali: "Gudineey ima goyseen ee gibilkey baa kugu jiro".
Maah-maah Soomaali: "Gudineey ima goyseen ee gibilkey baa kugu jiro".

Inta Badan Beenta Ayey Horo-mar Noogu Sheegaan Inagana Waan Iska Rumaysanaa Hada Ninkaas Garka Wuxuu Ku Doodayaa In Uu Dayaxa
Inta Badan Beenta Ayey Horo-mar Noogu Sheegaan Inagana Waan Iska Rumaysanaa Hada Ninkaas Garka Wuxuu Ku Doodayaa In Uu Dayaxa Biya Leeyahay Kalluunna (Malaay) Uu Ku Jiro.

Naftiina Iyo Tan Walaalihiina Gaza Ducada Ha Ka Ilaabina. اللهم أغث أهل غزة وانصرهم وأطعمهم فإنهم جائعون

Wariyeyaasha reer Gaza Xitaa Waa Kuwaa Baahi Awgeed Hadli Kari La'. Allow Gargaarkaada Iyo Gurmadkaada Reer Gaza Gaajada Ooga Saar.

﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾. «اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ».

Repost from Kooxda Kulmis
🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜🛜 Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/D0-p5U53L94wMmRk

Maxaa kaaga aadan Xasuuqa kasocda Qaza iyo dhamaan dhulalka muslimiinta? Fariin muhiim ah , Gaadhsii dadka kale. Turjumadii:- Walaalkiin Wanaagsane. https://t.me/rixlah

Abshir_Bacadle_Itoobiya_Kaydka_Xulka_Gabayada_Abwaan_Abshir_BacadleMP3.mp33.90 MB

Maalmahaan Waxa Socdo Oo Dhibaatooyin Ah Waxay Toos Kuu Tusinaysaa Diin Darada Bulshada Ay Ku Nooshahay Nusqaanta Iimaanka Saa'idka Ah Ay Ku Nool Yihiin Bulshadeena Jahliga Damaca Aduun Oo Ku Batay. Waxaad Dareemeysaa In Gaalada Hore Falal Ay Ka Xishoon Jireen Aan Ku Dhiiranayno Inaga Oo Muslimiin Ah.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waan salaamaya aqyaarteyda.

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday in
(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇   @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Cayaaraha maanta ka socdo soomaaliya waxaa asaas u ah qodobadaan👇 1 - Salaadaha oo la fududaysto 2 - af xumadda iyo xishood la aan 3 - cawradi rabbi amray in la asturo ooy muujiyaan 4 - dilka iyo tafaruqa iyo noolaynta qab-yaalada ayay astaan u yihiin 5 - ku jeesjeeska iyo fududaysiga sunnada nabiga ayaa ku badan. 6 - waqti lumiska haba sheegin 7 - isu ekaysiinta gaalada 8 - is dhex-galka dumarka iyo ragga waxaybo u tahay shay banaan oo danbiba aan ahayn. 9 - midda ugu daran waa ka tagista salaadaha waana kufri. 10 - jacaylka ay u hayaan wuxuu ka sareeya midka ay diinta u hayaan. Markaas ayay kuwo wax magarata ah ku leeyihiin waa is dhex-gal iyo hor-mar. #Xigasho

(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday in
(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad ) KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇   @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka . La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kusoo ko
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kusoo kordhisay barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq