ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
3 817
订阅者
-124 小时
-227 天
-7330 天
帖子存档
قال يا موسى

Culumadeena waa gaashaan aan waramaha cadawga naga difaaco Culumadeena waa ilays iyo iftiin aan mugdiga isaga ifino. Ibnu qayim ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri: Culimadu waa dhagxaan lagu tuuro shayaadiinta insiga iyo jinniga, kuwaas oo u waxyooda qaarkood qaarka kale eray qurxoon si kado ah dhagar, saas darteed culumada waa kuwa dhagax tuuro nuucaas shayaadiinta ah, hadey iyaga ahaan laheyn macaalimta diinta waxaa lagu tirtiri lahaa talbiiska (isku dheehida) kuwa dhumiyayaasha ah, ha yeeshee Allah culumada ayuu joojiyay iyaga oo diinta u ah gaar'hayayaal iyo ilaalo, iyo dhagax tuur colka ilaahey iyo colka rasushiisa". 📚 Miftaaxu daaris-sacaada. 1/260

Ijmaacaatka gaalaysiinta qofka aan Gaalaysiinin mushrikiinta 1️⃣ Al imaam Abul-Xusayn Al-Muladi ilaah  ha u naxariistee Wuxuu yiri: "Ahlu Qiblaha Oo Dhan Wax Khilaaf Ah Kama Qabaan: In Qofka Ka Shakiyo (Gaalnimada) Gaalka Inuu Gaal Yahay Maxaa Yeelay Kan Ku Shakiya Gaalnimada Iimaan Malaha Maxaa Yeelay Kama Yaqaano Gaalnimo Iimaan". [📗At-tanbiih War-radu Calaa Ahlil Ahwaa'i] 2️⃣ Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Yiri: Gaalnimada Kuwaan Duruuzka Iyo Nusayriyada Iskuma Khilaafaan Muslimiinta Iskaba Daayee Qofka Ka Shakiya Gaalnimadooda Isagaa Ah Gaal Iyaga La Mid Ah". [📘Al-fataawaa 35/161] 3️⃣ Shaykhul Islaam Muxamad Ina Cabdul-Wahaab Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [Nawaaqidu Al-islaam]: Sadaxaadka: Qofka Aan Gaalaysiinin mushrikiinta Ama Ka Shakiya Gaalnimadooda Ama Saxiixiya Mad-habkooda Wuu Gaaloobay (Gaalnimo) La Isku Raacsan Yahay". 4️⃣ Al-Qaadi Ciyaad Al-maaliki Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [📗Ash-shifaa]: Kan Aawgiis Waxaan Gaalaysiinaynaa Qofka Aan Gaalaysiinin Qofka Diin Dhigtay Wax Aan Ahayn Diinta Islaamka Oo Diimaha Ka Mid Ah Ama Ka Istaago Ama Ka Shakiya Ama Saxiixiya Mad-habkooda Haba Muujisto Iyada Ay Saas Tahay Islaam Oo Rumaysnaado Islaamka Hana Rumaysnaado Baadilnimada Mad-hab Kasta Waa Gaal (Wuxuuna Gaal Ku Yahay Ku Yahay) Muujisashada Waxa Uu Muujistay Oo Ah Kaas (islaamnimada) Wax Ka Duwan". 5️⃣ Sidoo Kale Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [Ash-shifaa]: Kan Dhamaantiis Kii Yiri Waa Gaal (Wuxuu-na Gaal Ku Yahay) Ijmaaca (Ku Guntamay) Qofka Aan Gaalaysiinin Axad Nasaarada Iyo Yahuuda Ka Mid Ah, Iyo Mid Walba Oo Faaruqa Diinta Muslimiinta, Ama Ka Istaago Gaalaysiintooda, Ama Ka Shakiyo". 6️⃣ Sheekha Faqiiha Ah Ee Cuthmaan Ina Fuudi Al-maaliki Wuxuu Yiri: "Ijmaaca Wuxuu Ku Guntamay Gaalaysiinta Qofka Aan Gaalaysiinin Qofka Ku Labaayo Camalka Islaamka Camal Gaalnimo Haba Ahaado Mid Ka Diin Dhigto Diinta Islaamka Sheegashadiisa". [📘Al-jaamicul-xaawii Lifataawaa Cuthmaan Binu Fuudi]

Daaha gadaashiis maxaa ku daboolan "diinta dowlada ayey xil ka saaran tahay in ay ilaaliso" iyo "kaniisad dalka waa laga dhisa karaa waana lagu cibaadeysa karaa" meel Isla galiya #xasan sheekh waligiis wuxuu raali galiyaa gaalada, diintana wuu dumiyaa.

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ https://t.me/THEKURAN KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ➡️ Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Mahad celin bulshadii sheekha garabkiisa istaagtay iyo taabashada wadaadii sheekha afka ku lubay Sh Xassaan xusayn

Somaliland daciifnimadeeda waxay bilawday ku been abuuradka bulshada laascaanood iyada oo ku suntayso in ay yihiin Argagixiso ama shabaab si ay taageero ooga hesho gaalada caalmaka qasta Una baabi'so shacabkaas dulman. Dowlada Somaliland u sheega been meel ma gaarto

Soomaaliyey iyaga wixii ka dhinta u tacsiyeeya idinka wixii idinka dhintana iyaga ha ku jeesjeesaano waa saqajaantii jaarli h
Soomaaliyey iyaga wixii ka dhinta u tacsiyeeya idinka wixii idinka dhintana iyaga ha ku jeesjeesaano waa saqajaantii jaarli hibdoo oo ku faraxsan dhimashada kumanaanka muslim.

Muxaadaro ka dhici doonto masjidka bilaal Nairobi Kenya ciwaankeedana yahay فقه الدعوة إلى الله 02 Sh. Xassaan Xusayn Aadam A
Muxaadaro ka dhici doonto masjidka bilaal Nairobi Kenya ciwaankeedana yahay فقه الدعوة إلى الله 02 Sh. Xassaan Xusayn Aadam Abuu Salmaan

Islaan ayaa isoo wacday iyada oo lacag I waydiinayso waxay igu tiri: "cuuryaan ayaan ahay waan garguurtaa ma soco kari #ilaahaa_igu_og #rasuulkaa_igu_og". Islaantaan maxaa ka qaldan ma ii sheegi kartaan.

Lugaha iyo gacmaha ha looga dhufto xabada madaxa yaan looga dhufanin🤔 sidee u Hadley sarkaalka

Laascaano maanta waxaa ku shahiiday abriyo aan waxba galabsanin dhacdada oogu xanuunka badan ee maanta laascaano ka dhacday waxay eheed in hoobiyihii ciidamada soomaali laan ay ridayeeb ku shahiideem hooyo iyo 7todoba caruur ah ay dhashay ilaah ha u naxariisto hoygooda caawa Rabbi ha ka dhigo kii jannaad oo ay aduunyada dhibkeeda ooga nastaan.

Muslimiinta reer suuriya dhibta ilaah ha u dhib yareeyo kooda shahiiday Ilaah ha ka aqbalo kooda dhaawacmayna ilaah ha u booga dhayo. Kuwa turkiga iyagana sidoo kale.

Ma taqaanaa luqada #carabiga ama tan #ingiriisiga? Ma rabtaa barashada qur'aanka kariimka adigoo #gurigaada joogo ama #goobtaada shaqo iyo saacad walba saacada aad doonto ? Haday jawaabtaada tahay #Haa Halkaan 👇 waa madal wax barasho oo lacag la,aan ah ka faa'daysta. https://maqraa.islamacademy.net/publish.php?hash=44e99af76e0d3f4e7eb331b3f3ef8e38

#Laas-caano Dagaal laas caano wuu sii kululaaday ilaa hada waxaa is haayo ciidamada deegaanka iyo kuwa Soomaali laan waxay u muuqataaa in gadaal loo riixay Soomaali laan.

Mooryaan baqayso marka qoray loo dhiibo xaalka waa sidaas waxaan nahay dad madax iyo majaba ay ka wada halaaween wlshey waa l
Mooryaan baqayso marka qoray loo dhiibo xaalka waa sidaas waxaan nahay dad madax iyo majaba ay ka wada halaaween wlshey waa lagaa nixiyay un lkn waxaa jiro boqolaal xaq daro lagu dilo dhiigoodana aan meel lagu sheegin.

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ:  Meegaar ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎