Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 065
المشتركون
-324 ساعات
-347 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
4 065
Muslimiinta reer suuriya dhibta ilaah ha u dhib yareeyo kooda shahiiday Ilaah ha ka aqbalo kooda dhaawacmayna ilaah ha u booga dhayo. Kuwa turkiga iyagana sidoo kale.
4 065
Ma taqaanaa luqada #carabiga ama tan #ingiriisiga?
Ma rabtaa barashada qur'aanka kariimka adigoo #gurigaada joogo ama #goobtaada shaqo iyo saacad walba saacada aad doonto ?
Haday jawaabtaada tahay #Haa
Halkaan 👇 waa madal wax barasho oo lacag la,aan ah ka faa'daysta.
https://maqraa.islamacademy.net/publish.php?hash=44e99af76e0d3f4e7eb331b3f3ef8e38
4 065
#Laas-caano
Dagaal laas caano wuu sii kululaaday ilaa hada waxaa is haayo ciidamada deegaanka iyo kuwa Soomaali laan waxay u muuqataaa in gadaal loo riixay Soomaali laan.
4 065
Mooryaan baqayso marka qoray loo dhiibo xaalka waa sidaas waxaan nahay dad madax iyo majaba ay ka wada halaaween wlshey waa lagaa nixiyay un lkn waxaa jiro boqolaal xaq daro lagu dilo dhiigoodana aan meel lagu sheegin.
4 065
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 065
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
✍️ الحَذَر مِنْ عُلَماء السُّوء ،،،
« قال عبدالله بن عمرو بن العاص رضي الله عنهما : يوشك أن تظهر شياطين يجالسونكم في مجالسكم ، ويفقِّهُونكم في دينكم ، ويحدِّثونكم ، وإنهم #لشياطين »
[ 📓البدع لابن وضاح 📖٢/١٥٧ ]
4 065
Wadaadadan markaan arko waxaan soo xusuustaa gabaygii sayid raximahullaah.
"-Dood waxaan uleeyahay culimada dafaarkaa.
- war idin ma doocine idinkeygu diimee.
- dalkaad iibasateen baa
Dacarta igu kiciyee.
Isla maansada isagoo caamada la hadlayo bow yiri:
-dood waxaan u leeyahay
dumarkiyo carruurtoo
-Dadkii idinka waynaa hadday idin dulleeyeen
-Dambi kama ay gaayine cuntay idinka doorteen
-Duunyaa la dhaafsaday dugsigaad galayseen
-Dameerkuna ma yeeleen halkay talo ku daysteen
-Dab intay shideen bay dalaq idinku siiyeen
-Doox intay qodeen bay ciid idinku daadsheen
-Nin idiin damqanayaa idinkama danbeeyee
-Hadaydaan digtoonaan daadka idin qaadiye
-Duleedada kufaartaa dacas idinku laynoo
-Naf dalkaaga doonaysa firaash looma daashee
-Dabkaan aan shidaayaa dawadiina weeyee
-Dariiqii rasuulkiyo dowga haka bayrina!”
4 065
War waa la idin ku kari waayayee
#Diinta in ay culumo is moodayaal magac iyo mushaar doono hor taagan yihiin halkaan ka eega.
4 065
☘☘Tusmada Kutubta Caqiidda.🍀🍀
📕 Al- Usuul Al- Thalaathah.
📕 Al- Qawaaci Al- Arbacah.
📕 Nawaaqid Al- Islam
📕 Usuul Al- Asitah
📕 Kashf Shubahaat
📕 Lumcatul Ictiqaad
📕 Kitaabu Tawxiid
📕 Ad-Dalaa’il
📕 Mufiidul Al-Mustafiid
📕 Sabiilu Najaat
📕 Masaa’ilu Jaahiliyah
📕 Kalimaatu Naaficah
📕 Ad-Durru An-Nadiid.
📕 At-Tadmuriyah.
📕 Al-Faadul Al-Kufri.
📕 Tad’hiirul Ictiqaad
📕 Kitaabul Iimaan Li Abii Cubayd
📕 Kitaabul Iimaan Li Binu Abii Shaybah.
📕 Kitaabul Iimaan Lil Qaadi Abii Yaclaa
📕 Kitaabu Sunnah Li Iimaam Xarbi Bin Ismaaciil Karmaani.
📕 Kitaabu Ar-Raddi Calal Jahmiyyah.
🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀☘
4 065
#Sufyaan taakeeye oo budka kula tuntay culumadii shirka loogu qabtay madaxtooyada soomaaliya.
4 065
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 065
Cumalada dowladaha shaxaadi waa kuwaan, xildhibaano la quraaminaayo waligiin ma maqasheen.
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
