SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 402 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 603,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 402 名订阅者。
根据 21 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.06% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 185 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 22 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 402
订阅者
-724 小时
-227 天
-15430 天
帖子存档
17 402
Muuqaalka Maanta
Online-Internet Malaga samayn karaa lacaga $50-$150 Malinkii??
Jwbta iyo Sida ay Macquulka ku tahay iyo Sida Anay Macquulka ku ahayn ka daawo Muuqalka oo dhamaystiran Linkiga Hoose.
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=3XZzNAvNPs0
17 402
#Samewade_Academy
Ogeysiiis Muhiim ah
Waxan Qadanay In ka badan 100+ project Design oo Aan ku samaynay Photoshop Iyo Illustrator Dhaman Projectiyadas Resources-kooda waxad ka helaysa Qaybta Hoose ee link description_ka Mahadsanidiin.
17 402
#SAMEWADE_ACADEMY
#HOYGA_XIRFADAHA
Cashiradii Ugu Danbeyay Graphic Design-ka
Baro oo Hel Shahado Free Ah
Halkan Kala Soco Si Taxane ah
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=N7R5biobVEY&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd&index=51
17 402
Ogeysiis Muhiim Ah Koorso Cusub + Shahaado Diploma Free Ah.
Dhawaan Channelka Samewade waxa uu bilawaya Koorso Cusub Taaso Ah COMPUTER BASICS Ama aas aaska Compter-ka waxana ku baran doonaa Microsoft Ofiice
Waxay Leedahay Shahaado Diploma iyo Imtixaan
Si aad u heshid Faafahinta Koorsadan oo dhamaystiran ka daawo Muuuqalka Linkigan Hoose
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=o1mVf7B0fG0
17 402
Cashirka Berito Insha Allah
Poster aad u fudud oo aan ku sameynayno Illustrator Kala Soco Cashiro Taxane ah oo iskugu jira design, Luuqadaha iyo Computerba SamewadeAcademy
Halkan ka daawo Posterka ugu danbeyay
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=4NQKnacLJfU&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=72
17 402
Social Media Poster
Dhaman Resources-ka Designkan Qaybta Link Descriptionka ka degso
👇👇👇👇👇👇👇👇
Halkan ka Daawo Cashir Maanta isla qaybta hoose ka degso Resources-ka
https://youtu.be/4NQKnacLJfU
17 402
Cashirka Maanta waa Cashirkii 8aad ee Basic iyo Sido Kale Cashirkii 48aad ee dhaman Koorsada Intay socotay.
Kaliya waxa inooga dhiman Koorsadan 12 Cashir total wuxuu ka koobnanaya 60 Cashir Insha Allah.
Kala Soco Koorsadan Iyadoo Dhamaystiran Samewade Acadmey.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=ZNcbCgfVxi0&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=8
17 402
Cashirka Berito aan qadan doono Insha Allah.
Poster Ugu danbeyay ee aan qaadano
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=TBA940vE-DA&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=71
#samewade_academy
17 402
Waxa Meel fcn inoo Baraya Barashada Illustrator waxana marayna Cashirkii 7aad Qaybta Basic-ga Bishan waan dhameyn doonaa Insha Allah ku xernow oo ka daawo Samewade Academy Si taxane ah
https://youtu.be/ghn65Y6iVOY
17 402
Dhawaan waxaa inoo bilaawan doono Buuga 2aad Ee Carabiga
Imtixanka Buuga 1aad ee Carabiga iyo dhaman Cashiradiisa oo 43 Cashir ka kooban Linkigan ka daaawo
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=Cg6DALUHmlo&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=44
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
