ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 402 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 603 في فئة التعليم والمرتبة 489 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 402 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 21 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -7، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.26‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.06‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 742 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 185 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 22 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 402
المشتركون
-724 ساعات
-227 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Muuqaalka Maanta Online-Internet Malaga samayn karaa lacaga $50-$150 Malinkii?? Jwbta iyo Sida ay Macquulka ku tahay iyo Sida
Muuqaalka Maanta Online-Internet Malaga samayn karaa lacaga $50-$150 Malinkii?? Jwbta iyo Sida ay Macquulka ku tahay iyo Sida Anay Macquulka ku ahayn ka daawo Muuqalka oo dhamaystiran Linkiga Hoose. 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=3XZzNAvNPs0

#Samewade_Academy Ogeysiiis Muhiim ah Waxan Qadanay In ka badan 100+ project Design oo Aan ku samaynay Photoshop Iyo Illustra
#Samewade_Academy Ogeysiiis Muhiim ah Waxan Qadanay In ka badan 100+ project Design oo Aan ku samaynay Photoshop Iyo Illustrator Dhaman Projectiyadas Resources-kooda waxad ka helaysa Qaybta Hoose ee link description_ka Mahadsanidiin.

#SAMEWADE_ACADEMY #HOYGA_XIRFADAHA Cashiradii Ugu Danbeyay Graphic Design-ka Baro oo Hel Shahado Free Ah Halkan Kala Soco Si
#SAMEWADE_ACADEMY #HOYGA_XIRFADAHA Cashiradii Ugu Danbeyay Graphic Design-ka Baro oo Hel Shahado Free Ah Halkan Kala Soco Si Taxane ah 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=N7R5biobVEY&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd&index=51

Ogeysiis Muhiim Ah Koorso Cusub + Shahaado Diploma Free Ah. Dhawaan Channelka Samewade waxa uu bilawaya Koorso Cusub Taaso Ah
Ogeysiis Muhiim Ah Koorso Cusub + Shahaado Diploma Free Ah. Dhawaan Channelka Samewade waxa uu bilawaya Koorso Cusub Taaso Ah COMPUTER BASICS Ama aas aaska Compter-ka waxana ku baran doonaa Microsoft Ofiice Waxay Leedahay Shahaado Diploma iyo Imtixaan Si aad u heshid Faafahinta Koorsadan oo dhamaystiran ka daawo Muuuqalka Linkigan Hoose 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=o1mVf7B0fG0

Cashirka Berito Insha Allah Poster aad u fudud oo aan ku sameynayno Illustrator Kala Soco Cashiro Taxane ah oo iskugu jira de
Cashirka Berito Insha Allah Poster aad u fudud oo aan ku sameynayno Illustrator Kala Soco Cashiro Taxane ah oo iskugu jira design, Luuqadaha iyo Computerba SamewadeAcademy Halkan ka daawo Posterka ugu danbeyay 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=4NQKnacLJfU&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=72

Social Media Poster Dhaman Resources-ka Designkan Qaybta Link Descriptionka ka degso 👇👇👇👇👇👇👇👇 Halkan ka Daawo Cashir
Social Media Poster Dhaman Resources-ka Designkan Qaybta Link Descriptionka ka degso 👇👇👇👇👇👇👇👇 Halkan ka Daawo Cashir Maanta isla qaybta hoose ka degso Resources-ka https://youtu.be/4NQKnacLJfU

Cashirka Maanta waa Cashirkii 8aad ee Basic iyo Sido Kale Cashirkii 48aad ee dhaman Koorsada Intay socotay. Kaliya waxa inoog
Cashirka Maanta waa Cashirkii 8aad ee Basic iyo Sido Kale Cashirkii 48aad ee dhaman Koorsada Intay socotay. Kaliya waxa inooga dhiman Koorsadan 12 Cashir total wuxuu ka koobnanaya 60 Cashir Insha Allah. Kala Soco Koorsadan Iyadoo Dhamaystiran Samewade Acadmey. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=ZNcbCgfVxi0&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=8

Cashirka Berito aan qadan doono Insha Allah. Poster Ugu danbeyay ee aan qaadano 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.yout
Cashirka Berito aan qadan doono Insha Allah. Poster Ugu danbeyay ee aan qaadano 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=TBA940vE-DA&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=71 #samewade_academy

Waxa Meel fcn inoo Baraya Barashada Illustrator waxana marayna Cashirkii 7aad Qaybta Basic-ga Bishan waan dhameyn doonaa Insh
Waxa Meel fcn inoo Baraya Barashada Illustrator waxana marayna Cashirkii 7aad Qaybta Basic-ga Bishan waan dhameyn doonaa Insha Allah ku xernow oo ka daawo Samewade Academy Si taxane ah https://youtu.be/ghn65Y6iVOY

Dhawaan waxaa inoo bilaawan doono Buuga 2aad Ee Carabiga Imtixanka Buuga 1aad ee Carabiga iyo dhaman Cashiradiisa oo 43 Cashir ka kooban Linkigan ka daaawo 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=Cg6DALUHmlo&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=44