SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 399 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 597,并在 索马里 地区排名第 488 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 399 名订阅者。
根据 23 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 1,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.23%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.13% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 736 次浏览,首日通常累积 196 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 24 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 399
订阅者
+124 小时
-237 天
-15430 天
帖子存档
17 398
waa kan vocabulary sido kale kaso shaqay home Work-ga hadad u bahantahay inaad dabacatid Asigo cabir A4 ah waxan kuu dhigay linki discription-ka hoose ee muuqaalka mahad sanidiin
17 398
Jadwalka cashirada aan bilawayno ee English-ka waaye berito oo sabti ah ayay coursada si rasmi u bilawanaysaa la socosho wanagsan
Cashir kasta oo aan qadano qoraalkiisa walagu soo dirayaa insha Allah cashiradu waa taxane waana kuwa si joogto loo qadanayo.
Vocabulary wuxuu wataa Quiz iyo exercise la rabo inaad kaso shaqeysan
Cashirada kala soco
https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg
wixii su'aal ah ama aad kasoo shaqaysay halkan aad kuso diri doontaa insha allah
https://t.me/samewadeacademy
17 398
OGEYSIIS MUHIIM AH
Dhawan samewade Academy waxay bilawaysaa Barashada luqada ingiriiska (ENGLISH LANGUAGE) Si gaar ah waxan qadan doonaa Application-ka caanka ee ENGLISH CONVERSATION Cashirada waxay inoo noqon donaan kuwa taxane ah
kala soco Cashirada https://t.me/samewade
wixii faafaahin ahna kala xiriir @samewadeacademy
Halkan ka degso Application-ka casharada
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.kepham.englishconversation
17 398
Groupka waxan u badali Doonaa goob waxbarasho si free ah wax looga barto gaar ahaan luqadaha Carabiga iyo English wiliba cashiro taxane iyo madooyiinka Computer-ka si gaar ah Graphic Design Dhaman waxad ku baran doontan si free ah 100% Diyaar ma u tahay
17 398
Asc walaalaha kanaalka Albaani caawa waxaa u soo celin doonaa barnaamijkii SUAALAHA HABEENKA JIMCAHA
Diyaar maloo yahay
17 398
Fursad Dahabi ah
Ka fa'iideyso Discount 50% inta lagu guda jiro 10ka danbe bisha Ramadan iyo ciidul fidriga
#Ku baro xifada Graphic design hab Online ah.
Adigo ku qadanaya #Adobe_Photoshop iyo #Adobe_Illustrator
Wixii fafahin dherad ah kala xiriir @suldan_fiqi
17 398
Ma rabtaa inuu illahay kurbada kaa fayda oo faraj kuu fura intaan dheh oo ku celceli
*لَا إِلَهَ إِلَّا أنْـت سُـبْحانَكَ إِنِّي كُنْـتُ مِنَ الظّـالِميـن*
Laa ilaaha illaa anta subxaanaka innii kuntu minaddaalimiin.
Jimca wanaagsan intaas sii forward gareey ama sii faafi oo hel ajar fara badan.
@AQOOON
17 398
Repost from CILMI IYO AQOON CHANNEL
Ma rabtaa inuu illahay kurbada kaa fayda oo faraj kuu fura intaan dheh oo ku celceli
*لَا إِلَهَ إِلَّا أنْـت سُـبْحانَكَ إِنِّي كُنْـتُ مِنَ الظّـالِميـن*
Laa ilaaha illaa anta subxaanaka innii kuntu minaddaalimiin.
Jimca wanaagsan intaas sii forward gareey ama sii faafi oo hel ajar fara badan.
@AQOOON
17 398
SHantaan Arin Kudadaal Tobanka Dembe Ee Ramadaanka,
tiktok.com/@khayrul_islam7
Barteena Tiktok Waxan Kusoo Gudbinaa Wacdiyo Gaagaban Faa,iso Badana Leh, Ka Faaideeyso Oo Join Dheh,
17 398
SHantaan Arin Kudadaal Tobanka Dembe Ee Ramadaanka,
tiktok.com/@khayrul_islam7
Barteena Tiktok Waxan Kusoo Gudbinaa Wacdiyo Gaagaban Faa,iso Badana Leh, Ka Faaideeyso Oo Join Dheh,
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
