SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 401 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 593,并在 索马里 地区排名第 488 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 401 名订阅者。
根据 22 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -157,过去 24 小时变化为 -3,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.30%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.11% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 749 次浏览,首日通常累积 194 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 23 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 401
订阅者
-324 小时
-227 天
-15730 天
帖子存档
17 402
Isbuucan Waxaa bilawanaya ENGLISH LEVEL 2
Waana Cashiro taxane ah wuxuu leyahay Application kaa Caawinaya Pronunciation-ka (Dhawaaqa)
Halkan ka daawo Qaabka Loola soo dego https://youtu.be/rg5RMDaJfr0
Hore Waxan uso qadanay ENGLISH LEVEL 1, hadi adan ka imid ahayn Ardayda qatay Levelkas Halkan ka daawo
https://www.youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY/playlists
Ka mid noqo ardayda si joogtada ah ugu Xeran #samewadeacademy waxan malin walbo si joogto ah uso gilina Cashiro Taxane Ah
17 402
Jumca Mubarak
Shalay iyo Maanta waxan qadanay Cashir kamida Cashirada Tools-ka Waana Toolka loogu isticmaalka badanyahay (TYPE TOOL AMA TEXT TOOL).
TYPE TOOL. intena badan sidan moodayno wuu ka balaranyahay wana midka loogu adeegsiga badanyahay Design walbo iyo shaqo kasto aan qabanayno waa laga maarman.
Barashadiisa Waa qayb dhan oo si gaar ah loo barto waxan loo yaqaan TYPOGRAPHY, balse anaga waan soo koobnay wiliba inta ugu muhiimsan aan si faafahsan oga hadalnay.
Type Tool part one:
Waxan ku qadanay sida loo badalo (Font-Name, Font-Style, Font-Size, Font-Color, path)
Type Tool Part 2:
Waxan ku qadanay
Align (Right, Center, Left)
Justify (Right, Center, Left)
Pragraph And Character
Halkan Kala soco Cashirada
https://youtu.be/Pq1srVv3lv4
17 402
ENGLISH LEVEL TWO (INTERMADIATE LAVEL)
Dadkeenii Inta badan iyagoo School iyo jamacad dhameyay hadana waxa ku adag ku hadalka English-ka Taso Shuruud layskaga Dhigo Xiliga aad Shaqo Doonka tahay, Waxayna u badan yihiin kuwa luqada aqriskeda yaqana Balse micnihii anan fhmeynin ama anan ku hadli kari dadka noocas ah waxa loo yaqaan Heerka Dhexe(INTERMADIATE LEVEL).
#samewade_Academy Waxay Bilawaysa Intermadiate Level Kaliya waxad ku Baranaysaa Wada Sheekeysi (INTERMADIATE CONVERSATION), Mana arki doontid wax grammar ama tenses ah inta aad ku jirtid Levelkan Kaliya Speaking aa si aad ah lagaga dhisi doonaa Insha Allah, Sido kale waxa lagu siin doonaa Application kaa caawinaya pronunciation (Dhawaaqa Jumlada), Dhmaan waxa lagugu Bari Donaa Si bilaash ah.
waxayna koorasada bilawanaysa Isbuuca fooda inagu soo hayo Hore waxan u qadanay oo aan uso dhameynay heerka 1aad (Level One Beginner).
kala soco #SAMEWADEACADEMY
https://www.youtube.com/watch?v=fJw_2deeukU&t=7s
17 402
Warbixin Kooban Oo muhiim kuu ah
#SAMEWADE_ACADEMY
Xirfad inaad lahatid waa wax aad u muhiim ah casrigan la joogo waxa jiro xirfado waqti kooban aad ku baran kartid kuna shaqaysan kartid ama aad cid ugu shaqayn kartid Sida Graphic Design iyo Motion Graphic.
Inta badan waxa adag inaad heshid cashiro taxane ah oo min bilow ilaa dhamaad aad ka baran kartid, Hadii aad heshidna waa lacag Koorsooyiinkas.
#SAMEWADE_ACADEMY Hore waxay cashiradas ku bixin jireen qaab lacag ah Mudo 2 sano ah, Balse Hada waa bilaash (Free), U jeedkuna waa inay ka fa'iideystan Arday aad u badan oo jecel barashada Xirfadaas Balse Anan Awoodin Qarashaadkaas Faraha Badan.
Waxan U sameynay Channel ay si public ah ay ogala socon karaan Dhamaan koorsooyiinka aan bixino oo kala ah barashada Graphic Design, Barashada Luuqada Carabiga, Barashada Englishka iyo kuwa cusub aan kuso kordhin doono Insha Allah.
Hada waxa ku texan Channelkaas oo cashirada ka fa'iideysta in ku dhow 1,600 qof (kun iyo lex boqol qof) waxa laga yabaa inaad mar uun aragtay linkiga Channelka Balse aad u heli weysay Fursad aad ku furtid ama aad ku booqatid Balse Cashirada wey socdan malin walbana Cashir Cusub aa lasoo giliyaa Waqtigana wuu Socdaa Marka aan ka fa'iideysano Fursadaha Qaaliga ee ina soo maraya.
Mahad Sanidiin.
waa kan linkiga Guud ee channelka Koorsooyiinka ka fiiriya Qaybaha Playlist-ga
https://www.youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY/playlists
17 402
Cashiradii Taxana ahaa ee barashada luuqada Carabiga oo dib u bilawday waxan maraynaa Buuga 1aad Alcarabiyah Bayna Yadeyk Cutubkiisii 5aad La socod wanagsan.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
