SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 343 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 561,并在 索马里 地区排名第 485 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 343 名订阅者。
根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -173,过去 24 小时变化为 -13,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.22%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.11% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 732 次浏览,首日通常累积 192 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 343
订阅者
-1324 小时
-547 天
-17330 天
帖子存档
17 334
Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii
Qaybtii 8aad ee taxaneheena taabo
INSTANT VIEW
👇
bit.ly/2OHESjh
17 334
Guulayta yaasha suaashii xalay
1. Ustaad yacquub 8:51pm
2. Abdirahman Ally 9:03pm
3. Abdikani abdilaahi 9:54pm
4. Abdiraxmaan cumar 6:27am
Su'aashii xalay ee ahay maxaa ku aragtaa halkaa oo aan uga jeeday sawirka.
Jawaabteedu waa indhahayga ku arkaa halkaa ama sawirka.
17 334
Asxaabay waa laydin salaamay salaan kabacdi su'aal cusuboo culus yaan idiin hayaaye haymaagina.
Fadlan adoo fekeraaya ufiirso erayadayda hadhow in laymaago marabee.
Maxaad ku aragtaa halkan 👆iisheeg yacni sawirkaa?
Jawaabta ku soo dir @Som_Motivation only jawaabta
Not: group ka jawaabta ka ha ku soo qore ee ani ii soo dir.
17 334
🔖 MAAN GUURSADEEN. PDF
🌟━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟
🔎Join us ➠: @som_wall
🔎Join us ➠: @somalibook
🔎Join us ➠: @samewade
🔎Join us ➠: @tiigsi
🔎Join us ➠: @Aflaan
💡Join us ➠: @Buugaagbot
🌟 ━━━━━━ 💡━━━━ 🌟
17 334
🔖 MAAN GUURSADEEN. PDF
🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟
🔎Join us ➠: @som_wall
🔎Join us ➠: @somalibook
🔎Join us ➠: @samewade
🔎Join us ➠: @suncodeacademy
🔎Join us ➠: @tiigsi
🔎Join us ➠: @Aflaan
💡Join us ➠: @Buugaagbot
🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟
17 334
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
( FURSAD WAXBARASHO)
-----------------------
🏷MATAHAY QOF JECEL CIMIGA ICT GA .
HADABA MARABTAA AMA MA RAADIN JIRTAY COURSE AFKAAGA HOOYO KU BAXAYSA, HADA WAXAA DAAHA LAGAAGA QAADAY COURSE DA FINGER PRINT OO HABCASRI HA LAGUUGU SOO GUDBINAAYO
HADABA ISDIWAAN GALI SI AYNA FURSADU KUU DHAAFIN
TAABO BUTTEN KA HOOSE SI AAD ISKU DIWAAN GALISO
----------------
WELCOME OPEN HANDS
17 334
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
------------------------
Mahadsanidiin 💯💯💯
📣Maanta waaxaa na gaadhsiiseen guul aad uwayn oo ah mid lagu faani karo .
Waxaan ratingka bilownay mudo yar oo dhiwr iyo toban cisho waxaana gaadh siiseen 90 dhibcoo waana waxa guul ah mar labaad iyo mar siddexaad ba mahadsanidiin .
Waxaa 100 ka kadhiman 10 dhibcood waxaan rajaynayaa in intaas iyo in ka badanba in aad nagaadh siin kartaa
-------------------
Hadii aad tahay qof channel ka aad ugu xidhan please Rate now .
Hadii hore u rate garaysay .
جزاك الله خير
17 334
Asc dhamaan ardayda ku jirta group ka iyo channel ka tiigsi waxa diyaar ah oo hada aad baran kartaan madada ama coureska finger print ka oo aad ka heli karta website keena www.tiigsi.com ka faa ii daysi wacan
17 334
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
--------------------------------------
Waxaan idinku hanbalyaynayaa in aan dhawaan soo qaadi doono ama aan idila wadaagi doono sida aad nooga barteen in aan hab free ah idinku soo gaadh siino buugta afka Somali ga ku qoran iyo buugta Arabic iyo English kaba
Buugan wiigaga soo socoda ayaan idin soo gaadhsiin doonaa bilaa shuruud
-------------------------------------------
🏷 waxaan ka xunahay in dad facayga oo bilaa garaad ahi ay buugta ay freega nagaga helaan ay soo dhigtaan group yadooda waliba ha iska qaatani aflagaado iyo xadgudub sharfeed nagula ka wxaan idnleeye wxaba na yeeli maysaan anagu wxaan sharf iyo karaamo uhaynaa hadii aan nahay wiila sha somaliyeed ee isku ixtiraamay inay dadkooga lawadaaga buugta iyo kobcinta wax akhrin ta .
-------------------------------------------
👐Waa mahadsantii asxaabta iyo walaalah qiima leh eenagu xidhan guushiin waa guushayad
17 334
✅ 100 talaabo hore uqaad.pdf
buuga ugu xiisaha badan loogu raadinta badan yahay guud ahaan soomaalida
🦋 ➠: @Som_read
🦋 ➠: @som_wall
🦋 ➠: @somalibook
🦋 ➠: @samewade
🦋 ➠: @samewadegroup
🦋 ➠: @suncodeacademy
🦋 ➠: @som_sub
❤️Codso: @Buugaagbot
Asxaabta buugan waxaan la wadaagnay dad yar oo kooban laakiin hada wxaan go aan sanay in aan idin wadaagn mahadsanidiin
...... ka fa'iidayso Buugan mahad sanidiin.........
17 334
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Asxaabta buugi aad wada sugay seen waakan ee halga faaidayo buuga isku habayn tiisa wxaa iska leh @buugaagbot
17 334
🕹 Qisadii dulqarnayn. Pdf
Haye asxaabta buugan ayaan idiin soo wadnaa ee like iyo love taba hala soo qarxiyo
17 334
Guulaystayaashi su aalihii caawa
1. Abdi malik maxamed
2. Xamse mahamed
3.abdi caadil xasan
Jawaabtii suaal ihii xalay waa
1. Dhir qodox le iyo kuwa bilaa qodaxaa
2. Dhulka
♻️♻️♻️End♻️♻️♻️
17 334
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Haye asxaabta buuga maa lahayaa
Mise waan soo fasaxaa waa buug qiimo badane.
17 334
marka hore aan ku bilaabo asalaamu calykum mudanayal iyo marwooyin
haddii la fiirsho su'aalhan waa fudeed 👇
✳su'aasha koowaad.✳
su'aasha koowaad waxaad sheegtaa adduunka intee geed baa ku yaalah❓
✳su'aasha labaad✳
waxaad sheeg taa geedkii adduunka u horreyay xaggee bu ka soobaxay ❓
♻️Noqo guulaystaha caawa♻️
Not:- jawaabta halku soo qorin groupka lk ku soo dir halkan
🕹 @Som_Motivation
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
