uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 343 підписників, посідаючи 11 561 місце в категорії Освіта та 485 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 343 підписників.

За останніми даними від 28 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -173, а за останні 24 години на -13, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.22%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.11% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 732 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 192 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 29 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 343
Підписники
-1324 години
-547 днів
-17330 день
Архів дописів
Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii Qaybtii 8aad ee taxaneheena taabo INSTANT VIEW 👇 bit.ly/2OHESjh

Guulayta yaasha suaashii xalay 1. Ustaad yacquub 8:51pm 2. Abdirahman Ally 9:03pm 3. Abdikani abdilaahi 9:54pm 4. Abdiraxmaan cumar 6:27am Su'aashii xalay ee ahay maxaa ku aragtaa halkaa oo aan uga jeeday sawirka. Jawaabteedu waa indhahayga ku arkaa halkaa ama sawirka.

Waa xidhmay tartankan hadii ka sooo daahday ka habeeen danbe ka qayb qaado

Asxaabay waa laydin salaamay salaan kabacdi su'aal cusuboo culus yaan idiin hayaaye haymaagina. Fadlan adoo fekeraaya ufiirso
Asxaabay waa laydin salaamay salaan kabacdi su'aal cusuboo culus yaan idiin hayaaye haymaagina. Fadlan adoo fekeraaya ufiirso erayadayda hadhow in laymaago marabee. Maxaad ku aragtaa halkan 👆iisheeg yacni sawirkaa? Jawaabta ku soo dir @Som_Motivation only jawaabta Not: group ka jawaabta ka ha ku soo qore ee ani ii soo dir.

🔖 MAAN GUURSADEEN. PDF 🌟━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎Join us ➠: @som_wall 🔎Join us ➠: @somalibook 🔎Join us ➠: @samewade 🔎Join us ➠: @tiigsi 🔎Join us ➠: @Aflaan 💡Join us ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━ 🌟

🔖 MAAN GUURSADEEN. PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎Join us ➠: @som_wall 🔎Join us ➠: @somalibook 🔎Join us ➠: @samewade 🔎Join u
🔖 MAAN GUURSADEEN. PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎Join us ➠: @som_wall 🔎Join us ➠: @somalibook 🔎Join us ➠: @samewade 🔎Join us ➠: @suncodeacademy 🔎Join us ➠: @tiigsi 🔎Join us ➠: @Aflaan 💡Join us ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO ( FURSAD WAXBARASHO) ----------------------- 🏷MATAHAY QOF JECEL C
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO ( FURSAD WAXBARASHO) ----------------------- 🏷MATAHAY QOF JECEL CIMIGA ICT GA . HADABA MARABTAA AMA MA RAADIN JIRTAY COURSE AFKAAGA HOOYO KU BAXAYSA, HADA WAXAA DAAHA LAGAAGA QAADAY COURSE DA FINGER PRINT OO HABCASRI HA LAGUUGU SOO GUDBINAAYO HADABA ISDIWAAN GALI SI AYNA FURSADU KUU DHAAFIN TAABO BUTTEN KA HOOSE SI AAD ISKU DIWAAN GALISO ---------------- WELCOME OPEN HANDS

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ------------------------ Mahadsanidiin 💯💯💯 📣Maanta waaxaa na gaadhsiiseen guul aad uwayn
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ------------------------ Mahadsanidiin 💯💯💯 📣Maanta waaxaa na gaadhsiiseen guul aad uwayn oo ah mid lagu faani karo . Waxaan ratingka bilownay mudo yar oo dhiwr iyo toban cisho waxaana gaadh siiseen 90 dhibcoo waana waxa guul ah mar labaad iyo mar siddexaad ba mahadsanidiin . Waxaa 100 ka kadhiman 10 dhibcood waxaan rajaynayaa in intaas iyo in ka badanba in aad nagaadh siin kartaa ------------------- Hadii aad tahay qof channel ka aad ugu xidhan please Rate now . Hadii hore u rate garaysay . جزاك الله خير

photo content

Si aad isku diwaangaliso Course-kan ku dhufo Link-ga. https://bit.ly/2DcJ8A7

Asc dhamaan ardayda ku jirta group ka iyo channel ka tiigsi waxa diyaar ah oo hada aad baran kartaan madada ama coureska finger print ka oo aad ka heli karta website keena www.tiigsi.com ka faa ii daysi wacan

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته -------------------------------------- Waxaan idinku hanbalyaynayaa in aan dhawaan soo qaadi
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته -------------------------------------- Waxaan idinku hanbalyaynayaa in aan dhawaan soo qaadi doono ama aan idila wadaagi doono sida aad nooga barteen in aan hab free ah idinku soo gaadh siino buugta afka Somali ga ku qoran iyo buugta Arabic iyo English kaba Buugan wiigaga soo socoda ayaan idin soo gaadhsiin doonaa bilaa shuruud ------------------------------------------- 🏷 waxaan ka xunahay in dad facayga oo bilaa garaad ahi ay buugta ay freega nagaga helaan ay soo dhigtaan group yadooda waliba ha iska qaatani aflagaado iyo xadgudub sharfeed nagula ka wxaan idnleeye wxaba na yeeli maysaan anagu wxaan sharf iyo karaamo uhaynaa hadii aan nahay wiila sha somaliyeed ee isku ixtiraamay inay dadkooga lawadaaga buugta iyo kobcinta wax akhrin ta . ------------------------------------------- 👐Waa mahadsantii asxaabta iyo walaalah qiima leh eenagu xidhan guushiin waa guushayad

✅ 100 talaabo hore uqaad.pdf buuga ugu xiisaha badan loogu raadinta badan yahay guud ahaan soomaalida 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot Asxaabta buugan waxaan la wadaagnay dad yar oo kooban laakiin hada wxaan go aan sanay in aan idin wadaagn mahadsanidiin ...... ka fa'iidayso Buugan mahad sanidiin.........

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Asxaabta buugi aad wada sugay seen waakan ee halga faaidayo buuga isku habayn tiisa wxaa iska
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Asxaabta buugi aad wada sugay seen waakan ee halga faaidayo buuga isku habayn tiisa wxaa iska leh @buugaagbot

⛳ qisadii dulqarnayn. Pdf Ku biir magtabada ama library ee kaydka buugaagta. @buugaagbot

🕹 Qisadii dulqarnayn. Pdf Haye asxaabta buugan ayaan idiin soo wadnaa ee like iyo love taba hala soo qarxiyo
🕹 Qisadii dulqarnayn. Pdf Haye asxaabta buugan ayaan idiin soo wadnaa ee like iyo love taba hala soo qarxiyo

Guulaystayaashi su aalihii caawa 1. Abdi malik maxamed 2. Xamse mahamed 3.abdi caadil xasan Jawaabtii suaal ihii xalay waa 1. Dhir qodox le iyo kuwa bilaa qodaxaa 2. Dhulka ♻️♻️♻️End♻️♻️♻️

مكتبة نور - الطريق الى الامتياز للكاتب ابراهيم الفقى @buugaagbot

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Haye asxaabta buuga maa lahayaa Mise waan soo fasaxaa waa buug qiimo badane.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Haye asxaabta buuga maa lahayaa Mise waan soo fasaxaa waa buug qiimo badane.

marka hore aan ku bilaabo asalaamu calykum mudanayal iyo marwooyin haddii la fiirsho su'aalhan waa fudeed 👇 ✳su'aasha koowaad.✳ su'aasha koowaad waxaad sheegtaa adduunka intee geed baa ku yaalah❓ ✳su'aasha labaad✳ waxaad sheeg taa geedkii adduunka u horreyay xaggee bu ka soobaxay ❓ ♻️Noqo guulaystaha caawa♻️ Not:- jawaabta halku soo qorin groupka lk ku soo dir halkan 🕹 @Som_Motivation