SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 401 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 603,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 401 名订阅者。
根据 21 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.06% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 185 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 22 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 401
订阅者
-724 小时
-227 天
-15430 天
帖子存档
17 401
#CASHIRKA_MAANTA
Faafaahin Kooban
#MAVIS_BEACON
Waxan Maanta qadanay 2 qaybood oo kala ah Mavis Beacon Setting iyo Some New Keys
1) Mavis Beacon Setting
.. Sida music background off looga dhigo
.. Sida Music Sound Off looga dhigo
.. Sida loo badalo Music background mid kale loo saarto
.. Sida music Background kuu gara aad u saran lahayd iyo kuwa lamida.
2) Xarfo Cusub oo aan practice gareynay wiliba qaab practice iyo qaab Game labadaba Accuracy 100% aan xaqiijinay.
Cashirka maanta mid bilow ilaa dhamad xiiso gaar ah uu watay.
F.G: Xarfaha ilaa hada aan qadanay waa 12 Xaraf Koorsadan Haka Harin
Halkan hoose ka daawo Cashirka Maanta
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/ZHQUc_MNOG8
17 401
#Muuqaalka_Maanta
Sida Loo xareysto DV Lottery
Kuma xerna Khibrad badan inaad ledahay Kaliya Sawirkaga Haduu kuu saxanyahay xogtada gili Qaabka aan u sameynayo ka tixraac Mahadsanid.
F. G: Lottery waa(bakhtiyaa Nasiib) waad heli kartaa waadna weyn kartaa cidna kuma damanad qaadi karto helitankiisa Balse isku dayga waa Muhiim.
Lana wadaag Asxaabtada aad la jeceshahay Inay Tijaabiyaan Nasiibkooda.
https://youtu.be/csiVdAp0DeQ
17 401
#SamewadeAcademy
Hoyaga Barashada Luuqadaha Iyo Culuumta Computer-ka
Kala Soco Duruus Taxane Ah, si joogto Maalinle ah
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/LI2xXyitHMM
17 401
Repost from Xikmado Soomaali ™
Haday dhab noqoto hadal heynta ah xeritanka Telegram
Wax sameyn ah naguma yeelan doonan.
Qormooyiinkena Joogtada ah iyo xikmadihii maalinlaha ahaa ee aan halkan kuso gudbino sido kale waxad kala socon kartaa Bogeena Facebook
https://www.facebook.com/samewadeacademy
Sido kale Cashiradeena Taxana ah waxad kala socon kartaa Youtube-keena Samewade Academy
https://youtu.be/nZi7nKn1_Bc
17 401
#samewadeacademy
Waa meel gabo gabo ah inoo marayo Barashada Luuqada Carabiga labada Cashir ugu danbeyay ee aan qadanay
Cashirka 29aad Cutubka 7aad
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/ch3JTzjkDcI
Cashirka 30aad cutubka 7aad
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/GlYJVEnKDWI
17 401
Typing Speed Course
Cashirkii 2aad Maanta waxan ku qadanay Xarfaha (ASDF JKL;) sagaalkas xaraf aan si u practice gareynay ugu dambeyn 4 jeer baan qaab Game ah u practice garaynay Cashirka gudihiisa Insha Allah Cashirka Xigo Challange waaye haloo diyaar garoobo
Cashirka Maanta halkan ka daawo
👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/sXf1m7k9OYo
17 401
#samewadeacademy
#Hoyga_Xirfadaha ka baro graphic design si dhameystiran
Cashirka Maanta👇👇👇👇👇
https://youtu.be/sDoWui6czjA
Cashirada Design-nada ee aan hore u qadanay👇👇👇👇👇
https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd
Baro oo Hel Shahaado Free ah
17 401
Waa PAGE-Ka Rasmiga ee Samewade waxan si maalinle ah ugu soo gudbinaa Xikmado joogto ah oo qofka maskaxdiisa iyo Maankiisa dhisaya
Sido kale waxan kuso gudbin doona qormooyiin sheekoyiin iyo Qisooyiin Insha Allah.
Fadlan Booqo Si aad u aragtid Qormooyiinkena Hore 👇👇👇👇👇👇
Hana ka ilaawin Like Iyo Follow si ay marwalba kuso garaan postiyadena.
https://www.facebook.com/samewadeacademy
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
