ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 401 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 597 في فئة التعليم والمرتبة 488 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 401 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 23 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار 1، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.23‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.13‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 736 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 196 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 24 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 401
المشتركون
+124 ساعات
-237 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Fonts-ka Maanta wa kan halkan ka degso👆👆👆👆👆👆 Cashirka Maanta Sida loogu Shubto Computerka Fonts Cusub Halkan Ka daawo 👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/LGYSCQuNtoc

#CASHIRKA_MAANTA Faafaahin Kooban #MAVIS_BEACON Waxan Maanta qadanay 2 qaybood oo kala ah Mavis Beacon Setting iyo Some New K
#CASHIRKA_MAANTA Faafaahin Kooban #MAVIS_BEACON Waxan Maanta qadanay 2 qaybood oo kala ah Mavis Beacon Setting iyo Some New Keys 1) Mavis Beacon Setting .. Sida music background off looga dhigo .. Sida Music Sound Off looga dhigo .. Sida loo badalo Music background mid kale loo saarto .. Sida music Background kuu gara aad u saran lahayd iyo kuwa lamida. 2) Xarfo Cusub oo aan practice gareynay wiliba qaab practice iyo qaab Game labadaba Accuracy 100% aan xaqiijinay. Cashirka maanta mid bilow ilaa dhamad xiiso gaar ah uu watay. F.G: Xarfaha ilaa hada aan qadanay waa 12 Xaraf Koorsadan Haka Harin Halkan hoose ka daawo Cashirka Maanta 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/ZHQUc_MNOG8

#Muuqaalka_Maanta Sida Loo xareysto DV Lottery Kuma xerna Khibrad badan inaad ledahay Kaliya Sawirkaga Haduu kuu saxanyahay xogtada gili Qaabka aan u sameynayo ka tixraac Mahadsanid. F. G: Lottery waa(bakhtiyaa Nasiib) waad heli kartaa waadna weyn kartaa cidna kuma damanad qaadi karto helitankiisa Balse isku dayga waa Muhiim. Lana wadaag Asxaabtada aad la jeceshahay Inay Tijaabiyaan Nasiibkooda. https://youtu.be/csiVdAp0DeQ

#SamewadeAcademy Hoyaga Barashada Luuqadaha Iyo Culuumta Computer-ka Kala Soco Duruus Taxane Ah, si joogto Maalinle ah 👇👇👇
#SamewadeAcademy Hoyaga Barashada Luuqadaha Iyo Culuumta Computer-ka Kala Soco Duruus Taxane Ah, si joogto Maalinle ah 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/LI2xXyitHMM

Haday dhab noqoto hadal heynta ah xeritanka Telegram Wax sameyn ah naguma yeelan doonan. Qormooyiinkena Joogtada ah iyo xikmadihii maalinlaha ahaa ee aan halkan kuso gudbino sido kale waxad kala socon kartaa Bogeena Facebook https://www.facebook.com/samewadeacademy Sido kale Cashiradeena Taxana ah waxad kala socon kartaa Youtube-keena Samewade Academy https://youtu.be/nZi7nKn1_Bc

#samewadeacademy Waa meel gabo gabo ah inoo marayo Barashada Luuqada Carabiga labada Cashir ugu danbeyay ee aan qadanay Cashi
#samewadeacademy Waa meel gabo gabo ah inoo marayo Barashada Luuqada Carabiga labada Cashir ugu danbeyay ee aan qadanay Cashirka 29aad Cutubka 7aad 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/ch3JTzjkDcI Cashirka 30aad cutubka 7aad 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/GlYJVEnKDWI

Typing Speed Course Cashirkii 2aad Maanta waxan ku qadanay Xarfaha (ASDF JKL;) sagaalkas xaraf aan si u practice gareynay ugu dambeyn 4 jeer baan qaab Game ah u practice garaynay Cashirka gudihiisa Insha Allah Cashirka Xigo Challange waaye haloo diyaar garoobo Cashirka Maanta halkan ka daawo 👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/sXf1m7k9OYo

#samewadeacademy #Hoyga_Xirfadaha ka baro graphic design si dhameystiran Cashirka Maanta👇👇👇👇👇 https://youtu.be/sDoWui6czjA Cashirada Design-nada ee aan hore u qadanay👇👇👇👇👇 https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd Baro oo Hel Shahaado Free ah