ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 404 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 604,并在 索马里 地区排名第 489

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 404 名订阅者。

根据 20 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -147,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.16%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.07% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 725 次浏览,首日通常累积 187 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 21 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 404
订阅者
-724 小时
-267
-14730
帖子存档
Fursadan Kaliya 2 Maalin aa ka hartay Faafahinteeda Muuqalkan ka daawo https://youtu.be/z9kELFVQE4Y

Maanta Waxan Qadanay Cashir Waqti ahaan dheer Balse Fa'iido badan leh oo wax badan aan ku sharaxnay Sbbta aan u dheranayna wax kale ma ahan Cashirka waa isbucle, Halkii Week hal Cashir. F.G: Hadii window-gaaga Active kuu ahayn Cashirka maanta ma practice gareyn kartid Insha Allah Cashirada xiga aan ku qadan doona sida window-ga Active looga dhigo MahadSanidiin. Halkan ka daawo Cashirka Maanta 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=qCXtynXshJM&list=PLqEi-k81OWaixIIvxRVNNvT8xTFv12MmB&index=4

XASUUSIN Berito Insha Allah waxan qadanaynaa Cashirkii 4aad ee basic Computer oo aan ku baranayni WINDOWS 10 KALA SOCO CASHIRKA OO TAXANE AH 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=qeagUOnGwck&list=PLqEi-k81OWaixIIvxRVNNvT8xTFv12MmB&index=3

Ma ogtahay Koorsooyiinka ku jira #SAMEWADEACADEMY qaar kamida gaar ahaan Graphic Design-ka inay leeyihiin Shahaadooyiin Free
Ma ogtahay Koorsooyiinka ku jira #SAMEWADEACADEMY qaar kamida gaar ahaan Graphic Design-ka inay leeyihiin Shahaadooyiin Free ah oo anan wax lacag ah laga rabin. Tusaale Photoshop (Beginer to Advanced) Waxan ka diyaarinay 80 Cashir, 22 Cashir oo Basic oo aad ku baranaysid Aasaaska hoose ee SOFTWARE-KA iyo 58 Cashir oo Advance ah oo aad ku baranaysid Sida loo sameeyo Real projects. Sido Kale Illustrator (Beginer to Advanced) Waxan ka diyaarinay 60 Cashir, 23 Cashir oo Basic oo aad ku baranaysid Aasaaska hoose ee SOFTWARE-KA iyo 37 Cashir oo Advance ah oo aad ku baranaysid Sida loo sameeyo Real projects. Labadas koorasba Shahaadooyiinkooda waa free Wax lacag lagama rabo. Dhawana waxan bilownay Adobe Indesign. Kala soco Cashirad iyago Taxane ah Maalin walba 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY/playlists

Ka baro #samewadeacademy 12 Tense ee english iyo qaab dhismeedkooda waxa lagugu bari doonaa qaab fudud oo fahan ku salaysan koorsada waxay soconayna Mudo 12 isbuuc ah Halkii Isbuuc waxa la qadanaya Hal cashir kaliya wixii fafahin dheerada Muuqalkan ka daawo Mahadsanid👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=4S43v59OMo0

FURSAD AAD U MUHIIM AH INLAGA FA'IIDEYSTONA MUDAN WAANA BILAASH AMA FREE. 45 CISHO AAD SARE U QADAYSID XAWAARAHA QORAALKA KEYBOARKA COMPUTER-KA AMA LAPTOP-KA ARDAYDA LA QADANAYO AAD BAY U KOOBANTAHAY KALIYA WAA 30 ARDAY SI AAD WAX BADAN UGA OGATID FURSADAN IYO SHURUUDAHEEDA DAAWO MUUQAALKA SI DHAMAYSTIRAN USOO DAAWO MAHADSANID NASIIB WACAN. https://www.youtube.com/watch?v=z9kELFVQE4Y