SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 402 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 603,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 402 名订阅者。
根据 21 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.06% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 185 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 22 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 402
订阅者
-724 小时
-227 天
-15430 天
帖子存档
17 404
Inta aan wili daawan muuqaalka shalay aan soo dhignay wili waa fursad waad daawan kartaa
https://youtu.be/htPdgQPgCNQ
17 404
Ramadan Mubarak
Maanta waxan Qadanay Cashirkii 16aad ee Basic Illustrator inta Radamanka lagu jiro Kaliya waxan dhamaydtireyna Cashirada ka Harsan Basic Illustrator wax Cashir kale ma qadan doonin Haday qaybta Basic inoo dhamatana Toos Ardayda Shahadada Illustrator-ka wey uso dalban Karan iyago waxqabadkooda soo dirayo Madama Hore u qadanay Illustrator qaybta Advanced-ka
MAHADSANIDIIN.
HALKAN HOOSE KA DAAWO iyago isku xigxiga oo playlist ah MahadSanid
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtube.com/playlist?list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx
17 404
https://fb.watch/jvXePMXO0N/?mibextid=RUbZ1f waa cashir ku saabsan sida loo sameeyo id card photoshop
17 404
Repost from Xikmado Soomaali ™
JADWALKA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAN.
Waxan ugu talagalnay inay dadka kaga fa'iideystan Fursada Bisha Barakaysan ee Ramadan.
Buuga oo pdf ah Qaybta Sare ka degso☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Asigo Muuqal ah oo Sharaxad kooban laga bixinayo Qaabka aad u isticmaali lahayd Halkan Hoose ka daawo
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/HvRP9l38MgQ
Buuga Wax Copyright ah malahan Cid walba wey gaarsiin karta Asxaabtooda.
17 404
Repost from Xikmado Soomaali ™
Jadwalka Bisha Barakeysan Ee Ramadaan
Ka Fa'iideyso Qofkad rabtidna lasii wadaag
(No Copyright)
17 404
#SAMEWADE_ACADEMY HOYGA XIRFADAHA
Koorsooyiinka Aaan Bixino Wiliba Free-ga ah
Dib Usoo Noqoshada Channelka Kadib Waxa Lagu soo kordhiyay Koorsooyiin Cusub oo aad si taxane ah oga baran kartid Sido Kale Koorsooyiinkii Hore u socdayna Lasii Dhamaystirayo Dhamaan Waxad kala soconaysaa #SAMEWADE_ACADMEY Waa Goob Si Free ah aad wax oga baran kartid sido kalena Koorsooyiinka Qaar Aaad Shahaado Free ah ku heli doontid Insha Allah.
Dhawaan Waxa Bilowday Koorsada
1) Computer Basic
2) Carabiga Buuga 1aad qaybta 2aad
3) Sido Kale Adobe InDesign
Hore waxa inoogu socday oo meel dhexe iyo dhamadba inoo maraya
1) Adobe illustrator
2) Daily English Conversation Intermediate (Level-2)
3) English For Every One
Hore Waxan Usoo dhamaynay Koorsooyiinka Kala Ah
1) Adobe Photoshop
2) Daily English Conversation Beginner (Level-1)
3) Carabiga Buuga 1aad qaybta 1aad
Dhamaan Koorsooyiinkas Waxad Si joogto ah wiliba Taxane ah aad ogala socon Kartaa Samewade Academy
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY/playlists
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
