es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 274 suscriptores, ocupando la posición 11 617 en la categoría Educación y el puesto 490 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 274 suscriptores.

Según los últimos datos del 07 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -195, y en las últimas 24 horas de -13, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 3.83%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.05% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 662 visualizaciones. En el primer día suele acumular 181 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 08 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 274
Suscriptores
-1324 horas
-497 días
-19530 días
Archivo de publicaciones
Muuqaalka Maanta Wuxuu ahaa Talooyiin Si gaar ah aan ugu talagalnay Ardayda Barata ama jecel inay Bartaan Graphic Design Waa Muuqaal Waqti ahaan kooban 22 Daqiiqo Balse aad u fa'iido Badan muuqaalka hadad Si fcn u dawatay oo adan daqiiqad ka boodin ama Adigo Maskax ahaan Xaadir ah Daawatay Wax Badan oo ku Anfacayo inaad ka fa'iiday oo aad naftada ku dabaqdid aan kuu rajeynaa Hana ka Caajisin Wixii aan culeys kugu ahayn inaad Fulinteda aad maantaba aad ku dhaqaaqdid. https://youtu.be/n3b4d8oOLDE

Maanta Waxan Youtube Channelkeena Soo gilinay Muuqaalkii ama Cashirkii 301aad Mudo Sanad ka yar. ALXAMDULILLAH, Waana sii wad
Maanta Waxan Youtube Channelkeena Soo gilinay Muuqaalkii ama Cashirkii 301aad Mudo Sanad ka yar. ALXAMDULILLAH, Waana sii wadi doonaa Insha Allah inta aan Fursad u helayoba inaan Cashir soo giliyo. Halkan kala soco Cashirada Sii joogto ah wiliba Taxane ah 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtube.com/@SAMEWADEACADEMY

Mid kamida koorsooyiinka muhiimka ah sido kalena Aasaas u ah istimcmaalka Computer-ka Ka baro samewade acadamey 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇https://www.youtube.com/watch?v=o1mVf7B0fG0&list=PLqEi-k81OWaixIIvxRVNNvT8xTFv12MmB

#samewade_academy Waxan dhamaynay labo koorso oo aan ku baranayni Graphic Design waxan cashirada ku bixinaynay si free ah sido kale koorsooyiinka waxay lehayeen Shahaado Free ah Arday walba oo dhameyay soona practice gareyay wili shahada anan helin hada ila soo xiriir soona dir practice-ka si aan shahaadada kuugu soo diro halkan igala soo xiriir @samewadeacademy halkan hoosena ka daawo cashirada koorsoyiinka iyago dhamaystiran Cashirada Illustratorka oo dhamaystiran 62 Cashir uu ka koobanyahay https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=50 Cashirada Photoshop oo dhamaystiran 85 Cashir uu ka koobanyahay https://www.youtube.com/watch?v=HIi_C1m5wY8&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=51

Cashirka Maanta waxan ku baranayni Sida loo sameeyo logo Madrasad oo qurux badan Cashirkaas Ka daawo SAMEWADE ACADEMY 👇🏾👇�
Cashirka Maanta waxan ku baranayni Sida loo sameeyo logo Madrasad oo qurux badan Cashirkaas Ka daawo SAMEWADE ACADEMY 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=Fr1zge4iFac