ch
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

前往频道在 Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

显示更多
未指定国家未指定类别
263
订阅者
+124 小时
+157
+2030
帖子存档
Farmaajo Madaxweynihii Hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa Sheegay, inuu Dalka Galay Xaalad Halisa ah, Isagoo Eedeymo kala Duwan u Jeediyay Xasan Sheekh.

Maanta waa maalin Khamiis, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 18-12-1447 oo waafaqsa 04-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdukhaaliq Macalin Cabduwali.

Shisheeyaha ku Sugan Xerada Xalane ayaa Digniin Kasoo Saaray Dagaalka Dowladda Fedaraalka iyo Mucaaradka ku Dhexmaraya Muqdis
Shisheeyaha ku Sugan Xerada Xalane ayaa Digniin Kasoo Saaray Dagaalka Dowladda Fedaraalka iyo Mucaaradka ku Dhexmaraya Muqdisho. Waxa loogu yeero Qaramada Midoobay iyo safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa si adag u cambaareeyay isku dhacyada u dhaxeeyo Dowladda Fedaraalka iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ee ka socda magaalada Muqdiho ee caasimadda Soomaaliya. Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu si qoto dheer uga walaacsan yahay dagaalkaas, oo uu ku tilmaamay, mid la doonayo in lagu gaaro dano siyaasadeed. Hogaamiyaha ururkaas ayaa sheegay, in dagaalka Muqdisho uu sababay khasaare gaaray dadka rayidka ah iyo burbur soo gaaray kaabayaasha muhiimka ah ee magaalada. Waxa uu labada dhinac ee dagaalamaya ugu baaqay, inay is xakameeyaan, una hogaansamaan waxa uu ugu yeeray sharciga caalamiga ah ee Qaramada Midoobay.

Farmaajo Madaxweynihii Hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa Sheegay, inuu Dalka Galay Xaalad Halisa ah, Isagoo Eedeymo kala Duwan
Farmaajo Madaxweynihii Hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa Sheegay, inuu Dalka Galay Xaalad Halisa ah, Isagoo Eedeymo kala Duwan u Jeediyay Xasan Sheekh. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa saakay qabtay shir jaraa’id oo uga hadlayo dagaallada Xasan Sheekh iyo Mucaaradka ku dhexmaray magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay, inuu isaga dagaalka bilaabay, islamarkaana uu khatar galiyay nidaamka Dowladda Fedaraalka oo uu Farmaajo ku tilmaamay, mid aad u nugul. Waxa uu sidoo kale sheegay, in dagaalkaasi uu sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac baahsan, isagoo wixii halkaasi ka dhacay mas’uuliyadeeda dusha kaga tuuray Xasan Sheekh madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Sarkaal sare oo ka Tirsan Duulaanka Shisheeye ee AUSSOM ayaa Qiray, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aan Dagaal Looga Adk
Sarkaal sare oo ka Tirsan Duulaanka Shisheeye ee AUSSOM ayaa Qiray, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aan Dagaal Looga Adkaan Karin. Sarkaal in muddo ah ka tirsanaa ciidanka midowga Afrika ee duullaanka ku jooga Soomaaliya, ayaa waraysi uu siiyey wargeyska ADF oo uu soo saaro taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM, kaga warramay waayo-aragnimadiisii Soomaaliya. Sarreeye Guuto Peter Muteti, oo ka tirsan ciidanka difaaca Kenya, islamarkaana intii u dhexeysay 2023 ilaa dhammaadkii 2025 ahaa ku-xigeenka taliyaha ciidamada ee saadka iyo taageerada howlgaladii Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa kashifay caqabado badan oo haysta ciidamada AUSSOM. Janaraal Muteti wuxuu sheegay in ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha AUSSOM ee ka kala socda dalalka kala duwan ay caqabado kala kulmaan dhaqannada kala jaad-jaadka ah, luqadaha, iyo tababarrada kala duwan, taasoo adkaysay ayuu yiri wada-shaqaynta iyo qorsheynta hawlgallada wadajirka ah.

Dhageyso: Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada.[41] Ciwaanka xalqdaan waa Kaalinta Culimada ee Badbaadinta Umadda Muslimka, waxaana marti inoogu ah Fadiilatu Sheykh Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimada Diinta Islaamka.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxa ay idiin soo gudbineysaa barnaamij ciwaankiisu yahay Islaamka iyo Bulshada, kaas oo ah baarnaamij tarbiyo & towjiih ah, laguna qaadaa dhigayo mawaadiic xiriir la leh jawaanibta kala duwan ee nolosha qofka muslimka ah, iyadoo mar weliba lagu jaan goynayo waxay Shareecada Islaamku ka qabto. Wuxuu barnaamijku xooga saarayaa arimaha xiriirka la leh mucaamalaatka, cilaaqaatka & dhaqanka toosan ee looga baahanyahay qofka muslimk ah, wuxuuna qeyb ka yahay dadaallada wacygelineed ee ay warbaahinta Islaamiga oo ay Al-Furqaan kamid tahay wadaan laguna dooanyo in lgau soo saaro bulsho Islaami ah oo badqab ah, kana fiyow hagardaamooyinka cadowgeedu ku doonayo inuu ku burburiyo. Ciwaanka xalqdaan waa Kaalinta Culimada ee Badbaadinta Umadda Muslimka, waxaana marti inoogu ah Fadiilatu Sheykh Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimada Diinta Islaamka.

Muxuu Sheekh Aadan Sunne ku cabirayaa aqoonsigii Yahuudda ee maamulka la baxay Soomaaliland, safaaraddii uu dhawaan maamulkaas ka furtay magaala barakeysan ee Al-Qudus iyo culimadii taageertay arrinkaas?

Dagaallo culus oo udhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa mucaaradka ayaa ka socda Magaalada Muqdisho

Duulaan Shisheeye ee AUSSOM ayaa la Sheegay, inuu Marayo Marxaladdii ugu Liifatay, Caqabado Badan oo Isku Biirsaday Awgeed.

Kiisas Horleh oo Cudurka Ebola ah ayaa Laga Helay Dalka Uganda ee Dhaca Bariga Qaaradda Afrika.

Dawladda Maraykanka ayaa Shaacisay in ay Dalkeeda Ka Masaafurin Doonto Ku Dhawaad 50 Qof oo Kasoo Jeeda Dalka Kenya.

Maanta waa maalin Khamiis ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 18-12-1447 oo waafaqsan 04-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.

Banaanax looga soo horjeedo Dowladda Fedaraalka ayaa ka billowday qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.

Waa gaari gaashaaman oo lasoo warinayo in Dowladda Fedaraalka looga gubay dagaalka ay kula jirto mucaaradka.

Magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay dagaal soo billowday shalay gabbal-dhicii, kaas oo udhaxeeya Dowladda Fedaraal
Magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay dagaal soo billowday shalay gabbal-dhicii, kaas oo udhaxeeya Dowladda Fedaraalka iyo mucaaradkeeda, waxaana dagaalka ka dhashay khasaare kala duwan.

Taxane- Halyeeyadii Badar- 232.mp314.03 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[232] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan

Xasan Sheekh oo billaabay inuu si toos ah ubeegsado hogaanka Mucaaradka, iyadoo ay ciidankiisu weerareen Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre.