Smart Crypto
الذهاب إلى القناة على Telegram
Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world
إظهار المزيد1 674
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-47 أيام
-2130 أيام
أرشيف المشاركات
1 674
Soo daawo Muqalkaan oo ah 5 coin ee ugu fiicn 2025 hadi aad maalgashato 👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMSdUkUbY/
1 674
Xrp Waxay u muuqata mid Koobasho kujirta kadib Hoos u dhac wayn ay lakulmeysey beryihii lasoo dhafay 🚀
1 674
WAR DEGDEG AH: Tirada dadka Maraykanka ah ee haysta Bitcoin ayaa dhaaftay kuwa haysta dahab – 49.6 milyan vs 36.7 milyan.
Sababta: Jiilka cusub wuxuu doorbidayaa hanti:
Ka difaacda sicir-bararka
Si fudud loo kaydin karo
Aan la maamulin (decentralized)
Si toos ah la isugu diri karo
Inkasta oo dahabku wali ka qiimo badan yahay qofkiiba, Bitcoin ayaa si degdeg ah usoo socda.
Adiga maxaad dooran lahayd?
Bitcoin, Dahab, mise labadab
1 674
Si fudud lacag ma looga sameyn karaa suuqan kasoo daawo kuuqalkaas 👇👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMBEMhRg2/
1 674
Muuqalkaas soo daawo si aad u ogaato waxay tahay crypto exchnage 👇👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMBTVaJ5j/
1 674
Muqal ayaan ka diyaariney qaabka loo barto Cryptocurrency kasoo daawo linkigaan hoose 👇👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMBceFV7j/
