Smart Crypto
Kanalga Telegramβda oβtish
Your gateway to the latest in cryptocurrency! ππΉ News & Updates πΉ Market Analysis πΉ Investment Tips πΉ Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world
Ko'proq ko'rsatish1 674
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-47 kun
-2130 kun
Postlar arxiv
1 674
Soo daawo Muqalkaan oo ah 5 coin ee ugu fiicn 2025 hadi aad maalgashato πππ
https://vm.tiktok.com/ZMSdUkUbY/
1 674
Xrp Waxay u muuqata mid Koobasho kujirta kadib Hoos u dhac wayn ay lakulmeysey beryihii lasoo dhafay π
1 674
WAR DEGDEG AH: Tirada dadka Maraykanka ah ee haysta Bitcoin ayaa dhaaftay kuwa haysta dahab β 49.6 milyan vs 36.7 milyan.
Sababta: Jiilka cusub wuxuu doorbidayaa hanti:
Ka difaacda sicir-bararka
Si fudud loo kaydin karo
Aan la maamulin (decentralized)
Si toos ah la isugu diri karo
Inkasta oo dahabku wali ka qiimo badan yahay qofkiiba, Bitcoin ayaa si degdeg ah usoo socda.
Adiga maxaad dooran lahayd?
Bitcoin, Dahab, mise labadab
1 674
Si fudud lacag ma looga sameyn karaa suuqan kasoo daawo kuuqalkaas ππππ
https://vm.tiktok.com/ZMBEMhRg2/
1 674
Muuqalkaas soo daawo si aad u ogaato waxay tahay crypto exchnage ππππ
https://vm.tiktok.com/ZMBTVaJ5j/
1 674
Muqal ayaan ka diyaariney qaabka loo barto Cryptocurrency kasoo daawo linkigaan hoose ππππ
https://vm.tiktok.com/ZMBceFV7j/
