ar
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

الذهاب إلى القناة على Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

إظهار المزيد
1 674
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-47 أيام
-2130 أيام

جاري تحميل البيانات...

القنوات المماثلة
سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
أبريل '26
أبريل '26
+10
في 0 قنوات
مارس '26
+7
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+8
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '26
+15
في 1 قنوات
Get PRO
ديسمبر '25
+31
في 1 قنوات
Get PRO
نوفمبر '25
+66
في 1 قنوات
Get PRO
أكتوبر '25
+125
في 1 قنوات
Get PRO
سبتمبر '25
+94
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '25
+67
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '25
+106
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '25
+22
في 1 قنوات
Get PRO
مايو '25
+33
في 1 قنوات
Get PRO
أبريل '25
+41
في 1 قنوات
Get PRO
مارس '25
+54
في 1 قنوات
Get PRO
فبراير '25
+56
في 1 قنوات
Get PRO
يناير '25
+125
في 1 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+67
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '24
+44
في 1 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+63
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '24
+117
في 1 قنوات
Get PRO
أغسطس '24
+117
في 1 قنوات
Get PRO
يوليو '24
+80
في 1 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+99
في 1 قنوات
Get PRO
مايو '24
+100
في 1 قنوات
Get PRO
أبريل '24
+101
في 1 قنوات
Get PRO
مارس '24
+143
في 1 قنوات
Get PRO
فبراير '24
+179
في 3 قنوات
Get PRO
يناير '24
+365
في 3 قنوات
التاريخ
نمو المشتركين
الإشارات
القنوات
29 أبريل+2
28 أبريل0
27 أبريل0
26 أبريل+2
25 أبريل0
24 أبريل0
23 أبريل+1
22 أبريل+1
21 أبريل0
20 أبريل0
19 أبريل0
18 أبريل0
17 أبريل0
16 أبريل0
15 أبريل0
14 أبريل0
13 أبريل0
12 أبريل0
11 أبريل0
10 أبريل+1
09 أبريل+1
08 أبريل+1
07 أبريل0
06 أبريل0
05 أبريل0
04 أبريل0
03 أبريل+1
02 أبريل0
01 أبريل0
منشورات القناة
Asc dhammaan ardayda ku xiran Smart Crypto 👋 Waxaan idinka raalli gelinayaa inaanan maalmahan dambe soo gelin wax update ah ama casharro cusub oo ku saabsan koorsadii free-ga ahayd ee cryptocurrency, taas oo ay ka faa’iideysteen ku dhowaad 800 qof oo si bilaash ah wax uga baranayay. Waxaan rajeynayaa in dhowaan aan idiin soo gudbin doono casharro cusub iyo koorso kale oo free ah oo ku saabsan Memecoin Trading 🚀 Haddii aadan weli ku biirin koorsadii hore ee crypto, waxaad ku soo biiri kartaa linkigan: Ku biir hadda oo ha ka harin! 👉 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 👉 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Mahadsanidiin ❤️

2
Asc Asxaabta ha
1
3
🔥 Dhalinyaro Soomaaliyeed o gaareysa (680+) ayaa maanta si FREE ah ku baranaysa Crypto! Waxbarashadu gebi ahaanba waa bilaas
🔥 Dhalinyaro Soomaaliyeed o gaareysa (680+) ayaa maanta si FREE ah ku baranaysa Crypto! Waxbarashadu gebi ahaanba waa bilaash — hal $1 lagama qaado! Ujeeddadu waa in lagu fahamsiiyo waxa cryptocurrency tahay adigoon wax lacag ah bixin. Adigana maanta si freeayaad ugu soo biiri kartaa, waxaadna heli doontaa casharro dhammeystiran oo bilaash ah! 🚀 Update weyn ayaa soo socda! Ha ka harin—kusoo biir maanta! 👉 Ku biir hadda oo ha ka harin! https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 👉https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Guulesytaa weligiin 👋
2 541
4
Asc Asxaabta halkaan kujirto Waan idin salamay Mudo hal bil iyo bar waaan idinka maqnaa Sababo jirey awgeed Balse nasib Wanag Allaha mahadiis waan soo labatey waxaana rajaynaa inan waxbadan kala faaidi doono 👋
306
5
Asc Asxaabta galab wanagsan
1
6
🚀 Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad d
🚀 Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad dahabi ah ayaa kuu bannaan! 🎯 Maxaad ka helaysaa? ✅ 100% Free – wax lacag ah laguma waydiinayo ✅ In ka badan 15 Cashir oo cusub oo dhawaan lagu soo dari doono ✅ Cashir walba si fudud oo bilowga u fahmi karo ✅ Fursad aad ku fahanto Crypto, Blockchain & Suuqa Digitalka 👉 Ku biir hadda oo ha ka harin! https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 👉https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Guulesytaa weligiin 👋
1
7
🚀 Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad d
🚀 Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad dahabi ah ayaa kuu bannaan! 🎯 Maxaad ka helaysaa? ✅ 100% Free – wax lacag ah laguma waydiinayo ✅ In ka badan 15 Cashir oo cusub oo dhawaan lagu soo dari doono ✅ Cashir walba si fudud oo bilowga u fahmi karo ✅ Fursad aad ku fahanto Crypto, Blockchain & Suuqa Digitalka 👉 Ku biir hadda oo ha ka harin! https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 👉https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Guulesytaa weligiin 👋
2 523
8
Asc Asxaabta Waxaan filaa beryahan waan kala raagney / kala maqneen Horta iso duceeya Arimo badan ayaa jira Oo iga kiin mashquuluyey Adinkana waan idin maqnaahay oo beryahan. Waxaan xoga saaray Memcoin Trading oo aan isleeyahay Lacag fiican waa laga sameyn karaa Waxaan Arkey koorsoyin La iga siyey $100 kabdan hadane aan u qalmin in intaas laga bixiyo Aniga waxaan isku daya inan idinku baro si free ah Kaliya lasii wadag asxaabtada
485
9
Suuqa intow hada hoos yaala hala iibsado
491
10
9 qof Ayaa ka dhiman 500 qofood kadib groupka Waan xireyna insha allah Hadi aad nasiib leedahaay Teamkaas kubiir 👇👇👇 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0
2 389
11
Wax wayn ayaa soo socdee Haka mid noqon dadka Ay fursadaasi dhaafto Hada kusii biir 👇👇👇 👉https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 👉https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0
2 298
12
Ogeysiis Muhiim ah Waxaan update ku sameyn doona Coursadeena Free Cryptocurrency taas oo hada 19 cashir Waxaana kuso dari doona Spot trading oo ka koban 15 cashir insha allah dhawaan hadi aadan weli kuso biirin Kuso biir Course kaas Waa kan linkiga saxda ah ee Koorsada 👇👇👇 👉 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 👉 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Lasii wadag Axaabtada si ay uga faaideystaan Sababta ugu wayn ee aan usameyney kooriskaas waa in qof kasta oo aan awodin lacagta koorsoyinka lagu iibsado inaw si free ah aan lacag ahayn ku helo koorsasaas
2 452
13
BTC $100k 📉
BTC $100k 📉
414
14
Hadi aadan weli kuso biirin Course ka freega ah ee Cryptocurrency waa kan linkiga saxda ah ee aad uga soo biri lahyd 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 👉 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0
388
15
💡 Fursad Maalgashi! Haddii aad maanta lacag hayso 💰, isku fay inaad gashato coinyadan aan kor kugu soo dhigay sawirkooda. F
💡 Fursad Maalgashi! Haddii aad maanta lacag hayso 💰, isku fay inaad gashato coinyadan aan kor kugu soo dhigay sawirkooda. Fiiro gaar ah ❗️ Laakiin kaliya samee haddii ay tahay lacag aad ka maarmi karto muddo ilaa 3 bilood ah. ⏳ Marka maalgashi sameyso, samee si xikmad leh — ma aha mid degdeg ah, waa mid qorsheysan. 🚀 #Crypto #Investment #Fursad
423
16
Smart Crypto 💎 Waa farxad weyn in la arko in 75% dadkii codeeyay ay yiraahdeen “Haa” — waxay ku biireen Course-ka freega ah ee Cryptocurrency! 🚀 Tani waxay caddeyn u tahay sida bulshada Soomaaliyeed ay u danaynayso barashada teknolojiyadda maaliyadeed ee cusub iyo sida ay ugu diyaar yihiin mustaqbalka digital-ka 💻💰 Kuwa weli aan ku biirin ama aan wali la aqbalin, weli fursad ayaa jirta — ha seegin! 😉 #SmartCrypto #CryptoEducation #FreeCourse
314
17
Codeyntaan cawa ayaya ku egtahay 08:00 PM
317
18
Makuso biirtey Course ka freega ah ee Cryptocurrency?
359
19
400 boqol oo qofood waxaa ka dhiman 12 qof bis wajiga koowaad ee dadka sida free ku helaya coursada halkaas ayaan kuso gabgabeyn doona dhawaane waxaa koorsikaas lagu sameynaa Update waali ah oo ka duwan kii hore hadi aadan weli ku biirin yeysan ka buuxsamin raac linkigaan 👇👇👇
2 060
20
Hadi aadan weli kuso biirin Course ka freega ah ee Cryptocurrency waa kan linkiga saxda ah ee aad uga soo biri lahyd 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 👉 https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0
452