ar
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

الذهاب إلى القناة على Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SNA RADIO

تُعد قناة SNA RADIO (@codkacqs) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 18 560 مشتركاً، محتلاً المرتبة 12 166 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 467 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 18 560 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 27 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -482، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -16، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 9.72‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 1 804 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 24.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 28 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

18 560
المشتركون
-1624 ساعات
-1127 أيام
-48230 أيام
أرشيف المشاركات
SNA RADIO
18 551
"Daawo: Sawirradda Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Katirsan Khawaarijta oo Lagu Dilay Jubbada Hoose"
+9
"Daawo: Sawirradda Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Katirsan Khawaarijta oo Lagu Dilay Jubbada Hoose"

SNA RADIO
18 551
Sawirada qaarkamid ah meeydadka khawaarijta lagu laayay degaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-koowsar ee gobolka Shabeellaha dhexe.

SNA RADIO
18 551
photo content
+4

SNA RADIO
18 551
Bakhtigii khawaarijta oo Adan yabaal Lagu dul dhanteeyey

SNA RADIO
18 551

SNA RADIO
18 551
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa maanta guul weyn ka gaaray dagaal culus oo ay la galeen kooxaha
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa maanta guul weyn ka gaaray dagaal culus oo ay la galeen kooxaha argagixisada Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan. Howlgalka oo si qorsheysan loo fuliyey ayaa lagu jebiyey khawaarijta, iyadoo looga qabsaday hubkii ugu badnaa ee ay haysteen. Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in tiro badan oo ka tirsan argagixisada lagu dilay dagaalka, halka qaar kalena lagu dhaawacay ama ay ku firxadeen. Guushan ayaa qeyb ka ah dadaallada socda ee lagu xoreynayo deegaannada wali gacanta ugu jira kooxaha nabad-diidka ah, iyadoo shacabka deegaanka ay si weyn u garab taagan yihiin ciidamada.

SNA RADIO
18 551

SNA RADIO
18 551
Ciidamada Maamulka Puntland oo howlgallo ka wada Togga Miiraale ayaa kahelay aagga Bocol 'Meydadka tiro kamid ah argagixisada
+8
Ciidamada Maamulka Puntland oo howlgallo ka wada Togga Miiraale ayaa kahelay aagga Bocol 'Meydadka tiro kamid ah argagixisada Daacish, kuwaas oo lagu dilay duqeymihii u dambeeyay ee ka dhacay Togga Miiraale ee buuraleyda Cal-miskaad. Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa xaqiijiyay in sidoo kale goobta loogu tagay Drones, qaraxyo iyo agab kale oo ay lahayd argagixisada Daacish. "Ciidanka oo Howlgal kasameeyay Bocol oo ka tirsan Miirale waxay heleen maydadka Argagixisada Daacish ee lagu dilay duqeymihii u danbeeyay, Drones, Qaraxyo iyo agabkale oo Argagixisadu isticmaalaysay." Dhanka kale, Saaxiibada ee Soomaaliya ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay labo goobood oo katirsan Togga Miiraale, waxaana lagu dilay xubno kamid firxadka argagixisada Daacish.

SNA RADIO
18 551
Waa Sxbkiin Shillaawe

SNA RADIO
18 551
Sxbayaal markale Cimaamada ku tuura intii aan ku tuuriney

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo ka dh
+9
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu beegsaday kooxaha Khawaarijta. Howlgalkan oo si taxaddar leh loo qorsheeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo ay kooxda Khawaarijtu kaga sugnaayeen deegaanka Qabri Shariif. tiro badan oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay, halka kuwo kalena ay baxsadeen iyaga oo dhaawac ah. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkan ayaa sheegay in la burburiyay goobihii ay kooxdaasi kaga dhuumaalaysanaayeen deegaanka, isla markaana laga hortagay khataro ay qorsheynayeen in ay fuliyaan. Ciidanka XDS iyo kuwa Jubbaland ayaa maalmihii ugu dambeeyay wado howllgalo khawaarijta lagu naafeeyay.

SNA RADIO
18 551
Dhagarqabe ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa caaw fal arxan darro ah ku diley qof, balse shacabka Muqdisho oo caro ka qaaday arrintaas ayaa u guntaday sidii ay cadaaladda u marsiin lahaayeen. Kadib dilka, dadweynaha ayaa si dhaqso leh uga falceliyay, iyagoo daba galay dhagarqabihii. Ugu dambeyn, waxay ku guuleysteen inay qabtaan isagoo nool, isla markaana dhiig ka da’ayo. Tani waxay fariin cad u tahay kooxaha Khawaarijta, taasoo muujinaysa in shacabka Muqdisho aysan u dulqaadan doonin falalka guracan ee lagu waxyeelleynayo dadkooda.

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Gaadhay Godka Aleelo-yar ee Togga Miiraale, Buuralayda Calmiskaad

SNA RADIO
18 551
photo content
+2

SNA RADIO
18 551
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Maamulka Puntland ayaa maanta gudaha u galay Godka Aleelo-Yar ee Miiraale, halk
+9
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Maamulka Puntland ayaa maanta gudaha u galay Godka Aleelo-Yar ee Miiraale, halkaas oo habeen hore ay duqeeyeen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya. Ciidamada ayaa halkaasi ku arkay maydadka dagaalyahannada Daacish oo burburka hoostiisa ku jira, waxayna gacanta ku dhigeen hub kala duwan, drones loo adeegsado qaraxyada, baasabooro ajaanib ah, iyo kaarar bangiyo caalami ah. Hawlgalka ka socda buuraleyda Calmiskaad ee lagu ciribtirayo Daacish ayaa haatan maraya wejigiisii saddexaad. Deegaanka maanta la weeraray, Togga Miiraale, ayaa ah goob ay firxadka Daacish ku dhuumaaleysanayeen. Ciidamada Maamulka Puntland ayaa sii wada baacsiga kooxaha argagixisada ah.

SNA RADIO
18 551
+5
Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa guul ka gaaray howlgallo ka dhan ah kooxda Daacish, gaar ahaan xubno ka shaqeynayay dhigidda miinooyinka waddooyinka. Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Guryosamo oo hoostaga Buqo, halkaas oo ciidamada Puntland ay ku dileen 4 ka mid ah maleeshiyaadka Daacish. Sida ay saraakiisha ciidamadda sheegeen, xubnahaan la dilay ayaa ku howlanaa falal argagixiso, waxaana laga furtay hub iyo agab kale oo ay adeegsanayeen. Sidoo kale, ciidamada Puntland ayaa burburiyay xarun weyn oo kooxdu ku diyaarin jirtay miinooyinka qarxa. Taliska ciidamada Puntland ayaa sheegay in howlgalkaan uu qeyb ka yahay dadaallada ay ku ciribtirayaan kooxaha argagixisada.

SNA RADIO
18 551
photo content
+4

SNA RADIO
18 551
Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka amniga degmada Berdaale ka fuliyeen deegaanka Kooney ayaa lagu dilay Macalin Qaddiid, oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, islamarkaana madax ka ahaa ururinta waxa ay ugu yeeraan Sakaawaadka oo ah lagacaha baada ah ee ay ka qaadaan shacabka ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Berdaale ee gobolka Baay. Sida ay saraakiisha ammaanka sheegeen, howlgalka ayaa yimid kadib markii la helay xog sirdoon oo ku saabsan halka uu ku sugnaa Macalin Qaddiid iyo xubno kale oo la socday. Ciidamada ayaa si taxaddar leh u weeraray goobta, iyagoo halkaas ku dilay horjoogahan, halka xubnihii kale ay qaarkood baxsadeen.

SNA RADIO
18 551
UPDATE: Ciidamada Amniga Baardheere ayaa toogtay dhagarqabe rabay inuu dil geysto, labo qof oo shacab ah ayaa dhaaawac ka so
+1
UPDATE: Ciidamada Amniga Baardheere ayaa toogtay dhagarqabe rabay inuu dil geysto, labo qof oo shacab ah ayaa dhaaawac ka so gaaray isaraaseynta dhacday. Ciidamada ayaa ka furtay bistoolad uu ku fulin rabay falka.