ar
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

الذهاب إلى القناة على Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SNA RADIO

تُعد قناة SNA RADIO (@codkacqs) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 18 551 مشتركاً، محتلاً المرتبة 12 159 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 467 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 18 551 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 28 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -480، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -18، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 9.95‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 1 846 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 24.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 29 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

18 551
المشتركون
-1824 ساعات
-1177 أيام
-48030 أيام
أرشيف المشاركات
SNA RADIO
18 544
Tabar iyo tayo midna mahayaan khawarita Kooxadaan naflacariga ee gaadmada ku qarabata Janadii oo laga cararaayo 😂😂

SNA RADIO
18 544
photo content
+3

SNA RADIO
18 544
#Sawirro Qeybta 2aad ee Meydadka maleeshiyaadka argagixisada ah ee Daacish oo ay ku dileen ciidamada geesiyaasha ah ee Puntla
+9
#Sawirro Qeybta 2aad ee Meydadka maleeshiyaadka argagixisada ah ee Daacish oo ay ku dileen ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland, dagaalka ka socda Togga Jaceel ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari.

SNA RADIO
18 544
Ciidanku waxay xoog ugala wareegeen Argagixisada Daacish dhammaan deegaanadii shalay iyo maanta lagu dagaalamay oo ka tirsan
+8
Ciidanku waxay xoog ugala wareegeen Argagixisada Daacish dhammaan deegaanadii shalay iyo maanta lagu dagaalamay oo ka tirsan Tog Jaceel - Calmiskaad. Waxay gacanta ku dhigeen hub, dukumentiyo iyo agabkale .

SNA RADIO
18 544
photo content
+1

SNA RADIO
18 544
photo content
+9

SNA RADIO
18 544
Hordhac : Qaar ka mid ah Sawirada Maydadka Argagixisada Daacish ee ay Ciidanku ku dileen Tog Jaceel, waxaa soo wadnaa kuwo ka badan 20 kale oo iyana Camera lagu sawiray .

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
#CALAMISKAAD| Duqaymo cir iyo dhul ah ayaa Caawa ku socda Aragagixisadda Daacish ee ku dhuumalaysnaya buurah Calamiskaad.

SNA RADIO
18 544
Deg deg:- Duqeymo cirka ah ayaa dhufeysada khawaarijta ee u dhaw Buurihii maanta lagu laayay ay u carareen kasocda, waxaana l
Deg deg:- Duqeymo cirka ah ayaa dhufeysada khawaarijta ee u dhaw Buurihii maanta lagu laayay ay u carareen kasocda, waxaana la burburinayaa qalcado ay ku dhuumanayaan Cadawga Argagixiso. Waxaa la maqlayaa oo la arkayaa Qaraxa jamalada iyo uurada ka kacaya Buuraha lagu garaacayo gantaalada buuraha iyo godadka lagu qarxiyo. Waala naarayaa caawaa cadawga Islaamka.

SNA RADIO
18 544

SNA RADIO
18 544
Ciidanka howlgalk ciribtirka argagixisada Daacish ee Puntland ayaa ku guulaystay inay kasaaraan deegaanka Dharinee Togjaceel, kooxaha Daacish

SNA RADIO
18 544
DEG DEG: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta in ka badan 20 Ajaaniib ah ku dilay Buuraleyda Calmiskaat, kuwaas oo sawiradoo
+9
DEG DEG: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta in ka badan 20 Ajaaniib ah ku dilay Buuraleyda Calmiskaat, kuwaas oo sawiradooda lasoo bandhigay. Kooxdan Argagixiso ayaa jid kasta maanta u qaaday, wado kastana u galay sidii ay ciidanka difaaca Puntland uga joojin lahaayeen Togga Jeceel, balse waa laga hortagay isku dayadoodii bahalnimo, iyadoo meydadkooda ay waran yihiin aagagii dagaalka.

SNA RADIO
18 544
photo content

SNA RADIO
18 544
DEG DEG: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta in ka badan 20 Ajaaniib ah ku dilay Buuraleyda Calmiskaat, kuwaas oo sawiradooda lasoo bandhigay. Kooxdan Argagixiso ayaa jid kasta maanta u qaaday, wado kastana u galay sidii ay ciidanka difaaca Puntland uga joojin lahaayeen Togga Jeceel, balse waa laga hortagay isku dayadoodii bahalnimo, iyadoo meydadkooda ay waran yihiin aagagii dagaalka.

SNA RADIO
18 544
Iibsashada Hantidii Qaranka Iyo la macaamilka khawaarijta - Garmaqalka maanta. Maxkamadda Ciidamada المحكمة للقوات المسلحة

SNA RADIO
18 544
Ciidamada amaanka ayaa toogtay Laba dhagar qabe oo ka tirsan khawaarijta, kuwaasi oo doonayay iney Dil ka geystaan deegaanka
Ciidamada amaanka ayaa toogtay Laba dhagar qabe oo ka tirsan khawaarijta, kuwaasi oo doonayay iney Dil ka geystaan deegaanka Ciise Cabdi ee Degmada Dayniile. Ragaan oo ku hubeysnaa biskoolado ayaa isku dayay waxyeeleynta asgeri ku jiray howlmaalmedkiisa waxa ayna ciidanku toogteen labadii dhagar qabe ee ka tirsanaa khawaarijta. Ciidanka ayaa Soo bandhigay meydka labadii Xubnood ee ka tirsanaa khawaarijta Iyo biskoolado biljim ah oo ay ku hubeysnaayeen

SNA RADIO
18 544
photo content
+3

SNA RADIO
18 544
CXDS Gaar ahaan guutada 9-aad Qeybta 60-aad ayaa saaka aroortii hore ku jarmaaday deegaano dhaca beriga magaalada Xuddur howlgalkan oo lagu bacsanayo khawaarijta waxay ciidanku ay gaareen, wargoloole, hooyaley ilaa abagbeeday oo qiyaas 20km Ujirta Magaalada Xuddur.

SNA RADIO
18 544
photo content