ar
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

الذهاب إلى القناة على Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SNA RADIO

تُعد قناة SNA RADIO (@codkacqs) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 18 539 مشتركاً، محتلاً المرتبة 12 159 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 467 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 18 539 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 28 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -480، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -18، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 9.95‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 1 846 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 24.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 29 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

18 539
المشتركون
-1824 ساعات
-1177 أيام
-48030 أيام
أرشيف المشاركات
SNA RADIO
18 539
Deg-deg:- Horjooge Goobe oo khawaarijta u qaabilsana miinooyinka iyo maleeshiyaad kale oo Khawaarij ah ayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland Ku dileen howlgal ka dhacay waqooyiga gobolka Jubbada hoose.

SNA RADIO
18 539
photo content
+6

SNA RADIO
18 539
Dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ayaa ku geeriyooday duleedka degaanka Majabto ee goblka Shabeeladda hoose halkaasi oo ay doonayeen inay Miinoo ugu aasaan Shacabka isticmaala wadadaasi oo muhiim u ah isusocodka Gaadiidka iyo Dadka gobolkaasi. Taliyaha Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Faarax Xirsi Cabdulle ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Labo dhagarqabe iyo mooto nooca Fekonta ah oo miino aasayay ay ku geeriyoodeen duleedka degaanka Majabto ee gobolka Shabeeladda hoose.

SNA RADIO
18 539
photo content
+1

SNA RADIO
18 539
photo content
+3

SNA RADIO
18 539
Dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ayaa ku geeriyooday duleedka degaanka Majabto ee goblka Shabeeladda hoose halkaasi oo ay doonayeen inay Miinoo ugu aasaan Shacabka isticmaala wadadaasi oo muhiim u ah isusocodka Gaadiidka iyo Dadka gobolkaasi. Taliyaha Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Faarax Xirsi Cabdulle ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Labo dhagarqabe iyo mootada nooca Fekonta oo miino aasayay ay ku geeriyoodeen duleedka degaanka Majabto ee gobolka Shabeeladda hoose.

SNA RADIO
18 539
photo content
+8

SNA RADIO
18 539
Ciidanka Xooga dalka ayaa Maantay gudaha u galay fariisimihii kooxaha argagixisada ah ay ku lahaayeen deegaanada Cali-heele iyo Cali Yabaal ee kuwaas oo hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Ururka 242-aad guutada 24-aad qeybta 21-aad ee CXDS ayaana howlgalkaasi sameyey waxaana hogaaminayey Taliyaha ururka dhame Cabdi Daahir Xirsi (Cabdi Farey) Saraakiisha CXDS ayaa SNA Radio u xaqiijiyey in ciidamadu ay gudaha u galeen fariisimihii cadowga isla markaana ay wali howlgalo wadaan

SNA RADIO
18 539
photo content
+9

SNA RADIO
18 539
Ciidanka XDS oo Jab xoogan Khawaarijta ku gaarsiiyay Aaga degaanada Cali-yabaal iyo Girileey ee gobolka Gal-guduud.

SNA RADIO
18 539

SNA RADIO
18 539
photo content
+2

SNA RADIO
18 539
Waxaa sii kordhaya qasaaraha maleeshiyaadka Khawaarijta lagu gaarsiiyay degaanka Raas-qaboow ee gobolka Shabeeladda dhexe halkaasi oo ay isku dayeen inay weerar saldhiga ciidanka Xoogga Dalka ee degaankaasi. Geesiyaasha Xoogga Dalka ayaa cashar Khawaarijta waxaana laga halkaasi looga dilay 25 dhaqarqabe sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ururka 251-aad Guutada 25-aad Cumar Binu-Khadaab XDS Maxamed Xasan Abuukar (Dhala-dheere) Dhala-dheere ayaa intaasi kudaray in Ciidanka XDS ay sii baacsadeen maleeshiyaadki Firxadka ahaa ee Khawaarijta

SNA RADIO
18 539
photo content
+2

SNA RADIO
18 539
#DEGDEG :Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutadda 77-aad ayaa bariga gobolka Galguduud kasameeyay howlgalo ay kaga hortagayaan dhagarta Khawaarijta. Ciidanka ayaa howlgalka kasameeyay degaanka ciida kuusnayd, Cali-heele, sidoo kale waxeey howlgal miino baaris ah kasameeyeen wadooyinka degaanada Masaga-waa, Maraay-suuleey, Waniile iyadoona ay ku guuleysteen inay fashiliyaan Miinooyin Khawaarijta wadooyinka ku aaseen. Taliyaha howlgelinta Ururka 81-aad ee Guutadda 77 XDS L/X/le Caamir Abuukar Cali Hiraabe XDS ayaa warbaahinta Ciidamadda u sheegay inay khawaarijta tiro Lo, ah qaraxyo ku laayeen.

SNA RADIO
18 539
photo content
+4

SNA RADIO
18 539
Ciidanka XDS iyo kuwa Degaanka ayaa maanta gubay Booyad Biyaha u dhaaminjirtay Khawaarijta kadib howlgal ay kasameeyeen degaanla Cali-Heelo ee degmada Galcad gobolka Galguduud waxaana Howlgalkaan Hogaaminaayay Cabdi Maxamuud geedi oo ka tirsan Ciidanka XDS gaar ahaan ururka 85aad ee Guutada 77.

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
Doowo Sidii Saaka Lagu Cibaadaystay Kooxdii Gabaadka ka dhiganaysay Degaanka Qaydar Cade ee Gobolka Bakool

SNA RADIO
18 539