SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 539 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 539 名订阅者。
根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 539
订阅者
-1824 小时
-1177 天
-48030 天
帖子存档
18 539
Deg-deg:-
Horjooge Goobe oo khawaarijta u qaabilsana miinooyinka iyo maleeshiyaad kale oo Khawaarij ah ayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland Ku dileen howlgal ka dhacay waqooyiga gobolka Jubbada hoose.
18 539
Dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ayaa ku geeriyooday duleedka degaanka Majabto ee goblka Shabeeladda hoose halkaasi oo ay doonayeen inay Miinoo ugu aasaan Shacabka isticmaala wadadaasi oo muhiim u ah isusocodka Gaadiidka iyo Dadka gobolkaasi.
Taliyaha Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Faarax Xirsi Cabdulle ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Labo dhagarqabe iyo mooto nooca Fekonta ah oo miino aasayay ay ku geeriyoodeen duleedka degaanka Majabto ee gobolka Shabeeladda hoose.
18 539
Dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ayaa ku geeriyooday duleedka degaanka Majabto ee goblka Shabeeladda hoose halkaasi oo ay doonayeen inay Miinoo ugu aasaan Shacabka isticmaala wadadaasi oo muhiim u ah isusocodka Gaadiidka iyo Dadka gobolkaasi.
Taliyaha Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Faarax Xirsi Cabdulle ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Labo dhagarqabe iyo mootada nooca Fekonta oo miino aasayay ay ku geeriyoodeen duleedka degaanka Majabto ee gobolka Shabeeladda hoose.
18 539
Ciidanka Xooga dalka ayaa Maantay gudaha u galay fariisimihii kooxaha argagixisada ah ay ku lahaayeen deegaanada Cali-heele iyo Cali Yabaal ee kuwaas oo hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud
Ururka 242-aad guutada 24-aad qeybta 21-aad ee CXDS ayaana howlgalkaasi sameyey waxaana hogaaminayey Taliyaha ururka dhame Cabdi Daahir Xirsi (Cabdi Farey)
Saraakiisha CXDS ayaa SNA Radio u xaqiijiyey in ciidamadu ay gudaha u galeen fariisimihii cadowga isla markaana ay wali howlgalo wadaan
18 539
Ciidanka XDS oo Jab xoogan Khawaarijta ku gaarsiiyay Aaga degaanada Cali-yabaal iyo Girileey ee gobolka Gal-guduud.
18 539
Waxaa sii kordhaya qasaaraha maleeshiyaadka Khawaarijta lagu gaarsiiyay degaanka Raas-qaboow ee gobolka Shabeeladda dhexe halkaasi oo ay isku dayeen inay weerar saldhiga ciidanka Xoogga Dalka ee degaankaasi.
Geesiyaasha Xoogga Dalka ayaa cashar Khawaarijta waxaana laga halkaasi looga dilay 25 dhaqarqabe sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ururka 251-aad Guutada 25-aad Cumar Binu-Khadaab XDS Maxamed Xasan Abuukar (Dhala-dheere)
Dhala-dheere ayaa intaasi kudaray in Ciidanka XDS ay sii baacsadeen maleeshiyaadki Firxadka ahaa ee Khawaarijta
18 539
#DEGDEG :Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutadda 77-aad ayaa bariga gobolka Galguduud kasameeyay howlgalo ay kaga hortagayaan dhagarta Khawaarijta.
Ciidanka ayaa howlgalka kasameeyay degaanka ciida kuusnayd, Cali-heele, sidoo kale waxeey howlgal miino baaris ah kasameeyeen wadooyinka degaanada Masaga-waa, Maraay-suuleey, Waniile iyadoona ay ku guuleysteen inay fashiliyaan Miinooyin Khawaarijta wadooyinka ku aaseen.
Taliyaha howlgelinta Ururka 81-aad ee Guutadda 77 XDS L/X/le Caamir Abuukar Cali Hiraabe XDS ayaa warbaahinta Ciidamadda u sheegay inay khawaarijta tiro Lo, ah qaraxyo ku laayeen.
18 539
Ciidanka XDS iyo kuwa Degaanka ayaa maanta gubay Booyad Biyaha u dhaaminjirtay Khawaarijta kadib howlgal ay kasameeyeen degaanla Cali-Heelo ee degmada Galcad gobolka Galguduud
waxaana Howlgalkaan Hogaaminaayay Cabdi Maxamuud geedi oo ka tirsan Ciidanka XDS gaar ahaan ururka 85aad ee Guutada 77.
18 539
Doowo Sidii Saaka Lagu Cibaadaystay Kooxdii Gabaadka ka dhiganaysay Degaanka Qaydar Cade ee Gobolka Bakool
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
